Door joogtii soomaliyeed ee kacarar dhulkeena waxana ogu qalisan oo waynay waxa kamoda maroodiga iyo gariga dameer faŕowga lo gisida libaaxyo kuwo badan lkn mar waykusoonoqon asalkooda inshllah 😢
@hasnanoordeman5828
8 ай бұрын
Mashallah cadi mahan hesta afrika hurudoy hada wa somaliyey hurudoy somaliya wa samey karta xerad xawanadk loso dalxis tago hadale masameyn o wa huruda wa waxey xalimo qalif ka heestay 40sano kahor wxa samey karno aya lacag ku bixina xewanka keya jogo somaliyan wa joga wxow ubahan yahay in xero lo odo mahasanid walalkey wax wanagsan aya so badigta ❤❤
@Somali_media
8 ай бұрын
The best person ever the most knowledge able the most shine all created is prophet Muhammad scw❤❤
@nimcodagan586
8 ай бұрын
Mansha alaah tabarakalaa meel qurux badan mahadsanid wll qali asaxaabta dhakhtar waa idin salaamay video inoo qurxiya 👍🤴cimriga alaha ku dhereeyo dhakhtar ❤😊
@musaomar5230
7 ай бұрын
The beauty of nature ❤ Kenya my homeland.
@fatumamohamed2153
8 ай бұрын
Kenya my homeland thanks bro
@xikmaalhadaamo3134
8 ай бұрын
Muuqaal Qurux badn Mahdsanid Saxiib ❤keep going❤
@SahrApdilah
4 ай бұрын
😊🕘 gtgj9😊😊😊😅😊😊
@queenWardaa
8 ай бұрын
Mahadsanid Abowe wa jacelhy meshaan 🫶❤
@ladanhussein3812
8 ай бұрын
Keep going fv KZitemr dhakhtar 👍🙏🤴
@user-cg8hq7co8p
8 ай бұрын
Ooooh qofkii u horeeyay ee daawada 😊😮
@Fardowsomaxamed-wm5zj
8 ай бұрын
Masha allah muqaal qurux badan hore u soco wllo
@mohainaabdullahi5575
8 ай бұрын
Thanks you So much Bozz
@hassandiirane-7683
3 ай бұрын
mashaa allah Ramadan Mubarak asxaabta
@hassanmahamedyousuf3704
8 ай бұрын
Mahamuud dhakhtar hard worker bad tahay shp❤️
@haarunabu1835
7 ай бұрын
Waw dhakhtar Kenya aya jogta Masha allah vedio qurxux Badan thanks
Mansha allah muqal aad u qurux badan weeye sxp nasoo badi waxyaabaha noocaas oo kale ah
@hiboibraahim5361
8 ай бұрын
Qofkii ugu hor daawadey muuqaalkan aniga weyi 😂😍
@mohamedabdi7473
4 ай бұрын
M.a wll alle kubarkeyo
@awelosman4304
8 ай бұрын
Mansha alleh dhakhtar waa muuqaal wanaagsan
@QueenDagan248
8 ай бұрын
Keep going pro ❤
@cumarshucayb4735
8 ай бұрын
Best Video 📹 Thanks bro
@MohamedqalitMohamethino
8 ай бұрын
Go head you are the best dhakhtarrrr
@SundayMohamed-mn2xt
8 ай бұрын
Fadlan nala wadaag sidaa aad uduubtiin muuqaalada
@khadarfuaad864
8 ай бұрын
Msha allah sxb
@mms7038
8 ай бұрын
scar face waan garanaya waa caan liibaaxasi waxa ka sheekeeya ninka aadka ugu caanka ah ka sheekaynta xayawaanka waliba halkan aad joogtaan Rashka barre ayaa la yidha xata filim aya laga sameeyay liibaaxa magaciisa
@maxameddahir4748
8 ай бұрын
Aptii mcn horay usooco cimri dheer iyo cafimad
@NimcoSaleban-ff9he
8 ай бұрын
waaw waa meel quruxbadan wlhy🥰
@abshirmohamed3527
8 ай бұрын
Masha allah great program
@SSTV5080
8 ай бұрын
