Ilaaheey haku barakeeyo sh Cumar جنود إبليس Ilaahey umada haka qabto sh cumar aad baan kugu hambalyeyna kuwa shubahaadka umada ku haaya sida aad runta ugu sheegsid halkaas kasii wad ilaahow musiibo hanooga rid diinta aamiin
@safiaissa5917
18 күн бұрын
Kuwan hadaan allaah hanoon lamaagin. Allaah umda ha ka qabto.
@abdallahassan4127
3 ай бұрын
carabka alaha gooyo aamiin
@user-bf2qi9ty7r
3 ай бұрын
Scw
@xashicali9633
3 ай бұрын
rasulka scw aya waxalagawariya in u iman dono saman masiboyin wata ilaa qofku uu isku bad badalo siday habeenka iyo malintu isku bad badalan subxaanalah alaha nabixiyo😢😢😢
فكل زنديق أو الملحد يأتي بآية أو حديث وهذا عجيب سبحان الله سبحانه وتعالى والقرآن والسنة يرد عليه وهو لا يشعر بذلك لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@cabdisalancabdullahi1975
20 күн бұрын
Shayaadiin ku wan diinta wey kata geen
@MohamedAli-dk5cx
3 ай бұрын
Waa nasiib daro ninkan wata magac muslim hadane gaal geyso waaweyn. Gaal waxaan arki jiray diinta Islaam amaan siiya kuna mashquulin laakin baryahan mujrimiin/ murtadiin banaanka la imaatay gaalnimo cad ayaa soo bateen
@AbdiOmar-gw6dp
19 күн бұрын
Kuwaan waa tacbaanin gaala iyo Cawaan profasoradoodi waaweyna ayaa jid cad lagu diray marka yaan fak faktooda wax loo arkin
Пікірлер: 11