Labada sheik Daris ba ahaan jirnay waxa cilmi badan ka qaatay o xalaqaadkisa fadhiistay Shiekh ahmed yare Ilaahay ha no xifdiyo 🤲.
@abukardhaay8360
Жыл бұрын
Xiqdiga iyo xaasidnimada in ay nahaabiyo isugu hambal yeeyaan waxay ka keeneen ibliis, ibliisna malaa igtii waa laga dheereeyay, nahaabiyadana sidaas ayaa ilaahay uga dhwereeyay culimada ito khayrka
@shiikhmustafa8139
2 ай бұрын
m.a shiikh ahmed yare
@shiikhmaxamed4050
2 жыл бұрын
نحن في زمن قد کثر فيه حب الشهرة والافتخار وقل امانة العلمية عند کثير الناس والله المستعان وعليه التکلان
@qadarqadar2387
2 жыл бұрын
Maansha,allah sh ahmad yere aloow kubarakee
@alimaxamed3660
Жыл бұрын
Alaahu akbar shukran jazakalaahu kheyre
@saidhashi2856
Жыл бұрын
Jazakallah. Si fiican aya masalada ucadaysay. Shukran Jaziillan.
@user-bb6bt9pp9t
6 ай бұрын
Jazakalaah kheer sheeq Axmed xafiduhu.laah
@maxamuudgaashaami5618
2 жыл бұрын
Maasha...allaah
@sheekhmursal7195
2 жыл бұрын
جزاك الله ياشيخنا احمديري
@user-bj3xi9jk9s
Жыл бұрын
السلام
@saadsaidawaleh3367
2 жыл бұрын
mashallah cheikh Axmed yare allah noka dayo
@abukardhaay8360
Жыл бұрын
Nahaabiyo Xiqdi ga iyo xaasidnimada waxay ka keeneen ibliis ibliis waa laga dheereeyay malaa igta iyo naxariista alle, culimada oo lagu maseeyro xaqana laga Leexdo nahaabiyo ayaa ku caan baxday
@mamulediiriye8005
2 жыл бұрын
Masha.allah sh.ahmed yare
@xasanmuxumed5587
2 жыл бұрын
Ma shiikh Axmed shiikh Ruun buu ka garbixi حفظهما الله في الدارين وغفر ذنبهما
@mohaabdi711
2 жыл бұрын
Manshallah
@sheekhmursal7195
2 жыл бұрын
بارك الله شيخنا
@Abucadnaan
Жыл бұрын
Shukran sh ahmed
@issealielmi778
3 ай бұрын
Xafidahu laah sh. Axmed yare oo xaqa ina baraya
@user-bb6bt9pp9t
6 ай бұрын
Aamiin aamiin
@abdulkhaaliqmacalinyuusuf8684
2 жыл бұрын
m.sh.... shiiq axmed yare
@derowisxaaq5675
2 жыл бұрын
Masha Allh ulmada waa in ay xaqa u sheegaan waayo Ahlu bidca wey badteen
@samowade1300
2 жыл бұрын
Culimada sidaan waa sida aan ka rabno , in ay noo cadeeyaan ahlu bidaca iyo Sharta ay faafinayaan , maxaa yeelay aqoonta da'yartu in badan waa ay iska gaabantahay, kii dhawaaqaba in uu xaq sheegayo ayey u qaadanayaan , marka allaha ha idin barakeeyee ha fududeysanina waxa ay sheegayaan ee noo cadeeya , Allahana ha diinku suga dhariiqa toosan .
@qadarqadar2387
2 жыл бұрын
Saaswaaya sxb inla,iskaqabto waaye
@abdikeynan9852
2 жыл бұрын
M.A
@aasiyomuxidiinyusuf6695
Жыл бұрын
M.a shikhanaa shikh c. Fitaaax usuli xafida hulaaaah💞💥💞💥💞💥💞
@abdiwali8840
Жыл бұрын
Sheekheyn axmed yar alha xifidiyo
@ustaaddalxa
Жыл бұрын
Waad is garanaysaan miyaaa??? War xaqa lajir xaqa cidda ku dhowna raac usuuli waa laga saxanyahay
@ayuubmara-cadde9927
2 жыл бұрын
Video-ga hadaa dhameysatay aan ku su’aalo, jahliga uu C/fitaax usuuli sheegay asiga muu ku laabtay oo asiga maa gacantiisa isku toogtay mise Sh Axmad allaha xifdiyee? Yaab!!
