Tabantabo gacalban rabaye tolow subscribe haleysaro reer muna
@mobaraksaad4321
3 жыл бұрын
Wllhi sabaax waa gabadh caqli badan , maaha in nolosha media-ha iyo nolosha real life-ka la isku khaldo . Noloshaada wax yaabaha qaarna waa in ay media yha yaalaan waxyaabaha qaarna private ahaadaan . ❤ Inta ku raacsan SABAAX iney saxsan tahey like ha saaraan 🖒
Wiilkii la wayay Reer muqdisho ayaa soo muuqday HARGAYSA cidi kaama xigto
@khalidismail3992
3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍
@khadraciise2044
3 жыл бұрын
Reer muqdisho ma ahan mustafe jakuu waa reer baydhabo janaay
@drgabriel4216
3 жыл бұрын
12:17 kulahayd ma suaalaha vartu igagaso noqonayso ayad i waydiinaysaa... hadanu reer togdheer nahay wanu ku tageersanahay sabaax sis
@ikraanitazaed7741
3 жыл бұрын
Keep going Xppti muna dadku Ma fahmay sida aad barnamijkan usamaysay hada anigu waxa ufahn sanhy azxabay in muna mar hore hawshan samaysay markna aanay soo dayn jirin ee waxan hada lma samayn inta sida u aragta like dhac ku siya
@aloneque3n406
3 жыл бұрын
Wxn wa wxy diyrsty hno hdy xpdey smyso so gliso kwa kle aya ku fhmaya mrkaas qf wlpa wey ku smysay mrky wx bdn ku smysy aye nso deysay ViVa wlshy mcn muna✨😍😍😍
@hamsemohamed1880
3 жыл бұрын
Sabah dhigeedaa A inay reer burco tahay Ayaan grty 😂😂😂😂😂
@nimcokaafiya9786
3 жыл бұрын
Wle rer burco hadalka jilicsanta kama helan
@hamsemohamed1880
3 жыл бұрын
@@nimcokaafiya9786 walee waa runta
@somaliyameni202
3 жыл бұрын
Inta marki hore dawatay hadana ku ceshnyso like isaar
@ibroofficial38
3 жыл бұрын
muna wll youtube ku ma ogala emojy ga aad qoralka soo raacinaysid ee iskadaa ciladoayaa kaaga iman kara
Wllhi wan zii qozley intanan dawan 😂😂😂😂😂😂 yes cawa wllhi waa ifarxad mar haddi sapaax lasooqaptey 😂😂😂
@khadraciise2044
3 жыл бұрын
Mustafe Jakuu Wa iska Jclhy illhy Amarkiiz Muno Faysal maa ku qabsatid Wiilka yar waa quruxlow yare😂😂😂kaftan
@aminadaahir5143
3 жыл бұрын
Kkkkkkkk ani willka ayaa iga gadan wlhi happy weeyaan
@khadraciise2044
3 жыл бұрын
Wlhi gabadha yar Ee xanaqa badan Waa fariid Gob iyo nasab ah Sababto ah Mustafe jakuu aad ayay u ixtiraamaysaa isago ka shactiraysanaya ayay hadana isdhafineysaa sababtuna waxay tahay hadii mustafe ahan lahaa wiil Meezha u dhashay way Caayi lahayd balse Wxay ogtahay mustafe in anu u dhalan Somaliland ee uu reer Baydhabo yahay aad ayay u ixtiraamaysaa wlhy Masha Allah aad ayay iso jiidatay Arintaasi reer Somaliland Waa Dad Gob ah oo Dun wanagsan qof ka an u dhalan Somaliland aad ayay u ixtiraman Mana Dareensiiyan qofka in uu yahay qof Deegankiisii aan Joogin Walee reer Somalilandow waa Dad Goba one love wlhi❤️❤️❤️🙏
@sagalmuse2861
3 жыл бұрын
xanaaqa sabaax daganaan iyo qosol iyo ixtiraam ay ku hayso baa ku jira
Hhhhhh shaukuu ma aha ee waa mustafe jakuu reer Hargeysa waa Dad gob ah wllkood cml ayay ula dhaqmayaan ma dareensiiyan in uu meel kle ka yimi Nasab dheh walee reer Somaliland waa Dad Gob ah la isku raac Puntland na reer baydhabo sida lola dhaqmo Ee loogu bahdilo illhy ba og maalinkasta ilmo yar yar oo waxba galabsan oo Caseeye ah ba xabad lagu dhuftaa micno daro eelaydii ku dhashay was inta la dhoho Dadku kala Gobsan
@hassandaahir4858
3 жыл бұрын
Muna faysal waan ku wataa gar iyo gardaroba geeridu haku I loowdo siz 😘
@marwaibrahim8484
3 жыл бұрын
hablah reer burco geesin maha huuno ee kalexda Wale waa farit faridi dashi 🇮🇹😍😍😍😍😍😍😍 Sabax gulll
@apdiaziizkhader5753
3 жыл бұрын
Sabaax waa wx grad su'aal0 laga jawaab0 maaha😹😹😹
@xamsecismaan4843
3 жыл бұрын
Waan ka Imi Gaadhaan soo Raacay Dee ma wiish Baa ikeenay sabaax ciyaarta ka Daaya niyaw🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@keenadiidarab2503
3 жыл бұрын
Hhahahah wlhi munay xili danban dawanayoh sabax wn Oran Karah wlhi waa qof qlia o dhiig miranah nolow wll Sabah😅🥰🥰🥰
@susum9099
3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 ma ragga igu soo xisaabtamaya............. qosolka aduunka
Пікірлер: 572