SACIID TAARIIKH | TAKTAYEE MA CISHOON DHEH | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
EREYADA
ABWAN HAPPY UGAAS
LAXANAK
SACIID TAARIIKH
MUSIC
SAMIIR ZAAM
CAMERA+EDIT
SAALIM KASKEY
Vocal recording yacquub Virgilia
👉🏾Special thnks
)carwo for u
)Ra’iis my brother
)yaraanka
)Ahmedyu
)
EREYADA HEESTA
Tak tayee ma ciishoon dheh
Cisho qudha ma murugoon dheh
Ma caatoobin dabadaa dheh
Mana qabo caloolyoow dheh
Ma Cidloon Gadaashaa Dheh
Ma Cataabin Oowgaa Dheh
Oo Calool Jileec Daa Dheh
Farxadana La Ciir Ciir Dheh
Marwo ciil tirtuu Xushay dheh
Sowjad caafiduu Jantay dheh
Geenyo cugatay buu Bartay dheh
Gaari camalsan buu hellay dheh
Cindi loo gogluu dagay dheh
Qalbi loo culluu Dhisay dheh
Wabi Caashaq Buu Dhamay dheh
Jawi caadiyuuu gallay dheh
Негізгі бет SACIID TAARIIKH | TAKTAYEE MA CISHOON DHEH | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
Пікірлер: 391