Videogan culumada haloo sharegareeyo xilli loo baahana buu ku soo aaday😊
@mahadhassan2894
Ай бұрын
Waa mid aad u fiican arinkani waana mid waaciga TAABANAYA. Ad iyo ad ba ugu mahadsan thy
@caqli_kaabchannel2885
Ай бұрын
Ilaahow aadan ma sheegay💯
@user-ce7up7rz4m
Ай бұрын
Aadanow wll bal fikirkagu muxu yahay xanuunkan kancerka somalida malin walba qof lagu shegayo😢
@user-ny7hs7zc9g
Ай бұрын
Haa suaashan amba in badan baan is waydiiya jawaab in qancisana waan waayey ee walal kasoo hadal bal
@FariidoChannel-gj8ud
Ай бұрын
@@user-ny7hs7zc9gjawaabti ana kuu haya Dalkeena dawo dhacday iyo cunto dhacday ayaa la keena dawladeenuna ma baadho wxa suuqa soo galaya Caafimaadkuna halkaas ayu ku ba ay
@Abdirizak_Hakim
Ай бұрын
Nio anu waxan is iri somali da xanuunadan aan wagi hore ku dhici jirin ama ku badnayn geyiga somalida waxa hda tirobeelka ka dhigay waa cunooyinkan iyo waxyaalaha dibada inooga imaada sababo wax kasta oo mankaga kuso dhacaya wa la inoo so dhofiyaye
@user-pu9dm4zh9c
Ай бұрын
@@Abdirizak_Hakim aba fikirkaasan qabaa in cuntooyinka la soo dhoofinayo ee warshadysan iyo cuntooyinka hayaduhu bixiyaan kalin weyn ka qaaten soo badashada cudurkan cancerka
@Abdirizak_Hakim
Ай бұрын
@@user-pu9dm4zh9c ha wll xagaas weye tuhunka ugu badan soo warshada caanaha caruurtenu ay caban 100/90 caruur ta somali da ee Switzerland laga leeyahay soo taas malin hore sunta ay caanaha wadamada aduunka 3aad ladhaho u durto lagu qabtay
Meel Mudneyd ayaad taabatay 😊 Balse wixii qalbigaaga ku xasilayo oo wanaagsan qaado taas Ayaa Rabbi raali kaaga noqonayaa habeen iyo maalin mid walba Wa Ino kala cadahay😊
@suldaansiciid2001
Ай бұрын
Mahadsanid macalin
@WabaxMedia
19 күн бұрын
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤ Aadan Sahan Walaal Eebbe Hakaa Abaalmariyo
@BukhariMohamed-sf6uz
Ай бұрын
labo shayba waa iga dardaaran 1= culimadu bulshada hoos ha usoo eegaan si ay in badan ushaafiyaan 2= bulshaduna diintooda habartaan si ay waxbadan ufahmaan
Inagu shaafici bay nahay zxp kuwa kale waxba inagama galin warkooda
@Awraali
Ай бұрын
Masha allah alle ha ku barakeeyo wllo si fiican ayaad u dhigtay, lkn hadda waxaad moodaa in culimadu xooga saarayso madhabka shaaficiga uun waana sida loo baahanyahay mahadsanid ustaad
@ahmedabdirizak9031
Ай бұрын
Masha adaan yard ❤ Allah fahankaga haku siiyadiyo
@Yarennn2
Ай бұрын
Wll aadan sahan Allah ka dayo❤
@GaradAli-id2uf
Ай бұрын
Podcast 48 xeer mee nio❤ Soo dhigdee
@XamseAbdirahmaan
Ай бұрын
❤
@cabdifataahxaajixubi1674
Ай бұрын
M.a waan ku weynay wll inoosoo badi
@jimcaalecumar4650
Ай бұрын
m.a❤
@user-vp8vn5hj8v
Ай бұрын
😊
@user-cy9sw4bq4r
Ай бұрын
الله يبارك فيك ❤
@billeqabowsade6518
Ай бұрын
Wax culus ma jiraan Allah ayaana ma yiri ka bacso Allah inta AAD awoodo mida kale illaaheey aqoon la aan laguma caabudo qof kastana waxaa looga baahan yahay in uu Barto diintiisa culumaduna Waa dad sida aay ukala mudan yihiin dadku ayey u Kala mudan yihiin mid wax fahamsiya dadka iyo mid Kula dagaalaba qof aan wax aqoona waxaa u fiican in uu wanaaga iyo wixi la isku waafaqo uu qaato dintuna xujo la isku ooga maahan culumadeenuna iyo dadkeenuba Hada weey ka diin badan yihiin intii hore oo Beri hore waxaa jiray dumar sheekh dhalay ama la dhalatay ama uu QABO oo guntiino garaaran nasku dhinac muuqdo ama gabadha aan la guursan oo lagu garto Timo banaan balse Hada ma jiraan mida kale somaalidu sida eey u badan yihiin waxaa is gefay hadalkii iyo ficilkii muslinimaduna Waa in labadu israacaan dintuna waxa aay ka naqayay aqoon ee Kuma dhaqmaan aqoonta ama in aad wax ogaato wanaag iyo xumaan waxa fiican in aqoontu Ku bedesho oo AAD dhaqan u rogto xanta macsida xatooyada iyo wax kaloo badan Waan ognahay Waa xaaraan kamana leexano aqontaa ama ogaalkaa muxuu noo taray aan is weydiino wanaaga aan naqaan maku dhaqanaa Mase Waa ogaal aan wax natarin
@fuadhaji1132
Ай бұрын
War
@yusufahmed6190
Ай бұрын
Ustaad waxaan kugu jeclahay waxaa kamida inaad waxa aad salkiisa hoose gaadho waxa lagu moodaaba inaad tahay detective ama محقق😅
@mohazat5009
Ай бұрын
Fiqiga waa la isku khilaafi karaa lakin caqiidu la iskuma khilaafu
@user-jv6ip6fe8m
Ай бұрын
Caqiiqo waa maxay?
