mansha allah jecliya nidnimo somaliland guul. mansha allah ilaahow Hooyo somaliland nok daa hoyooyinka somaliland waa wadeniyiin walaahi i love you momoyinka somaliland
@Janno190
4 жыл бұрын
Maasha Allah walaahi waan ooyay farxad daraadeed maanta hadaan joogi lahaa shucuurtayda lama qiyaasak kareen markaan arko calanka Somaliland ayaan ooyaaba Illahay hay daayo dadkayga iyo dadkayga aadbaan idiin jeclahay dhamaantiin 😘❤❤💪💪💪💪💪ka quusta faqasheey midnimo ka dheer maba dhacayso
waligiin riyo ku jira kuhaya laanlaal qabiilaysta yaal
@abdirahmanbarud9560
4 жыл бұрын
@@maryanigal3300 kanaxow naftu kaa dhacday adeer heestan bal dhuux ina xayawaanoow
@naasirfaarax903
4 жыл бұрын
Slnd waa gobol somalia ka mida From burco Togdheer somalia
@nasriinnalka5765
4 жыл бұрын
@@maryanigal3300 haka nixine masha allaah u dheh yarkow
@maxamadsaciid5961
4 жыл бұрын
@@naasirfaarax903 walal su aal ..dadka red burco iigawaran .from garisa nfd .waan ooyaa markaan arko Somali San ukalaqoqoban.sorry.. Lkin naxriista rabbi kamaquusanayni..anigu waxan jiraa 30 sano waxan rajaynayaa ilmahaygu inay helaan Somali midayasan lkin ma ogi say waxnoqondoonaan
@lolacbdi3191
4 жыл бұрын
Gul insha ala dadkauhow gul gul
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
4 жыл бұрын
Maansha alaah
@raxmaxusen5979
4 жыл бұрын
Shalay xuski 18may aynu Qaleynay
@suaadmo5221
4 жыл бұрын
Raxma Xusen 😂😂😂waa runtaa
@abdirazak1237
4 жыл бұрын
I believe that there should be only one Somalia one country one language and we should all be united as 1. We all brothers and sisters we shouldn't be divided by hate but be united by love and forgiveness and understanding each other I love you all noth south east and west
@asaldhaladofficial4148
4 жыл бұрын
Mchll 👑mudane madax wyen muze piix apdi magaca ha jiro cimriga ma zoo gaapto cuduaadu ma wiiqanto jir oo joog halyeey Qaranka 💪somaliland guul 💪io gopanimoh zhacapka izaday izgug dupan yihiin Qarankooda ka midayzan yihiin Mchll iyagoo covant-19 😷 jiro hdnah Qarankooda u tagan yihiin somaliland moyeeh miyah dal kle laga helaah🤷♀️allow napada 👏noo ziyaadih guul io gopanimoh somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️ 💚🤍❤️
@hamdaofficial6199
4 жыл бұрын
Mnsha allah qaran dhisan alx
@cabdiqanihamse748
4 жыл бұрын
allow nimcada noogu wad
@ila.faraxwlldhulacade350
4 жыл бұрын
الحمد لله بخير. ماشاء الله تبارك الله
@MTVSomaliChannel
4 жыл бұрын
We love Somaliland ❤ mashallah From dhalinyarada Muqdisho oo ka dhashay kuna dhashay ✌
@ugbaadedebsan201
4 жыл бұрын
Mncha allh tabarakallh
@muktasimjimale5959
4 жыл бұрын
Markay jibo noqoto mxamed mooge wuu ugu horeeya maal iyo muruq markay noqoto dawlad cay iyo jabhad na waa iyagii uun lphyo MAXAMED MOOGE WAAN IDIN WATA GAR IYO GAR DARABA
@asalsomalilanderhargaysaaw6850
4 жыл бұрын
Waaba 18 may oo kale
@hudamohmoud9693
4 жыл бұрын
mashallah guuul Somaliland allow no barakee wadankayaga
@mustiehrlich3814
4 жыл бұрын
Umada reer Somaliland waan salaamaya dhalin yar iyo waayeelba iyagoo isku duuban guul iyo gobanimo ayan idin leeyahay waana maalin taarikh Ah hambalyo hambalyo walaalayaal duriyada barakaysan alle swt haydin xifdiyo dhaman tiin Alaahu ma amin Amin peace and love ❤️ 💞💓💕💓💕💞💕💓💚🤍❤️
inaankaas aaad buu iga qiiraysiiyaay tolay o tolay kuwiiba baba nala hadalaya habenkan dhashu halyaygii idhalay hoobiye diloo hilbisiis ma araga maxaa hooyo idil hengel loo xidhoo halyagii hantayna hoobiye ka dilay humaag beena iyo howl yari ku keen horay ii hodee hada waan tashaday walahay jidhiidhico igu kacaday waa xasuus waxii dhacay markaasa welina nala murmayaan walee geeri baanu ka xigna inanu ku darsano koonfur
@hodan3084
4 жыл бұрын
Yaaab hadaa maxaa yurub reer koonfur dumarkiina u guursadan hadaa sidaa nala ii laayay oo ilmo daarood iyo hawiyaa oo wali looga tago u koriyaan yaaab mise ragiinii ayaa ah sarqaan iyo marqaan kkk
@abdikayse1644
4 жыл бұрын
Masha allah 💚⚪❤
@mohamednur6115
4 жыл бұрын
I am confused and i think these people are being lied to. There is nothing to celebrate about because no one has recognised Somaliland as an independent state. The meeting was clear that Somalia and Somaliland will meet again for the second phase and discuss the real issues at stake. I am not anti Somaliland but I hate seeing lies being spread. I can see people loving their land with passion which is a very good thing but the public of Somaliland are being misinformed am afraid.
