Ax Waan ka Damqaday HOOYADAY Ayeeyodeed Oo Cali Gari ahayd kaligeed baa ka baxday reerkooda Sayidka xasuuqay. 😭😭
@nuraaskar2146
3 ай бұрын
❤❤️💚👍👍🌷
@habibahussein-eb7ss
3 ай бұрын
Salam sare wariye
@abdicash8787
3 ай бұрын
We don't need them,
@ahmedismail4735
3 ай бұрын
Reer Wadaniyow Xirsi u malaynmaayo inuu Idin soo saarayo doorashada ee lambarkiina xejista.
@sidrasirad9475
3 ай бұрын
sda mantaa oo klae noqdeen darawiish berigi danbe
@ifrahcumar4352
3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@princehigh-flierp8965
3 ай бұрын
👏👏👏👏👏👏👏
@Sirad47
3 ай бұрын
Dulmi meesha uu galo waa lagu gumaadmaawaa guri ba iyo hoog.
@alijeer8961
3 ай бұрын
Dhulbahantoow ninkaas miyeydaan lahayn rag meel la jooga ubaxle hala googooyo
@NOREDIN666
3 ай бұрын
Ma taarikhda in lasoo Fadho ayaa la isku diliyaa 😂?
@Ibnunuur-c3l
3 ай бұрын
DHULBAHANTE WUU TASHDAY WAA SSC KHATUMO DANTIINA KA HADLAA
@NOREDIN666
3 ай бұрын
DHULBAHANTE. Weligina ma tashan .. tasahana maayo ee sida Nin reerkasi sheegay nacayb iidoor uunba isu keenay. Khaatumo waa Suu ul khaatumo.
@mohamedhuasein3712
3 ай бұрын
😂😂😢😮😅😅😅😊😊😊
@SahraHassan-r2c
3 ай бұрын
Laa.illaha illallaah nimanki waay fashilmeen kaftanku ka xidhaan tariikh beena baay matadi ku barakiciyeen kkkkkkkkkkk laa xawlaa
@mohamedhuasein3712
3 ай бұрын
😂😢😢😮😮😮😅😊😊😊
@AbdilahiGurey
3 ай бұрын
Inaader maxaad u daba socotaa dadkani inama rabaane inagadaa oo ka hadal barmaids ka hadleye danteena
@zamzam-xl3qj
3 ай бұрын
Waa laga hadlaya Daa Ga cabudhin waa in la ogaada Runta Beentana laga daayaa taariikhda casharna laga bartaa😢
@zamzam-xl3qj
3 ай бұрын
Ayeeyaday labaad taariikhdeeda Anoo Yar baan aqaanay in sayidku laayay REERKOODII OO DHAN CALI GARI REER SUUBAAN BAY AHAYD😢😢😢WAAN KA XUMAADAY XASUUSQII DARAAWIISH U GAYSATAY
@HodanAmin-wp7gs
3 ай бұрын
Wcs ha daalin eedo dagal baan kujir naa
@سلامأدم-س9م
3 ай бұрын
Cabdiraxman waan ku teetering jiray siweyn lakiin waxaad ka baxday dhexdhexaadkii waxaad ukala hiilisaa xirsi iyo kahin anigu waxaan ahay garxajis way ii simanyiin lakiin waxaan jeclahay in aad xaqsor noqoto waa mahadsan tahay
@engbashirali9592
3 ай бұрын
Ma laba qof ee la is agdhigaba xirsi iyo mohamed kaahin
@mohamedalimohamed5828
3 ай бұрын
Futo xun fasal bottan mia ka samreen nimanku fulaysana
@ubaxlemedia
3 ай бұрын
Marka hore ayaaba khalad ah in aad tartansiiso Mujaahid Maxamed Kaahin iyo Xirsi oo saacadan u shaqaynaya huwanta Somaliland ku cadowga ah. Xor ayaan u ahay cida aan taageerayo sida aad Xirsi u xanbaarsan tahay ayaan Kaahin u xanbarsanahay
@NOREDIN666
3 ай бұрын
@@mohamedalimohamed5828futo xume futo uraaye. Faysal intuu kaa dilay & intuu kaa wasay dumar ba waa qabaa. Libaax aad daawato inu yahay oo aanad sii Deyn karin. Ma shaki ba ku jira? Ee JABKII 1921 kii & kii 1991kii mid ka xun oo tarikhda gala U diyaar-garoow. Ciida & damashadka ISAAQ sii daawo.
@NOREDIN666
3 ай бұрын
😂😂 marka loo khajilaa dadka . 😂 MAXAMED KAAHIN iska Nac sxb ileyn HY tahay LKN ma Simi lahayd haday ku yimadan.. Ana HJ ahay. C/rahman TUUR & CIRO waxa fiican CIRO. ha ka xanaaqin 😂
Пікірлер: 39