Waa fikir wanaagsan wana dad dhisane markay ku leey8hiin adigoo wax barta moyee ilmo ha dhalin waa sax ma somalida caruurtoodii midba meel ku tuurtay baa ka fican markaa wll somalida dhexdeedaba dhib badan baa jira dadkan adigay kuu danaynayeen markay ku lahaayeen wax baro oo is dhis anagaa wax badan ban ka faaiiday maa guurka turkigu igu soo orodmaha
@nadiamohammed5330
6 күн бұрын
Waaruntaa waana ku raacsanahay in leeys barto in leeysbaadho iyo in hooyada ninka dhashay la tixgaliyo sidaad u jecel nahay hooyaday ineey tixgalin uga soo heesho gabadheey sodohda u tahay ee wiilkeedu u keenay
@bisharoxaayow1036
3 күн бұрын
Ma dhahdit no isma guursaneyno adaa wsx kasta ogalaady
@shukrisaleh3389
12 күн бұрын
Asc walaal nin kaagu maanu Chanel kaaga arkayn? waa loo turjumi karaa
Walalaal marka hore si wanaagsan u sax cinwaanka qoraalka baaro guurka ajnabiga maahee waa BARO GUURKA AJNEBIGA
@IndhouronHaji
13 күн бұрын
Abayo mantan kugu cusbey balse waxan isweydiyey odeygadu ma xanunsana? Like autism iwm miyu qabey? Mexey tahay qofweyn oo adult ah oahdana cadana rerkisa sidas maba uso fara gishtane???
@ashaoali8020
2 күн бұрын
Ninku maahan cadaan ee waa Turkish
@Thewho444
3 күн бұрын
Waxbadan baa qarineeysaa please don’t tell us your sad stories about Somali women. Majority gabdhaheena way faraxsanyihiin alx
@hiboxasanahmad4171
Күн бұрын
war us nacas yahow xage af ingriis ugu hadashay dad bay wali la jogta gabdha wx bay shegeysa xage u hor booday ja ka shifin afkaga u hadal waxan ajanibi jecla afkoda uff. nin iyo naag waxa rabto ahow tir tir waxa so qortu inta afka qalaad ah balayo kuma murjiso xage no hor carartay😂 igu qado wa igu kacday
Пікірлер: 11