Saciid taariikh one of my best heesahaada waxay isoo xasuusisayaan 2017/2018 markii magaalka noo shidnaa aniga iyo asxaabteyda dhulkii hooyo soomaaliya. Hada qurbaha ayey nolosha iga soo tuurtay
@user-kc2gb5zm4q
4 сағат бұрын
Hes way dhaftay 😢
@muadHussan
Күн бұрын
💨👀💨👀
@RahmaHoussein-r2p
2 күн бұрын
Mash allah habibi thank you habibi ❤❤❤❤❤❤❤habibi je taime toi ❤❤❤❤❤❤habibi AR I love you habibi
@m.b.bercaano4779
5 күн бұрын
Zxq heesta munad wacan mariin dhalaala youtubka waad ka sartay filayay dib ugu so celi taliyow
@AbdiRashiid-mg6fv
6 күн бұрын
❤
@farxiyagababa9871
7 күн бұрын
Ninkan caawa iigu horeysa caadi maaha cod macaana
@NuuxomerAadam
34 минут бұрын
"Adduun iyo waayihiis ninba waayo soo joog siciid ..caawa Muu dhalaN😂❤"
@farxiyagababa9871
7 күн бұрын
Ninkan cod qurxanaa
@CaliSaladCali-q3p
9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👏👏👏👏🎸🎸🎹🎹❤❤
@mymoonxarago934
10 күн бұрын
😢😢
@MunaAbdikadir-or6sy
10 күн бұрын
Bakaroow😢rajadaa noo wadaa rumee,jacylow
@amraneyyy
11 күн бұрын
illahow Cabdi casis calaf igu dar😢❤ igu duceya ❤❤
@somalistudio1853
12 күн бұрын
Qofki aan intan odhan lhaa ayan hestan satatuskisa kuso arky wan wyidyy deedna halkany iso tilmaantay 12:59 hpenimo ayan kligay dhegyzanayh Qofkiina intan kuma dhihi karo waayoh wankala dhamaanay wallooy dhankyga waxba ka dhamaan lkn dhankeeda tigidhkan ka sita --qof kastoo i raba wan diiday iyada uun baa ii muuqata mar wlpa ___Niyadayda rabboow nasiino sii 😢😢
@mohazsaed4418
12 күн бұрын
Muuq bila so dhig saciidow
@fatuhahmet6303
13 күн бұрын
🥺😰🫂♥️
@AbdisalaamHussein-l5q
14 күн бұрын
Heesahaan Cml Wllhi waa dareen taabad aadaban u dhageystaa
@FilmKoob
15 күн бұрын
Siciidoow wll heestada muuq bila soo dhig aad baa loo rabaaye
@NimushHusein
16 күн бұрын
Waan ku raadiye bal iiso ruclee Riyan kgu arkee Run run iigu imaaw Oo MacaaN rajada Noo wada rumee Waan kuu xiisay ilaa io xad markaan hurdayo aan sawirkaaga ku gamco Markaan soo kacana aan ku indha furto markaan jaamacada usucdo intaan gaariga saaranhy codadkga ayaad dhageestaa waan kuu xiisay oo waan kuu hiloobay waana ku jeclahy 💋❤️21/11/2023____11/7/2024
@DeeqoHassan-qj3vc
18 күн бұрын
Heestan😢
@Suniish-bq1wz
18 күн бұрын
My Self or wan kurdie
@madadaaloofficial5006
19 күн бұрын
08/July/2024(02:47) soo jeed iyo niyo jab nafsiyeeed😢
@bilanbilan7300
21 күн бұрын
7/7/2024
@mulkimohamed8593
21 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Hudahaybe
21 күн бұрын
Galab 4:53 pm, 6/7/2024,laascaanood ayaan heestan sariirtayda dusheeda ku dhagaysanayaa, jawigu wuu iska deganyahay buuq badana wuu igu furanyahay,waxaan rajaynayaa inaan ka gudbo marxaladan. Waxaan usoo laabanayaa maalin insha Allah ay xaaladaydu sidan dhaanto oon badhaadhe gaadhay❤.
@fuaadcalixaashi7119
21 күн бұрын
Nolol mida uquruxda badan gal gobeyy🙏🏼🥺
@Hassotalks1
19 күн бұрын
Inshallah ❤
@HawaLiin-n7p
17 күн бұрын
Guuleso insha alh 😢
@somalidacad
13 күн бұрын
Abayo hada wali buqa maku jirtaa masa waad Ka baxaday😢
@Hudahaybe
12 күн бұрын
@@somalidacad waan ka baxay walaal alhamdulillah mahadsanid intaad iweydiisay xaaladayda❤️.
@Hipoyusuf-rv1cp
22 күн бұрын
Wow hees way dhafty tani🎉❤😊
@Eid-jn1fg
24 күн бұрын
Tagtaye macishoon dhe cisho qudha ma murugon dhe😢😢
@NacimoCali-t9m
25 күн бұрын
Qof wax jacel ay daremikara heestan 😢😢😢really
@user-lv4xy3bz6m
25 күн бұрын
2 July 2024 9:49❤🎉
@NimcoAbdisalam-cq2ok
25 күн бұрын
❤❤❤
@SacdiyoibrahimnuurSacdiyo
26 күн бұрын
Abwan happy ugaas❤❤
@Somaligold
26 күн бұрын
Ninkan cimamadiisa lama heesan karo Saciid taariiq Fanan hibadiisa wata 🫡👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@falinani8603
26 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@Queenofheart471
27 күн бұрын
Waan ku radiyee bal isoo ruc lee riyan kugu arkee run run igu imow oo macan rajada Noowada rumee 😢❤
@qadroqueen555
27 күн бұрын
My king 🤴❤💕💐
@Dafaaye
Ай бұрын
Fanaankeena guuleyso pro❤
@IbrahimHussain-sn8yz
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ma
@user-og7jb4hv5v
Ай бұрын
16/6/2024) qofkii so radiyaya sideydo kle wa salamy
@AbdoulkderMahamed
Ай бұрын
🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡💔
@IsmahanIesa
Ай бұрын
Waan kuu radiyee bal isoo ruclee Riyo kugu arkee run run igu imo omcaan rajada noo wada rumee😥💔
🥺😢🙏Alla Qalpiga wlhy xasuus dareemay mr aan gabadh aad ujeclaaday kadib ay inacday wlhy xnuun ayaan ka dareemay dhanka qalpiga axyaa Hees wlhy mrnaba gabafhaas ma ilaawi dono waayo ano jecel ayey i nacday oo ay igu tri walalnimo mooye wax kale kuuma hayo wlhy mrkaas xnun ban daremay Alx hadda xogaa wan soo ladnaaay ilahay qalbiga ha ii qabojiyo 😢😢😢🙏🙏🙏
@hodanhakiya
24 күн бұрын
Amiiiiin wll waaxDa Ku ilawdo allha Ku siiyo wlhi ana so aarkay waaaaa xanuuuuun 😢😢😢😢😢😢 badal kheer qaba i.n adi io anba allha iina siiyo qof ino dacado ina jecel yarabiii ani io qof walbo allha uugu deeqo qof kiisa ruunta aah amiiiiiiin amiiiin 🤲❤😭
@maxamedlaaskaawi
21 күн бұрын
@@hodanhakiya aamin wll
@abdurahmanahmed548
2 ай бұрын
Waa ay hees dhaftay walhi🔥
@user-yb3sq4sc4w
2 ай бұрын
Waa been jacyl wx belaasha meeday zhp😂 you remember your songs😅
Пікірлер