Foosha alle keena ayaa markasta fiican allah u fududeeyo inta xaamilada ah
@aaminaquruxsan561
2 жыл бұрын
Aamiin ya rabi🤲
@hawoahmed9545
2 жыл бұрын
Amiin
@umuakramumuakram6110
2 жыл бұрын
Amin abayo insha alah aniga xata 7 bil ahay alow no saqir
@rajiinahasan7832
2 жыл бұрын
Amiin
@asmaadam5049
2 жыл бұрын
aamin abaayo ani bishii 5aad aa iibilaawatey dhamaanteen allaha noo fudadeeyo
@masturmohamud6229
2 жыл бұрын
Waan dareemayaa dhabaatada hooyado marto xiliya labour ka iyo delivered waayo maternal ward baan ka shaqeeya amiira alle hakuu daayo wiilkaaga🤲
@haninurdahir2687
2 жыл бұрын
Alhamdulilah aniga xit xaladas soo maray wuxuu allah keno Alhamdulilah gabadheyda lstabraq ku ilabay xanun walbo ilahow bari iga dhig Ya allah ilahow ii xafid gabadheyda
@maryanibraahim3471
2 жыл бұрын
Wan izka ooyay wlhi anoon wali la iguursan oo waxbarta ban xanuunka kasii baqayaa😓ilaahow dhamaan hooyoyinka u dambi dhaaf🤲inta hada dhowdhowna nabad ku kala keen
@hodadegan5353
2 жыл бұрын
Aaamin abay9
@ikranmuhumed9239
2 жыл бұрын
Amiin Ani xita Waka baqa wlhi
@anisocabdiaxmed1004
2 жыл бұрын
Amiin abyo kula midaa ahay ano wli guursan cabsanoyaa wan iska oyay😰😭
@NH-lb2tw
2 жыл бұрын
@@anisocabdiaxmed1004 wallo waxba ha baqan waxan waa nasiib dumarka qaar dhib ayay maran qaarna illahay wuu u fududeeya ha welwelin qaliin aniga 3 jeer galay walahi alx bashaal ayuu aha hoosta laga dhalo ayaan ka baqa kkkk
@zahraabdullahi3008
2 жыл бұрын
@@NH-lb2tw wlahi ani xataa hoosta laga dhalaa malag igu ah baqdin saaida ka dareema hal.cunug haystaa waa laygu qalay
@fiicaneefaceedkaroon3629
2 жыл бұрын
Subxaannalh, Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun, Alx wax kasta waa Qadar saa u shegty, alx Alh sc aya mhdsan oo imaanka ina siiye aan ku Ognhy Qadarka mana gafyno.
@fatmaibrahim2472
2 жыл бұрын
Alaaah xanun waye abayo 🥺🥺🥺 ilahe asim haku dayo amiin🤲🏻❤ anagana markeni hadi lagaro allah fuded hanaga digo 🤲🏻🙏
@fartunmaxamudaxmed7767
2 жыл бұрын
Induction waa very painful waana qatar badan yahy wayo xalad kasta dhici karta mararka qaar waxa ka fican qalinka ina dorarid saa ukala badbaadan any way you are strong xbbti keep going abayo❤️🎉🥰
Maasha Allah abaayo alx if u ok ilaah haku caafiyo shekada cajiib Ka ah thanks big time welcome sis Ana kana ilaah ilmo hana siiyo Amin ❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️
@yasmiinjama9954
2 жыл бұрын
Allah hooyoyinkeen cimrigood ha u dheereyoo azxpta iso duceeyo waxn ku jiraaa bishii 9aad urkeyga 🤲🤲
@Quman_qaali
2 жыл бұрын
Wlhi wa xanuun abayo Aniga wa la igu qalay dhiiga igu karay balse ma umaleyi in la i qalay wlhi 2sano ayan ku dhawahay alx cfmdka wa shey qali ah inta dhiban allaha u fududeyo
@selmadugsiiya8626
2 жыл бұрын
Madheerta ilmaha isku Martay wa laguh qasbanaa in laguh qalo ilahay haku sahlo
Amiiro abayo asiim allaha kaaga dhigo midkii kuu abaal gudi lahaa baarina Allaha kaaga dhigo meesha qaliinkana allaha ku caafiyo abaayo anigaba qaliin wan somaray
