27.1.2023 wa habeenimo waxn hurda bealadka aan ku dhashy Borama barawaqo ah iyo barisamad iyo hami iyo aduun Heestana waa heesaha aan dhagyso marka xususoso iso maray iyo hami jacyl kala go lahyn اللهم أصلح امورنا
@osmansufi4066
2 жыл бұрын
Waa originalkii markii danbe ee ay sahra oo uur lahayd dhashay waxa kaalinteedii aktaradnimo buuxisey khadra dahir oo yar oo dhiganeysey dugsigii dhexe ee biyo dhacay ee jaarka la ahaa una dhawaa radio hargeysa
Abwaankii sameeyey xasan geney wuu bukaa wuxuu ku jiraa Gargaar hospital ee u soo duceeya iminka 5 casho ayuu ku jiraa inkastoo la leeyahay wuu ladanyahay
@Halgan18876
2 жыл бұрын
Allah acaafiyo
@rahmaadenabdi6977
Жыл бұрын
Illaahay ha caafiyo abwaanka
@maxamedqaasaali5095
3 жыл бұрын
Sahra axmed iyo bacalwaan heestani cusuus gaara ayey i leedahey wakhti uu jaceylku meel halisa ila marayey
@ismailalihasan9519
3 жыл бұрын
Hada maka guul gaartay jaceylkii💕💕💖💖
@qadiijoaxmadaxmad2049
2 жыл бұрын
Kkkkkk waaw mansha Allah aboowe wiilashena waa jaceyl sucda
@yahyaolad
2 жыл бұрын
@@qadiijoaxmadaxmad2049 inta jabka qarsataa ka badane bahalkaa waa ina asiibay
Musican wa musicyada aan shaksiya ula yaabo sida loo dhisay aadkana ugu bogo🎻🎤🔥❤🙏
@harbichirdon7837
2 жыл бұрын
Intaasaa ka maqan baytka labaad ee Bacalwaan (AUN) Marka Leebka Caashaqu Uu igu lixaadsaday Waran iga Likeyso Ii liici weydey Maa loxodka lagu dhigo Inaan kuugu liilsamo Lunsaneey Adaa Laliyee niyada Soo leef hawadaa
Пікірлер: 124