Fasil wa madxwana runa bugur waya aa durta somaliland qabilad nacsaka eska elalya❤❤❤❤❤
@user-ib3ou7se8c
17 күн бұрын
Xibi aan kulmiye aheyn hadi kalena ucid no one ah
@ahmedfarah5928
17 күн бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
@kaltunawdaahirgaax2116
17 күн бұрын
Guuul
@nafisaabdishideh1752
17 күн бұрын
Saalaxy siek dhaghtarka dag
@abdillahisalah5872
17 күн бұрын
SlanD Jiritaan AY siI jirto HAloo CODEEYO UCID
@SiciidAhmed-wi3ux
17 күн бұрын
Waankusalaamayaa.ubaxle.miidhiya
@mahadahmed5252
17 күн бұрын
Faysal wuxuu xisbiga la kufay markuu Jamaal ka kireeyay ee uu hadana dafiray. Hadii uu maalintaa Jamaal riwaayada ka deyn lahaa maantaba dalkuu xukumi lahaa. Fursadu waa mar mar labaad Maya!!!
@MawliidIimaan-xz8nz
17 күн бұрын
Faysal waa muwadin xslala waa ninka kaliyee dalkiisa iyo dadkiisa udacada kala qaybin iyo qabiil neceb midnimafa dadkiisa somaliland ka shaqeeya kadacada diifaca dalkiisa halka hore kagala weeye waa ninka kaliyee cadawga somaliland sii kuluul ugujawaba weeye talabad dorashada marka laga heelo waa ninka kaliyee isagon kumashinku shaciin isagu ida sheege yidhada wala iga heelay weye maanta odhanmayee isàgalee madaxwaynah muuse badali doona waa isaga hadanu nahay reer gabilay faysalbanu uhiilin doona wanu heelaya isha allahu guul iyo gobanimo ku waar faysal halagarab istagoi bulshooy waa faysal geesiga qaranku
@abdullahiomarali5241
17 күн бұрын
SANAKAN WAA FAYSAL SI KUWA QAWAN EE YADHI WAA MARKAYGII FAYSAL LOO DOORYO FAYSAL SIYASADIISA KAMA FOG TA KULMIYE EE DIFAACA QARANKA WAA IN UCID LOO WADA CODEEYA KULMIYE WAA SHAQEEYEY HA NASO OO MUUSE HA NASTO
@Dekadjama-jc1dn
14 күн бұрын
So odigii kulmiye ahaa
@abdirahimabdikhalak3592
17 күн бұрын
Xukumada SOMALILAND garanka ee xisbiga kulmiye ayan Doronayan. Xisbiga labada ucid ay nogonaya
@kalshaalenews2427
17 күн бұрын
War Annagu Yaabnaye Ma Yaabteen?
@Reallander1991
17 күн бұрын
Heego waji maleh 😂😂😂 bal maxay odhan marka 80% uu ku guulaysto Wadanni? 😂😂
@jamalskp7280
17 күн бұрын
Laba cod kkkkk
@abdiaziizahmed7827
17 күн бұрын
QOFKA HABARJECLO EE CADOWGA NECEB EE RASAASTA BURCO KA DAABULAYA IYAGA OO DAAROOD U HIILINAYA CODKIISA SIINAYAA MA QOF WAALAN BAA MA DHICI DOONTO IN UU CIRO MADAXWEYNE KA NOQDO QARANKA SOMALILAND WAAYO WAA CADOW NECEB ASALKA AYNU KA SOO JEEDNO HABARYOONIS BAL XOOG SOMALILAND HAKU QABSATO WALAAHI BURCO LEYSUMA GALO XAGEE CODKU JOOGAA
@jamalskp7280
17 күн бұрын
Ucid xaqbuu u leeyahay
@abdillahisalah5872
17 күн бұрын
Hadanay reer somaliland ucid dooran way ka qomamoon donaan
Пікірлер: 33