Walaalayaalow isoo duceya waxaa rabaa in aan uuur qaado waxaan ne igu taalo buro biyota daawao aan cabaaya Allah iga yasira walaliya ducada igu soo kaalameya 40 ducadoda aqabal waayee plz duco😭😭😭
@hayatkawrahhoussein4756
Жыл бұрын
Wllshy macan allah ayan ku baryay haka dulqado wlhi wan ka naxay Insha allah samir quranka iyo salada badso Insha allah xbbti
@hayatkawrahhoussein4756
Жыл бұрын
Abayo lakin magac nin ayaba kugu qoran nin miya tahay
@hayatkawrahhoussein4756
Жыл бұрын
Abayo lakin magac nin ayaba kugu qoran nin miya tahay
m.Allah umu Asim wa runta bbe Anbo gbrtey curadeyda ah marka maqley ohinteda farxad laoyey Alx Allow ilmaha no xifdii inta heysana sii Ya Allah Ameen
@maryamcumar8596
2 жыл бұрын
Masha allh alle hanii xafido xabiibti 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤱
@sahrajama1586
2 жыл бұрын
Amira qaali man sha allaah ilaahay ha idin xifdiyo amin I love you so much abaayo
@fartunhussein8448
2 жыл бұрын
Manshallah amira Cadey waa siidas yaa is gaaray dhaalow ma fuududa keep going abyo 🥲❤️❤️
@asiyamohamed8772
2 жыл бұрын
Abaayo wlh cabsi aaba i gashay ilaahey ha u fududeeyo intee sugeeso🤲
@sassylooking
2 жыл бұрын
Mashallah thank for telling us . Ive gone through 2 csection and the 2nd time was heard . Im still going through a lot of pain till know .
@xafsoinaxasan2920
2 жыл бұрын
Masha Allah waa soomartay ilen xanunkas hada marin asim cade mahesgen alle ha kuxifdiyo hooyo walbo xanun wasoo martay
@salmiinaahmed7857
2 жыл бұрын
Ilaah Baari hakaga dhigo Cunugaga❤😍
@user-on7oq2vn1g
2 жыл бұрын
Abyo ilahay haku xafidu sidada camal anigaa udhalay oo laifoliyay wax kaxanuun badan majiraan abyo wiilka ilahay hakuu barakeyo
@manaal3968
2 жыл бұрын
Masha Allah allxadu waaye xappti Allah hanis ku kiin deysto 🤲🤲❤🥰💯
@faridaxaji6821
2 жыл бұрын
😭😭😭Alxmdulillha Aabyo waa qadar Allah walahi hooynimada waa qali ilahey kiiku dugo Allah hakaga dhigo asim Aamiin Yaa rabi
@Farxadiyoguul
2 жыл бұрын
Allah hakaaga dhigo sidii inaan lagu qalin oo kale.
@user-uj2dh3zv7b
2 жыл бұрын
ما شاء الله الحمد لله اذا الله يقومك بالسلامه
@iqracadceed1568
2 жыл бұрын
Haa wllhi anigaba waa laiku qaley ilmaheyga waayo ma fileynin qalin blse wuxuu noqdey xaalkii udambeyey wax walba waa qadar alle qalin ma jecleyn lkn waa lai qorey inan ku dhalo gabadheyda
@Sara-fb4bg
2 жыл бұрын
Anugu 3 qalin maraya Alhamduliah marki first i was 18 , Second time 19 ,3 time hada 28
Abaayo anaa kula midaa wax badan makaa danbeen 10 bil ayaa ka qaaty 15 alx xilikii alle iiku tala galay ku dhalay cunukii iiku horeeyay ahaa alx abaayo caadi udhalay
@ummuzaapir3276
2 жыл бұрын
Amiira isku mid aaanahay wlhi inta aamartay ana waa maray 2bil kahor I can't imagine 😢 🤐😑😑🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@bamohamed3286
2 жыл бұрын
😢 aniga ba siidan oo kale aaya iigu dacaday gabadhayda yar 2 bill iyo bad.. jiirta haa iso maaqashiin qaliin .....ilahay haa haa uu fududeeyo hooyokasta
@najaxxasannajaxnada859
2 жыл бұрын
