Wll waan ka xumahay arita idin ku dhacday allah haa idin kalmeeyo sidu Nabi muuse gurigii fircon ugu koriyay una badbaadiyay ayagana alle haa koriyo una xifdiyo
@laylamohammed1094
6 ай бұрын
Samir jamiila illaahay ha idinku irsaaqo faadumooy illaahay ha kuu siyaadiyo iimaankaaga qawigaa alla hu ma aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@umishraq
7 ай бұрын
Allah ha qalbiga ha uxifdiyo waxaay rabaan masgaxda kadilaan Allah ha xifdiyo Maalin baa iman aad wada heshid insha Allah ❤❤❤❤ ❤❤❤❤
@ismahaancijaal5898
7 ай бұрын
Haabo Faadumo Allah kuu gargaaro Inshaa Allah waad kabixi dhibaatadaan adiga iyo ubadkaada waad midoobi doontaan
@nafisanafta9555
7 ай бұрын
Insha Allah abyo carurtada ale haku so celiyo amiin🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@madinaomar2344
7 ай бұрын
Ilaahaw kusoo sahal ubadkaada oo dhan❤
@user-jt6ul4db1u
7 ай бұрын
Gabadhu way wayn tahay haday dhahdo walidkay ayan raba alle hakuso jediyo carurta
@user-yl9ei1ed6c
7 ай бұрын
Asc faadumo abaayo macaan si dadag oo qeer qabto illaahow kugu soo aruuri yaa allaahu yaa xayu yaa quyuum
@khadijaabdi2621
7 ай бұрын
Asc wrwbtu inshalaah kheyr iyo carurtada oo dib u midowdaan yarabil calamiinka aya ka bar yeynaaaaaa bi,idmilaaahi kareem
@fadumamohamed7727
7 ай бұрын
Allaha ka qabto dalimiinta caruurtana baari Allaha kaaga dhigo
@naciimowarsame2958
7 ай бұрын
Nin karmeed waaye allaha xafido salmaan
@maryannnnn942
7 ай бұрын
Maashaa Allahaaxaama aad Salman la kulmeeysaan indhaha Ku Soo doogsada inta kalena maalintii rabbi idiin Ku talk galo ayaad la kulmeeysaan ❤❤❤❤Salman iyo.caruurtoo dhan❤❤
@sadiamuhammed3731
7 ай бұрын
Illhy haxiftiyo Awlaada
@khadarshukri2830
7 ай бұрын
Maasha Allaha ❤️
@sucdimoha2157
7 ай бұрын
Maasha allah tabarakallah hambalyo walalo is aragiina .. inta kalena umuuraha ilaahay waa furfuri doona insha allah .. aad iyo aad ayan kusalamey habo salman .. tolow makuborisaa inu raadiyo walaaladisa yaryar net ka .. inu helo aya dhici karta ..
@hooyoruqiyo6188
7 ай бұрын
Ilahay abaayo farxad waarto hakugu irsaaco gaalada ilahay ha kuu cabiidiyo
@zamzamcabdiraxman5351
7 ай бұрын
Cadawga Alle ha idinka qabto gaal iyo muslim, Aamiin Aamiin ya Rabb
@user-fs2zo7zu7w
7 ай бұрын
Ilaahey went waa mLIN JIMCO AH ILAAHEY HA KUU CABIIDIYO OO AABO IO JOOYO HA KAGA DHIGO WALAAHI FAR YAR IYO MID WEYN ISKU DARAY WASYO INDHAHEYGA OOYIN BAA XIRTEY WEYNAHEY CARUURTAF GACMIHIIN HA KU SOO CEIYO ALAAHUMA AMIIN
@shandhaysahmed3278
7 ай бұрын
Amiin Amiin yarabi illahey muradkaga oo dhan haku sahlo awlaadadana ha kaga soo qado samirka badi waad guleysen insha allah
@habibosiad7442
7 ай бұрын
Allaah ha eeden kaqabto qalbiga ha eedin adkeeyo amiin amiin ilmihina hadhowro amiin
@hafsomahamudali280
7 ай бұрын
Allaha idinkaga so qado cruurta adinkana samir rabbi ha idin kugu deqo inshllh
@mahammedabdi8544
7 ай бұрын
Ilahay haku khairo walalo lkin ilaa aad soo araagto ha no soo dabin why dad badan ayaa maasha allah ku odhaneyin
Allaha idiinka furfuro Isha allaah idinka iyo inta muslim ah
@farhiyajamaa7717
7 ай бұрын
Allah ha kaga soceliyo carurata
@deeqonuur1808
7 ай бұрын
Allow yasir amuuraha yaa allah
@deqashire2167
7 ай бұрын
Alha KAHA so furfuro
@basraawgeydhe7212
7 ай бұрын
Asc abaayo alle ha idin siyaado sabir Wayn tankale abaayo laxawuulah walaal quwati ilaa bilaaha afka ha ka qadin insha alle navigable scw ayaa hooyo iyo aabe idinkoo kale ah amray ineey akharoyaa xabiibti
@basraawgeydhe7212
7 ай бұрын
❤
@fadumodahir8667
7 ай бұрын
Abaayo insha allah waad guulaysan insha allah yaarbbi
@leylahassan2386
7 ай бұрын
Ilaahyeey shartooda iyo xumaanta ey kula rabaa hakaa qabto insha allah owlaadiina rabi ha idiiinka so furfuro galadaaasi
@leilamohameda6889
7 ай бұрын
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@fatimahassan6872
7 ай бұрын
Insha Allah maalin baad arki doonta guri gaaga oo buuxa
@ayaansaleeban5109
6 ай бұрын
Walal Málaga yaabaa inay dureen inanta
@fathiamoussa6125
7 ай бұрын
Khayr inshallah xabibti gaali ❤❤❤
@sofiaabdirahman9997
7 ай бұрын
Mashaalah abaayo qurux qar banqan❤❤❤❤❤
@khadarshukri2830
7 ай бұрын
Alle ha idin kargaaro
@ly3035
7 ай бұрын
Waad guuleysan inshaa allaah walaashey qaali
@habibaomar5857
7 ай бұрын
allaha hakaaga soo qaado awlaadaada oo caafimaad qabto ducaa naga tabar ah imtixaankana allaha kugu guuleeyo walaal caafimaadkana allaha kuu siyaadsho sabar badaneey adkeeso mar uun waad heli awlaadaada insha allah.
