Waa xaqiiq dadka maadiga barta ee aan xaga diinta sifiican u baran waxay u badan yihiin dad diintu aanay macno badan la lahayn, waxay iska dhigaan dad isku filnaaday oo awood leh. ilaahay ha soo hanuuniyo dadka sidaa noqday.🌍
@adnannineninemrsmart7262
Жыл бұрын
aqoonyahanka with zero haterska ah ee somali kujiro❤️
@ikhlaasabdullaahi8312
Жыл бұрын
Ustaad allaha ku dhowro Kuwo halkaana oo gaaloobay baan vediogaagan dhagaha oga shidaya iyagoo ku andacoonaya Anagu waxban baranay (Zaynis) kadip wxn ogaanay inay diimuhu (all) Quraafaadyihiin
Alle waxbuu inabaray alle ayaa mahadleh Alle hanoo saqiro cilmigiisa❤❤❤❤
@husseinmohamed1650
Жыл бұрын
Haddii ilmaha ama caruurta la baro diinta ka hor intaan lagu darin ama lagayn schoolka wax saamayn xun ah kuma yeelanayso arintaas Iskaba daaye inay saamayn xun kuyeelatee wuxuu saynisku usii kordhinayaa iimankiisa sbbto ah wuxuu kusii fakarayaa aayadaha Alle SWT run ahaantiina kuwa aan diinta baran ee ay wax wada baranayaan wuu ooga sii xeel dheeraanayaa dhanka sayniska xataa
Video gaan waa in wasaarada waxbarashada Somalia iyo kuwa xubnaha Ka ah daawadaan ustaad muuqaal kasoo samee manhajka Somalia buugaagtooda especially puntland, Somaliland, iyo fadaraalkaba
Kolay qalad laga waayi maayo anigu waxaan ahy arday fasalka 3 dugsiga Sarre hadana markii aan dhiganaayay fasalka 8aad ee dugsiga dhexe ee manhajka somaliland waxaan ka helay qormo si qaldan U sheegaysa in cirjiidha si qaldan loo yidhaahdo shaydaankaa lagu ganaa xilliga uu samada dhageysanaayo hadana waa mid sax ah oo quraaanka lagu sheegay ilaa nasiib darro wakhtigana manhajka wuu ku jiraa nas
@dagandaacad5812
Жыл бұрын
Midka fadaraalka annagaa dhigana wax qalad diimeed lagu tilmaami karo kuma arag walow uu sanad ii haray haddana haduu qodobku yahay mid diini ah waxaa loo daliishaa xadiith ama aayad qur'aan.
@kamaalhassan2123
Жыл бұрын
Masha allah wll Waan jeclahay scienes ka
@ahmedasad-zq7xo
Жыл бұрын
Waanku salaamay Wll cabdirashiid wlhi waxaad Tahay Qof Aqoon iyo saynis isku darsaday masha Allah illah cilmiga iyo caafimaadka hakuu dheereyo walaal waad Mahadsantahay Thank you so much
@husseindirie531
Жыл бұрын
science will be the future way of life
@Nyctophile.3
Жыл бұрын
Well explained .
@abdullahiatom597
Жыл бұрын
Asc wll salam kadib, ma iishegi karta video yada aad saarato barnaamijka aad soo jeediso xage ka keenta
@salatsalat8725
Жыл бұрын
Ustaad❤
@Hamza_abdi
Жыл бұрын
😮 well explained
@burjilibax
Жыл бұрын
So badi zxp
@mohamedaliahmedhashi3246
Жыл бұрын
Mahadsanid
@FadumoDayr-nt3lp
Жыл бұрын
Perfect
@sudeisahmed4995
Жыл бұрын
M.allah
@aarsadaamdayib6537
Жыл бұрын
Ustaad aad baan kuu slmy suaal nabiga n.nk.h asxaabtu ma waydiisay qiyaas ahaan inta sanee dunidu jirayso
@Alon_404
Жыл бұрын
wlal annaga production , waxaan rabay emailkaaga waxaan kusodirilahaay adigoo kun jeer raali ah ma iishegikartaa ?
@intisaarstarchannel2831
Жыл бұрын
Thankspro
@SimanQaali-fc1gc
Жыл бұрын
Midka dawlada somalia soo baar ustaad
@shirecabdi1446
Жыл бұрын
sida lagu barto luuqadaha ka soo hadal gaar ahaan carabiha❤
@JAMHAD10
Жыл бұрын
Macalinkayga
@RandomVideos-yj1yc
Жыл бұрын
3:05 Ustaad bugaagta science mawduuc ma ka samayn kartaa, Mahadsanid?