@sucaadali8171
4 жыл бұрын
Dadka ugu haduu tashaday maxaa loo dabasocdaa
@yasminabdi283
4 жыл бұрын
Manshaallah walalkayga yar wan qiiroday
@raxmaxusen5979
4 жыл бұрын
Masha alla wan Qorooday sida fcn E loso dhaweyey gesi garanka Guul somaliland
@maxamadsaciid5961
4 жыл бұрын
Isaaqland dhaha....qabiilqaran manoqdo
@theoadnan9703
4 жыл бұрын
Dadkan wlhi sikala lo hayzTa😶😣
@bustaale6554
4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 maanshallah reer abtigay guulaysta love abtiyaal kkkkkkkk Somaliland oo dhamina guul iyo gobonimo
@American_patriot110
4 жыл бұрын
Waxaan rajeynaya in walalaha somaliland ay wadahadal heer caalami la galaan walalahooda puntland, farmaajo cidna meel ma geynayo
@nasyadeuanyeong8707
4 жыл бұрын
Kkkkkkk oo miyaydaan wada Somalia ahayn miyaad ka go den waxan maqlay idinkoo dowlada puntland sheegayaa e iyo dalka waaban shakiyoo waxan is idhi xagay usocdaan
@American_patriot110
4 жыл бұрын
Nasyadeu Anyeong idinba waad tagteen, in la kala tago aadbaan u rumeysanahay, sababto ah waxaa ku jirta danta Qowmiyadaha somalida oo dhan in sida carabta Dalal yaro daris ah oo walalo ah la wada noqdo.miyaaney cadaalad kula aheyn lol kk?
@betterdaysarecoming1881
4 жыл бұрын
Alxamdulilah
@AR-cx5yf
4 жыл бұрын
QOON MARQASNSAN WAR QABIIL DAWLAD MA NOQDO ISKA DAAYA RIYADA
Oo maxay la qiirysanyihiin ma farmaajuu Aayad ka qaadan karaa
@nasyadeuanyeong8707
4 жыл бұрын
Wax ay daan ogayn bushaareeyay oo hoos baa lanoogu bushaareeyay markii la inawada dhagaystay ee farmaajona cararay
@abshirmouse1636
4 жыл бұрын
XARAAJIHI ASOOLKU DJABUOTI GEEYEY IYO WIXI GAARAY BAY KU RIYAAQAYAAN KKKK KKK AGOONTII MAROORA DILAAC OOHINTA ILLAHAY CAWRIDINA HANA BAALMARSHO KKK MIYAA SHALAY LASO CELIN KKKK KKKK SOCODKAY KU RIYOODAN KANI GALBEY KUKALE MOOYEE KANI GALBEY KKK FAALKIIBA SOCON WAAYEY KK WXY AMINEEN FAAL LOOGU SHEEGAY AGOONOW DALKAN SIDI ADEERKA ADAA HAYSAN HADAAD MIDEEYSO KKKK ILMA KURSI KU OOY LAWAA WIXI SHALAY ADKU XAARTEEN XILKU MEERTO WEEYAAN
@Glydh
4 жыл бұрын
Been isugu heesa cunsurland hadaa camal shaydaan umada Somalia hada wixii ka dambeeyo wixii Xamar idinka jooga laga soo eryi doono haday dhan kasta noqoto let see soon as possible
MADAXWEYNE BIIXI GUUL BUU SOO HOOYAY MUUSE HOODAALE MUUSE ROOBLE MUUSE TOOSANE WAA IN MAR LABAAD LA DOORTO SI CADOWGA SOMALILAND U JABO CID KALE YAAN LA DOORAN INTAAN DHINAC U KALA DHACAYNO CADOWGA OO DOODA CADOWGA XAMAR AY U SOCOTO
@bustaale6554
4 жыл бұрын
Marka umadaydu sidaas isugu xidhanyiin ilaahayna wuu Inugu guulaynayaa ee weligiin qalbigeenu mid Ha ahaado
@cabdicasiisrooble8005
4 жыл бұрын
Walaalayaalow maxaa hada oo guul ah ay gaartay somaliland yaa ii sheegi kara Mise buun buuninta kulmiye ayaa run u moodaan Walaahi shacab yahow waa dhiban tihiin allah dhibka idin ka qaado
@hothanmowlied3358
4 жыл бұрын
Ma jirto dib unoqosho mana jiridonto somlia hady faraha kala bixi waydo somaliland ano dumara aya qoriga qadanaya geran ka xiga midnimada Somalia
@mamaaasiyo7315