@user-fc7ko5mi5b
7 ай бұрын
Aaaamiiin yaaa rabi
@dahaboali8452
7 ай бұрын
18 lama haysan karo xitaa 17 waa la weeydiina ninkuu rabo carruurta haddii ay och 18 ka weyn yihiin iyagaa is xukumA
@umuayman6328
7 ай бұрын
Machaalah
@karuur_Ali.
7 ай бұрын
Alle haydiin fududeeyo Arimihiina dhamaan
@nimohirsi2311
7 ай бұрын
Ilahay ha idinkaga so qaaado caruurta
@munahassan880
7 ай бұрын
Illaahay shartooda haidinka qabto caruurtiinana allaha idinkaga sooqaado
1 Alle ha kaa soo kaaga soo qaado Ciyaalkaan passport ma lahan
@muniraahmed7031
7 ай бұрын
Hello Faduma, how are you? Where do you been?
@deqomohamudisaq7691
7 ай бұрын
Asc fadumo qurxey ❤❤❤❤
@iqbal98
6 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-te5rs1sk7n
6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@xikmociise3549
7 ай бұрын
Ilahey ha idin mideyo
@hodanelmi6876
7 ай бұрын
Abaayo wiilka maa dhahtid walaashaa la xiriir
@sacdiahussein3032
7 ай бұрын
Abaayo Allaah sabir haydinku irsaaqo
@leylaabdullahi2829
7 ай бұрын
Walaalo ilaahay kurbada ha idinka qaado ilaahay ha idiin gargaaro oo caruurta ha idiin soo celiyo cadowgana ha idinka qabo. Fadumo waxaad akhridaa maalin walba 114 Alhakuma takaasur niyadana geli inaad helayso bi idmilaa.
@user-wo5sr3wz1k
7 ай бұрын
Sax ilahoow kucabiidi❤❤❤❤❤❤❤
@dalaysahmed1924
7 ай бұрын
😂Asc rabi waxaan idinkaga bar yennaa in farxadiinii alle idin soo celiuo oo awlaadiinnii rabi idin soo celiyo illaahow naga aqbal idina idiin aqbal Aaaaamiin yaa rabi waan idin soo du ceyn naa saacad walba marka aan tuka no
@Sahra881
7 ай бұрын
Faadumooy Salman meelaha caruurta dhalin yarada ah lagu haayo ilaaheey kaama geeyo, meeqa cunug ayaa lagu dilay, lagu kufsaday. Alxamdulilah dheh. Tankale Salmaan danbiile ma ahan, Maandooriyane ma isticmaala, halisne bulshada kuma ahan iyo naftiisa. Sidee loo geynkaraa meelaha dhallinta? wuu ka baxaa inshaa alaah dhibta.
@TheGansaipioFriendsShow
7 ай бұрын
Illahay dhib ka haka kor qaado
@mumhalimo2396
7 ай бұрын
Asc
@legandarynani8936
7 ай бұрын
Qaliyey dhibka walagulaqaba illah hana dulqado😢
@user-wx6wn4xb2o
7 ай бұрын
Ascwaxaan alle casaawajale idinka baryayaa inuu idinku irsaaqo samirkii nebi ayuu imaankiinuna ka cuslaado buurta uxud waadana xusuusataa anbuyadii la dhibi jirey waxay kaga gudbi jireen samirka caruurtinana muslin iyo gasloba alaha usakhiro iygoo dintooda haystana alaha ku sooceliyo bi idni lahaa aamiin yaa rabi
@fartuunhassan6528
7 ай бұрын
Allah kisoceliyo caruurtaada, laakiin gabartaada 18 jirka ah ayadaan idin rabin cid hor istaagi kartaa majirto. Allah qalbigeeda idiin soojeediyo.
@faizaahmed4268
7 ай бұрын
Waarun gabar weyn almost 19 years Waxkasta hadey akhriyan meel uun baan kala soo xariiri lahayd. Ileen gaadh lagama hayee wayna rabin ilaahay hawso jediyo salmaanba waaka lasoo xariiraya raba waalidki
@umusahra2521
7 ай бұрын
no no ilaa 23 sano way haystaaaan
@fadumamohamed7727
7 ай бұрын
Gabadha hadey qangaartey ay tahay over 18 wey kuu iman karta hadey rabto no body oo qasbi karo Allaha ku qasbo gabadhaada
Пікірлер: 78