@AhmedHassan-di6vb
Жыл бұрын
Sayniska maanta waa cilmi xaqiijiya mucjisooyinka quraanka,horumar kasta oo sayniska lagu daah furo wuxuu dib ugusoo noqdaa quraanka iyo axaadiista laga weriyey suubanaha scw, Quraanka wuxuu sheegey hawooyin roobku ka sameysmo,markaa saynisku muxuu yahey? Qur'anka ayuu ka buuxaa si saynisyahanada looga dhaadhiciyona aad bay u fududahey,waaba kusoo islaamaan,
@camirdaahir7180
Жыл бұрын
Mahadsanid ale ha kaa abaal mariyo aamiin
@n.a.1916
Жыл бұрын
Waa runta wana sbbta aynu ka muslim ahaan inaynu science ka brna muhiim u thy. Dadki hore ee musliminta ahaa science ka heerbay ka gaadheen. Balse anigu waan grn wayey dadkeenan musliminta siiba somalida oo an arky cida ka dhaadhicisey diinta iyo science ku islama jaan qaadi karaan. Koley waa wax la rabay in la amisiiyo si aysan u brn oy dunida uga hadhaan.
@ADAN-XSN
Жыл бұрын
Bm? Ok. Xaqiqo cilmiyan oo manta dinida lagu arko marnaba maqilafeyso Xaqiqo quran ah Midas aya sax ah
@dagandaacad5812
Жыл бұрын
Sax
@Qoordheere77
Жыл бұрын
Sxb waa runtaa saynisku dad badan baa kusoo islaamay, ka dib markii ay arkeen waxyaabo hadda dadku ay synisku ku arkeen in qur'aanku uu hore u sheegay!
@mustafNune
Жыл бұрын
Annaga production kanalka dukhan media into ka baxay maxa ku dhacay ustad
@shariifmuxamad
Жыл бұрын
Fadlan kusoceli ❤❤❤wan kehelay
@salatsalat8725
Жыл бұрын
Asc wll wan ku salamy suaal adiga halkee ku noshahy Aniga waxa ila tan ah KZitemr wan arkaa lkin adiga uma maleyo qof dunida nagula nol runtii 😮
@Axmaada
Жыл бұрын
Videos gaan ookale waan doonaynaa❤
@Cabdirabi-9
Жыл бұрын
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ ) Rasuulka scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤) Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔 Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY
waxaan hayn jiray book ka mid ahaa manhanjii dawladii somalia waxaanu ahaa book saynis ah Dugsiyada Sare waxaanu ku qornaa luuqadeena somaaliga wakhtigaasi waxaa uu ahaa 207/208 meelahaa. ugu damabayn sidii aan book u hayay oo aan u aqrin jiray ayaan u baxay safar dheer oo aan mudo ku maqnaa waxaan soo laabtay book oo laygu yidhi waa lagubay book wlhy maalinkaa aad ayaan uga xanaaqay waxaan waydiiay maxay tahay sababta loo gubay buugaa waxaa laygu dhahay wax anshax xumo ah ayaa ku qoran maadaama buugu ahaa saynis kuna qornaa afka somaaliga oo ay ku sawirnaayeen sawiro farjiga labka iyo dhediga somaalina lagu sharaxaayo sababtaas ayaa loo gubay bal se waxaa uu ahaa buug ay ku jirtay cilmi aad balaadhan
@AnasCadir7467
Жыл бұрын
Aniga ma Ogi kuwa dibada ciyaalka wax laku baro Lkn bugaagta scienceka ee manhajka dowlada intaan aqriye wax qaladaada ku maan arkin cutub kastana aayad qur'aan ama xadiis ayaa kujira
@Amoeditor
Жыл бұрын
Cilmiga sayniska ah saxda ah dadka ma gaaleesiiyo balse Cilmiga sayniska ee reer galbeedka ay side dooneen ka yeeshen kaas waa lagu gaaloba ma ahee Aduun iyo aakhiro waa ku qasaareeye sayniska saxda ah diinta kama soo horjeedo
@dagandaacad5812
Жыл бұрын
Sax
@Axmaada
Жыл бұрын
Please noosoobadi❤❤
@mohamedsadikhassanmohamed2517
Жыл бұрын
ILAAHEY HANA XAFIDO DUNIDA CASRIGA AH CULEYSKEEDA AYAY WADATA
@saacidnusro6340
Жыл бұрын
1 baa ahay
@adamjumale4871
Жыл бұрын
Ustadka aakhiro maas ka yimid ? Reer akhirad camal aas u hadloya.