@user-zu3sh7xz1o
Ай бұрын
Alxmdlh walaal.aadan sahanaw aniga ooba cilmi ulahayn fiqiga hadana aaad iyo aad baan ufahansahay in fiqigu uulafalgalo waayaha dad badan oodhalinyarana waanu iskuqaadanweyney ilaa heer ayba ii arkaan aniga naag khalkhalsan markaan dhaho maanta mxaa looga baahanyhy inay gabadhu maxram uu la socodo ileen wakhtiyadii hore habluhu gurigooda kamey bixijrin teedkle safarku uma fududeyn oo damaanad bad qab lama hubin markaasey kuleeyihin waayihi cumar'cusmaan' cumar ibnulcabdicasiis mxaa kanabad galyo badnaa ooka cadaalad badna hada gabadha diyaarad kuduusha waa suuro in hotelka laga dhaxqafaasho lakubsado ama madaarka sharaabka waxloogu daro dee wxaan dhahay mushkiladaas maaha mid dumarka bas ku kooban ragaba waalakubsadaa dunidan maanta markaa waa isfahmiyaynaa ilaa heer
Aadan si in aan kula hadlo aa rabaa intee aan kaa soo qabtaa ? Inaad isoo jawabto waa ii muhiim
@ayaansiciid765
Ай бұрын
Markaa Araarta muuqaalkaagan ma waxa weeye culimadu masalada la isku khilaafsanyay inaanay sheegin? Mise waxa weeye Culimadu Qofka masalo la isku haya Waydiiya ha u faahfaahiyo micnaha iyo sababta Khilaafka si uu qofku isagoo wereersan uga tagin? Ta hore ujeedkaagu haday tahay kuguma raacsani Faa'idada laga helayana adaa noo sheegi ta 2aad hadaytahay wn kugu raacsanay
@abdifatahosman2636
Ай бұрын
Waa waxa dadka diinta ka fogeynaa
@ayaansiciid765
Ай бұрын
Waxba kama fogaynayaan Hadii dadku diintooda bartaan, options aad haysato uun weeye khilaafku Ee wax kale maaha
Sxb aad bad umahadsantahay waa fikir aan qabo aniga.
@barcademedia
Ай бұрын
Dadra aadanaw haysku qaadin ma dadka culimadaa misa kuwa sheegta
@Dowlo_-2k
Ай бұрын
Hadii aan laga hadlin al shabab dhaamaantood waa argagixiso
@zubeyr_abdi
Ай бұрын
Fadlan muuqalka asoo koo kooban TikTok hala geeyo dhalinta wey u baahan yihin muuqalka KZitem ma joogaan
@updyzalanizmail3435
Ай бұрын
waxay ila tahay sawirada aad adeegsanayso inaad ka fiirsato kolay garatay waxaan u jeedee
@mukhtarahmed1776
Ай бұрын
Waxa ay waajibka tahay in laraaco waa daliilka ee mad-habka maaha
@user-sg3ei3sb4z
Ай бұрын
Barteeda ayaad dhigtay 80%
@sakariyehassan8741
Ай бұрын
Adaa wax kale dhegaystay. Wadanka intaanu ognahy manhajka shaaficigaa lagu fatwoodaa. Halka kuu muqatay culumadu markay arday wax barayaan . Masaladuna haday daliil leedahy uma baahna manhaj in loo celiyo. Waa ta kle ha ilaawin qawka culumada al caami la manhaja. Ninka caamiga ah manhaj male.
Пікірлер: 59