Maasha allha alx alle ayaa kuufudaydiyay
@sidroali2609
2 жыл бұрын
Wlhi isku xalada ayan aheen mana fileyn in lay qalayo alxmdulilahi hada 9bilod ayan maraa imraan oo cafimaad qabo ifka iku wehliyay alxmdulilahi ilahayow ii dayso 🥰🥰
@axlam
2 жыл бұрын
Hooyanimo amiira wlhii wn ooyey❤😭😭😭
@somaliyameni202
2 жыл бұрын
Ilhay cafimat taama ha ku siyo🤲❤
@user-tt9oh6jn9y
2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi 🤲🥺
@zuhuurasomali6219
2 жыл бұрын
Amiino saxwaye abayo ani xitaa wan arkey xanunka lagaa keeno aya daran yacni marki kanini ama faleebo lagu suro aasi waye xanuunka 😪😪
@maxamedcabdullahi-jf1kw
Ай бұрын
Allah ha unaxariisto oo janada ha geeyo hooyooynikeena aamin
@iqriinabdullahi7722
2 жыл бұрын
Amiiro sis🧕 ani oo wali hooyo noqon ayaan ooyey😥😥 wlhi xanunkada wan kula daremey Alx🤲
Amiray aniga iyo adiga same same ayan ku umulnay markaad sheekaynaysay inaad aniga iga waramaysan moodayey beerkaa iso qaadmayey alx lkn aniga imika 1 year iyo 7 months baa kaso wareegtay ilmihi kowadna wuu aha imika wan fiicanahay lkn xanuun waan dareema till now. Qaliinka waligey waan necbaa lkn waan ka badbaadi kari waayey imikana waan kasi necebahayba waanan ka duceystaa inan mar danbe lay qalin. Mida kale foosha alle keeno iyo ta lagaa keenayo aaaad bay u kala xanuun duwan tahay
@zamzamahmed2308
2 жыл бұрын
Hooyo kaliya aya fahmi karto dhibatada iyo wal walks to alxmdulilaah awladu waa nimco allha hasiiyoo inta hee san ina taa hey sata allha u xafido amiin yaraabi
@zajittahassaan8938
2 жыл бұрын
Imtixaan baan galay asxaBeey iiso duceeya in ilaahay guul iga siiyo
@ubahlifestyle4396
2 жыл бұрын
😭😭 wallahi waad iga oohisisay amiira cadeey hooyonimo waa qaali abaayo Allaha isku kiin daayo adiga iyo wiilkaga anagaba abaayo 3 da ayaa laygu qalay Allxamdulillaah
@farihayelmaz7473
2 жыл бұрын
So painful 😖 wlhi gabdhaha aan wali guursan sidayda cabsi baa noo bilaa maray😭😭
Abaayo ha baqin walaahi fuushu wa xanuun badantahay waxaana ugu daran tan lagaa keeno aniga cunugii afraad baa layga foolshay dhalmo dan bo wan ka quustay
@queenifraax7180
2 жыл бұрын
Allahu akbar balqiyaas hooyo xanuun xad dhaaf haayo oo waliba inteey xanunkeeda inteey illoowday xaanuunka iyada haayo ugu weeynaatay cunugeeda in eey weeyso Allahu akbar hooyo Allah jirkaada naarta haka haayo 🤲🤲😥😥😥 isku filan ina maxamuud Allah danbi dhaaf hakaga dhigo xnunkii aaad soomartay inta aad hada tabaneeysane ama aad dareemeeysao Allah hakaa boksiiyo xabbtii 🤲 aziim cadane Allah hakaaga dhigo kii ku xambaaro oo waliba xajka ku geeyo xabbtii 😥
Wlh wan darema abayo aniga kow aan ahay wisidadii aan ka ooye nagtaneh wan haran tiye san maku dhalibarta aa ledhahay alx wan dhale maladas malaqayasikaro alow hoyoyinka ku fududee🤲🤲😥😥😥
@IqraIqramaxamad
Ай бұрын
2024 aa arke wlh wa ooye amiira rafad waso marte lkin manta waa so dhafti wxs happy 1 million abaayo Amiira ❤🎉
@Amiinobeautychannal
2 жыл бұрын
Allaha ku dhaafo wiilkaga abyo macn hooyo ficana thy mashalh
Пікірлер: 1,2 М.