@ADAN-XSN
Жыл бұрын
Comment tiga wan kuwareeray Xuman ,na haiifahmin
@xashicali9633
Жыл бұрын
Sayniska waxa soosaroo dha waa gaalo
@hirsigoolmohammed5475
5 ай бұрын
Xaqiiq waaye dadka aqoonta madiga barta bes diin la barin inta badan way galoobaan
@Axmaada
Жыл бұрын
Please wan ubaahannahy
@angadyuusuf4654
Жыл бұрын
Waxaanoobilaabdaa halxiraale
@hamseibrahim7840
Жыл бұрын
Science lagu gaaloba markaad leedahay ma waxaad rabtaa in bulshada laga hor istaago barshada science haday jawaabtadu haa ogow inaad umada dibu dhac aad u wayn aad ku keenaysid heer la waayo qof irbad daawo ah kumda qof xanuunsan
@somali-avaliable
Жыл бұрын
In aad fahanto isku day waxa laga hadlayo walal waxa lagu gaalabo waxa weye marka qofku uu mesha ka saaro awooda illahay oo uu amino science ku uu yahay wax madaxbanan awooda ilahay qofkuna uu kala saro awooda illahay iyo science ka
@n.a.1916
Жыл бұрын
Science ka hala iska daayo lama lahee qaabka science ay gaaladu inoogu dajisay waa inaynu badalnaa oo aynan iyaga si indho la'aan ah aynaan u raacin. Qaabkay u dajiyeen waa qab ay rabaan tusale ahaan qofka physics ka bartaa in uu diin oo dhanba ka fogado oo u maleeyo in wxn dhanba Nature ku keenay oo ilhyba meesha laga saaro, wana sbbta ay dadka badanka physicska ito science ka barta ay muxidiin u noqdaan, qof caqligiisu iyo diintisa fahansan mooyane. Markaa waata ta laga hadlya wll.
@hamseibrahim7840
Жыл бұрын
@@somali-avaliable suasha si fiican u khari
@ADAN-XSN
Жыл бұрын
Markale sidagan muqalkan.udawo adigo aad ula socda waxa laga hadlayo
@saciidsuleiman1355
Жыл бұрын
Kuwa somali ah sayniska ku gaaloobay tiktok ban ku arkay kuwa mulxidiin ah ayan arkay
@salmaanabdi457
Жыл бұрын
1🫡
@iskahubi3264
Жыл бұрын
Sxb Science-ka qalad ayaad u fahamtay Sayniska manhajka uu ku shaqeeyo waa Methodological Naturalism wuxuu wax ka yiraahdaa dabeecadda iyo waxyaabaha maadiga. Diimahuna waxaan maadi aheyn ayey ka sheekeeyaan sida Ilaahyo, Malaa’ik, Shayaadiin, nololol dambe iwm
Жыл бұрын
Siddaasi uu u shaqeeyo Saynisku waa ookiyaal Materialism oo Alle dhan qadka ka saarayo, Nidaamkani qofka diin rumeysawaxaa uu sababayaa in uu qofka uu wax ku arko Ookiyaal Dabiici ah (Alle sokadiisa in wax weliba ay dhacaan), Sidda İndhaha Qof Atheist ayuu yeelanayaaa. Halkii loo baahnaa in la isku lamaaniyo Sayniska iyo Diinta, Laakiin Nasiib daro Sayniska dunida laga aqriyo indho Materialism ayuu xambaarsan yahay.
@ADAN-XSN
Жыл бұрын
Hhh war ma adigii ba manta so hadlay 😂walal laha kuhanuniyo soxasuuso 2020 dood dher ba ina kala dhexmartay xiligas waxa igu qornay adan xasan lkn hada xoga wax ba isbadalay sida maga ceyga kamuuqato ee su.aal yar ayan hada kahor ka ilaaway somali dhab ah miyad tahay mise dhibada ayad ku dhalatay (2)> matahay qof dinta sax da ah mel walbo oo wax laga firiyo kusaxan (islamka) kubarbaaray Intas le si sax iga so jawab
@ADAN-XSN
Жыл бұрын
5:04 malah halkan ayad wax kala kulantay Ok.waxad ii shegta waxbarashada ila herke ayad ka gartay se wamaxay taqasus kaaga Waxan layabanay ila hada chanel kan aya ku ciran tahay oo ad laoco ta Arintas wa mid aniga barintan iga bahan
Пікірлер: 87