WAANU DHAGAYSANAY WAANU GUTAY WAAJIBKII KA SAARA MAYDKA JAWARI
@siatbulle5893
3 ай бұрын
You are very right brother
@nuurmohamed5195
3 ай бұрын
Laftagareen wuu iska hadley wuxuu iska fogeynaayaa dhibka uga imaanaayo shirqool ka waxaa kaga xoog badan goaanka caruutiis iyo Eheladiis .
@SalimsalahSalim-en8qr
3 ай бұрын
Àadbaan uga xumahay in maanta digil iyo mirifle odaygoodii meydkiisa in lasiyaasadeeyo, in loogafaaideysto dhulkooda lagu burburiyo
@oubahhussein6403
3 ай бұрын
please maa daari karta
@labatanjirowibrahim8367
3 ай бұрын
Dowladda waa diiday in labaaro
@farhiyosaid5300
3 ай бұрын
Abaaha shirqoolka waye xataa.fanaankii soran aniga waxaan qabaa in ay ahayd shirqool inuu tago jabuti riwaydii uu sameeyay waxa wato ma ri baa mise orgi iyo waxaan dooranay ma nin buu ahaa mise darteed
@labatanjirowibrahim8367
3 ай бұрын
Cismaail hadda ka hor ayuu dhehay odaygaan maxaa loo hilmaamay asagoo Jawaari ula jeedo wuxuu ka wadana waa la fahmi waayay
@farhiyosaid5300
3 ай бұрын
Javuti kow xaga sunta
@labatanjirowibrahim8367
3 ай бұрын
Warka wuu cad yahay
@IsaaqAbgaalo
3 ай бұрын
Sax
@AbdiKhaliif-np8ql
3 ай бұрын
Haa
@IsaaqAbgaalo
3 ай бұрын
Haa
@MaxamedCabdijaliil-hs7jy
3 ай бұрын
Haa
@qomayoxildiid
3 ай бұрын
Anthrax armey tahey? Envelope ayey mareyaan ama wa Strychnine because reeraha ugaadhyahanka (hunters) ba isticmalijirey. Bari ban waxan badhey. War ninka wa la diley. Odeygi dhulbahante khalif armey sidan lo sumeyey ? ??
Asc waa sax gabadhaan mida kale soomaali waxay tiri ( talo kuguma noola adumbaa ku nool) mida kale talo waxaa iska leh caruurtiisa iyo walaalihiis . Ayaga laga rabaa iney goaan ka gaaraan Aabahood. Mida kale laftagareen yuu tegin waxa ogaaney in la doonaayo in meeshaas lagu cuni doono. BECARFUL laftagareen.
@User3405-t7n
3 ай бұрын
Nin marki horaba is lahaa yaa kaa celiyo meydka professorka warkisa ha noo sheegin. Laftagaren koonfur galbeed ilahey haka qabto i.a
@labatanjirowibrahim8367
3 ай бұрын
Haa sidaas ayuu dhehay laftagareen
@farhiyosaid5300
3 ай бұрын
Cumar geele codkii sirta ahaa wagii la soo qarxiyay waxuu yiri dab weyn baa la ogyaa wuu ka dhaberyay walee
@alleubaahnehassan1865
3 ай бұрын
WAA HADASHAY MAAMADA HADAL DHAMAYSTIRAN WAXAA CEEB AH IN MEYDKANA AAN ISKU QABSANO.
@XajiABDI-z3o
3 ай бұрын
Asc mr aadan aniga waxaan u cabsanaayaa adiga aadan ah sababtoo ah qof kastoo ku salaamo dib u sii fiiri mahadsanid
@Ahmedali-fo4wo
3 ай бұрын
adeerow wax kastoo oo aad ku amaantaan jawaari ogow waxaa sugaayaa suaalo marka qofwaliba waxuu aduunkaan uu kala tegey ayuu lategayaa hadii uu wanaagsanaa iyo hadii uu xumaa camalkiisa siduu ahaa ayaa loo miisaani ilaahey hanagu daro kuwa aan denbi laheyn
@labatanjirowibrahim8367
3 ай бұрын
Warka wuu cad yahay Jawaari waa la dilay
@maarmaar6136
3 ай бұрын
Alle u naxaristo Yaa rabi Marxumka macalin waa saad sheegtay misa kale mw Laftagareen luuqada u ku hadlay waa diplomatic language in meesha Laftagareen lagu cuno ama waxay raban u sameeyo ayeey rabeen lkn wuu ku fahmay iyaga ayeeyna la rocmtay Waxanba isleeyahay marxumka waxa lo dilay Laftagareen aya si Mogadishu lagu keeno la wayay Luuqadii maanta Laftagareen toos bay ukala dhinteen Damuljadiid iyo Laftagareen
@ubaxadam6636
3 ай бұрын
I like 👍 sheega dee maashaa alaah Adam cadawgaada hajabo guuleyso mundane ❤
@aminaibrahimhaji9949
3 ай бұрын
Asc Macalinka Lugeya, Lafta Gareen si Sharaff iyo Diplomacy kujirto ayuu u hadley xafidullah, wixii kale ee iskudir wada, waa iney kafee jignadaan reer Mayland. Please support and stand with your President Lafta Gareen.
Пікірлер: 29