@samirzain7212
2 жыл бұрын
😂😂 asaguu kulaabtay
@alimaxamed3660
Жыл бұрын
Cabdifitaax jahligii asaga ayuu kulaabtay bey ilatahay
Adiga caytamayo inte lagu xisaabiyaa magaca ku qoran iska badal adi ma lihid
@alifanax8212
2 жыл бұрын
HHHhh 55:0 xasan shirki kuma dicin ee ada been kudacday sh axmed kheeeeeeeer allha kusiyoo
@alifanax8212
2 жыл бұрын
55;21hhhhhh
@shiikhmaxamed4050
2 жыл бұрын
القصة التي جبريل عن يميني الرسول صلوات ربي وسلامه عليه ومکاٸيل عن يساره وقال کلاما لرجل ربعة وهو معتدل القامة وانشد حسان بن ثابت الانصاري شعرا فيه نوع من المدح والثناء والترغيب وذکر الحافظ ابن حجر انها ضعيفة الاسناد اعني غير ثابت
@shiikhmaxamed4050
2 жыл бұрын
کتاب الاستيعاب للامام ابن عبد البر وهو من کتب التراجم الرجال الرواة وليس من کتب دواويين اومصادر الحديثية الاسلام وهناک کتاب اخر وهو اسد الغابة لابن الاثير جناب الکلبي وهناک کتاب اخر يوجد هذه القصة الاصابة في تمييز الاصابة لحافظ ابن حجر العسقلاني رحمه الله وضعف الحافظ القصة
@fadhegutaale2300
9 ай бұрын
Bal fiiri oo dbegeyso gaalka xunkaa oo firconigsaa oo la magac baxay Magaca islaamka oo ah axmad yare sharcobuu ka warramyaa laakiin haddaad ku dhahdo ilaah baan rumeeyey wuxuu rumeysan Yahay inuu kuu dhiman yahay ilaah Kale oo ah rabbi makaad rabbi qirtana wuxuu rumaysan yahay inuu dhiman yyahay mid saddexaad oo uu ku magacaabay Towxiiddul ilaahiyah oo ma rumaysna ilaah iyo rabbi iyo towxiiddu uluuhiya inay yihiin Laa ilaaha illa laah haddaba Gaalkaan iyo khawaarijta ay isku Mahabharata yihiin iyo ibleyska Looxda u meeriya waxay caabudaan sanamyo saddex ah Oo uu u qoondeeyey maxamad Cabdiwahaa oo asaguba rumaysnaa in ilaahey carshiga ku Fadhiyo kana soo dego habeen Barkii oona cidlaynayo carshigii Uuna imaanayo dhulkoo uu ka Maqnaa awal iyagoo weliba ku Tilmaamaya inuu leeyahay weji iyo Gacan iyo lugo kuwa makhluuqoo Kale ah haddaba waxaas oo dhan Muslimiinta ilaaheedu waa ka human yahan sidaas bayna sanam Caabud u yihiin gaaladaa dharkii Muslimka inoo soo gashaday waxayna ka khatar badan yihiin Yuhuudda iyo kirishtaanka iyo weliba majuusiga wuxuu weilbaa Sheegsheegayaa culimmaddii islaamka si uu ugu barxo gaaladii Looxa u soo meerisey waayo Culimmada islaamka afarta madhabood oo diidey caqiidada Fircownigaa ee maxamad ibnu Cabdilwahaab iyo khawaarijta
@maankareacts3420
9 ай бұрын
Markaa caami tahay aadan waqti gelin diintada Alle hortiisa maxaa ka sheegi doontaa wahaabi haku so gabanin dadka daawanayo dhan ma wahaabiya aniga wahaabi ma ahi hadana waan arka wixii xaq ah.. Qof Alle Qalbiga ka qufulay aan diintiisa inuu barto rabin lama fahansiin karo wax Alle ka cabso culimada oo loo gafo cadaab ayaa laga dhaxlaa iyo marqaati beenta...
@abukamal8221
2 ай бұрын
Warkaas aad sheegtay waxaad keentaa halkitaab ay ku qorantahay. 1 - Allaah ayaa meel soo baneeyay. 2 - Allaah ayaa yimid meel uu ka maqnaa. 3 - Allaah wuxuu u egyahay makhluuqiisa. Intaas kitaab ay ku qorantahay keen hadaad keeni weydo ogow in aad adiga ku beenabuuratay Allaah ee towbad keen kana noqo waxa aad ku dhexjirto.
@issanixussein4099
2 жыл бұрын
War nimanyahow usuligan xagu ku qarsonaa
@caamirsalah7776
6 ай бұрын
Horta kan kii somaa orag jiray zeylici ayaa nin xabashi qoorta laga jarey dib uso nooleye
@moha.abdi7126
7 ай бұрын
Suufi sanad muxuu ka ogyahay waxey naftiisa u sheegta u iska qaata
@mohamedmukhtar1873
2 жыл бұрын
Xadis aan ku olin bukhari iyo muslin + afarti kale abu'da'ud ibnu maja tirmidi ibnu maja ( raga axadisa)
@safxatulculuumtv
Жыл бұрын
Sheekh Cabdi Fitaax Usuuli Guul👍🙏🥰 Axmed Yare Al Wahaabiyi Alle Ka Baq!😕
@cabdicolow8494
11 ай бұрын
wahaabiyo inaad cilmi kadhageysato waxaa ka kheer badaan idigoo caami ah oo alle iyo rasuulkiisa rumeeyay iskanoolaato
Suufiyo Caqiido Xumadii Caqli Xumayn ku Darsadeen Allah umada Haka qabto
@adonallah
2 жыл бұрын
Haduu jaahil amusayo usuuli ha iska aamuso
@abukardhaay8360
Жыл бұрын
Nahaabiyada xamar joogta waxaa ugu indha adag axmad yare, waa nin maalin larko u taagan suurad xumaynta swcws nabiga, as xaabta, iyo saalixiinta, waa nin ku indha adag in uu xaqa beeniyo
@bashkaibramoha8635
Жыл бұрын
Hhhh hadii lagu yiri waxad shegyso cadayn iyo sanad ukeenso ma nabiga iyo asxabta la suuro xumeyey adi diinta so baro
@ustaaddalxa
Жыл бұрын
Kkkkkk war Isla yaab
@maankareacts3420
9 ай бұрын
Adun waxa joognaa ay dadka wax baareynin oo qof wuxu uso shego bes ku dhagnanayan war intadan culimada afka ku taagin diintada baro naxwahana baro oo diinta inaa fahanto kuu fududeynayo kadib kutubada akhriso xaqa Rabbi baa ku tusayo adigo Culimada ceynayo hadaba ku dhimato ciqaabta rabbi mesha ka galeysid adiga og
Пікірлер: 58