4 жыл бұрын
Warbal ddoxa dadka lagu gubey kasoo warama
@cabdimalikhasen343
4 жыл бұрын
Ilma amisom ka qariya vedeo gn ishoda alla hanaga duwee
Somaliya ma kala goi karto wixii kale waa riyo maalmeed ma kastaa lagu sabaa hhhh
@sidrasirad9475
4 жыл бұрын
dadka waxad mooda inay ilaween geesiyadi la socoday muuse sida saleebaan iyo dr adana adan sida umadi kale guusha soo dhalayaay war dadkoo dhan u mahadnaqaa
@hamdahmouse8123
4 жыл бұрын
haa wall lama ilawayo maamo adna iyo salbeen iyo intakaleba wanly so dhawnayna
@maxameddhoolawaaaadan2555
4 жыл бұрын
Kkk heegooy dawladnimada ha ceebaysanina
@ahmedeeqnur4047
4 жыл бұрын
Wa Sacad Muuse 🤣🤣🤣🤣
@sumohammed7271
4 жыл бұрын
Sacad muse sida uma badnaa 🤣
@mali7297
4 жыл бұрын
Dhiladii ku dhashey wase Magaca hanagaga ciyaarin Dadkan waa dadkii u dhashey Sland oo dhan Waan ku fahmayaa inaad Ka soo jeedo somalia Waxaad ka xantuhay wada jirka umada sland iyo jiritaankooda
@mali7297
4 жыл бұрын
@@sumohammed7271 wll waa umadii reer sland oo waftigii madaxweynaha jamhuuriyada sland Soo dhaweynayey Qofkan aad repleygiisa aynu soo galney waxa uu ka xun yahay wada jirka umada sland iyo sidey umada Reer sland qadiyadooda iyo dalkooda u ayidsan yihiin Wuxuu ka xun yahay wada jirka umada slland
@abdirachididil3182
4 жыл бұрын
waxaa lo daba socoda waa shiciib walan yar iyo wayn baa
@axmedhassan6167
4 жыл бұрын
War go itaab majiree somalia waa mid kaliye sool iyo sanaag iyo awdal dad ayey Ku laayeen somaliland waana laga wada hadlay
@salah___soo5189
4 жыл бұрын
Somaliland io muse bixi wala wasaaa
@abdirisaksuleiman8619
4 жыл бұрын
Siilkii hooydaa ayaa lawsaa wad kaxunthy horumarka somaliland ay gadhay
@hodan3084
4 жыл бұрын
Dumarkinaha yurub waa idiinku raaxeya reer koonfur ileen sarqaan iyo marqaan baa tihiin reer orama iyo xabashii iska dhashay yahuuu
@milgoali3630
4 жыл бұрын
Lol
@cranka7600
4 жыл бұрын
Aduunka waxaa ugu daran dadka maangaabka ah.
@fardusaw9688
4 жыл бұрын
Aduunka waxa ugu daran doqonka dantisa garanla ee xasidnimadu ka buxdo ee emeson ilaliso ee waliba ever day isu qarxiya shacabkisa aabo 70 years jira xabad sigara ku togta.
@cranka7600
4 жыл бұрын
@@fardusaw9688 fardusa w hargeysa igama xigtid bini aadamkana runta way ka naxaan. Oday iyo dad maan gaab ah oo ku dhaqmaya qabiil qarnigan la joogo uf uf waa dulinimo
@ibrahimali2860
4 жыл бұрын
Cirka Darurta, Kkkkkk Ma xanuunkii xasidnimo ayey kugu Kaakiciyeen, kolkaasaad asqadii uu hantaatac kaa soo hadhay. U dhimo xasad iyo xanuunka ku haya. Kkkkkk
@fardusaw9688
4 жыл бұрын
@@cranka7600 ha sheegan hargaysa faqashyay iminka waanu fahanay dhasha faqashta oo komonka intay qoran bay yidhahdan reer hargaysan ahay reer hargaysa waa dad dhiigoda ay ku jirto jacaylka wadankoda markaa iska sgeego meesha qarxaysa ever day ee aad u dhalatay.
@FaadumoArdo
4 жыл бұрын
@@cranka7600 hargeysa ayaad sheeganaysaa waa in lagaa saraa cadow somaliland loogama bahana. Xaasidku ha dhaco oo ilaahay dalka ha ka qabto dhac dhac dhac
Пікірлер: 144