Sxb yareey volume ka musica aad isticmaalayso oo dheeree codkaaga Music ga volume kii baad high ka dhigtay halka codkaagii aad liw ka dhigtay😮😮
@user-sv3mg1ck3u
6 ай бұрын
Mashallaah wll waa qurux
@Qaranka_Somaliand_1
8 ай бұрын
Waaanku salaamay zxp ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-pk6wz9fx4x
8 ай бұрын
Kenya 🇰🇪 my homeland❤❤❤
@cawaalemahdicawaale5921
8 ай бұрын
Alhamdu lilaah❤❤❤(200k)camen soon🎉
@baxsanabdi6961
8 ай бұрын
Welcome to Kenya best place to be
@AYZAL431
8 ай бұрын
hore u soco wllky
@drtimocadde2287
8 ай бұрын
waa xayawanadii soma;iyeed oo ka cararay qaxii iyo xabadii ka dhacday somaliya dalkeenu meel kasta waa ka burburay
@sodma.1
8 ай бұрын
Waa duurjoogtii soomaaliyeed oo markii dagaLadu dhacen wadanka ka cararay😢
@fadxiyadaahirfadxiya5366
8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ mashalla wll qurux
@user-ow2yj1sn6b
6 ай бұрын
Amazing video ❤
@Faisalhassanrabah
6 ай бұрын
Ku Sali nabi maxamad scw SALALAAHU CALAYHI WASALAM
@misssuuro6543
8 ай бұрын
M.a horta wa meen qurux badan Lkn isga daa khataraha aad u badhedhayso
@roomayacquub5242
6 ай бұрын
keep going bro 💪 🙏
@IdilGaabo-bp3dn
8 ай бұрын
Muuqalkan muuqaal ka qurux badan ma arag manta mashallah❤❤
@mohamedbarre4332
7 ай бұрын
Maxaa qurxoon xayawanda maba la arkayeee muuqalka Dhani waa sheeko bis
@cabdiqadir1119
3 ай бұрын
Nin culus keep going ❤😊
@sharifadan5683
8 ай бұрын
I went to this place free of charge by primary school bus, long time when I was in primary
@abdirizakahmed5368
8 ай бұрын
Mahadsanid
@mohashiine6702
8 ай бұрын
legend dhakhtr 💯🔥
@user-qt6em1ur8m
3 ай бұрын
Good job bro
@hajirsimba
8 ай бұрын
Qofka kali ee an jecla in an mar un lakulmo dhaqtar ❤❤
@AmEin-Dimaria8
7 ай бұрын
Geep going wllkie
@Mass998
8 ай бұрын
Kalahari Game Reserve in Botswana 🇧🇼 is the biggest in Africa, and the second is in Namibia 🇳🇦, I have been both as well as Kruger National Park in South Africa...
@ksgrmdsdl2383
6 ай бұрын
They may be biggest but they are like desert and sparsely populated by animals, unlike Maasai Mara that extends into Serengeti and gets a lot of rain because it borders Lake Victoria and has Mara River going through it. For this reasons, Maasai Mara is one of the most popular worldwide
@aliabdiofficial3682
8 ай бұрын
Some animals come from Somalia its really. But no problem. Good video .
@Abdulkga
8 ай бұрын
Waa jeeb xanuun! Waa kuu qoray taas sxb.
@Viral_Now2
8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@khaalidahmed-rr1xf
Ай бұрын
KZitemr dhakhtarr❤
@nafisaibrahim4531
8 ай бұрын
Dhaqtar bro laguma dhihin 450$ ee waa 450 shillings lacagta Kenya oo u dhiganta 45 $ thanks halahaas lee usoo galay halkanee salaan sare adiga iyo asxabtada🙏😍😘
@Hana_ghost
8 ай бұрын
Dolar 3 qol dolar kenya money 45kun ah saas ufahmay
Пікірлер: 254