Bakistaaan eeba u eg tahay 😀 teeda kale afka bakistaaanka see ubaratay wax yaraaaba isqab taaan asagana af ka soomaaliga ituu kubartay isku waara yaaarab
@assiaomar7372
21 күн бұрын
Wllo Af Pakistan intee ku baratay
@alhudaquraancenter1635
Күн бұрын
Asc Sumaya .... Wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid
@HubiabdiqadirHubiabdiqadir
22 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul qali
@NawalMohamud
22 күн бұрын
Abaayo xagee jogtaan
@fatimamudey1434
21 күн бұрын
Mayy😮
@aishashiekhabduaziiz7860
21 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@waliyoguhaad3721
19 күн бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤
@AbdiAbdiadam
20 күн бұрын
Somali ma u ekee markaaleedahay Somali makaquruxbadantahay
@deeqahmed2366
8 күн бұрын
Jhooth matt bol was epic, beenta dhaaf gabarey 😂😂😂😂
@user-rr4vz9hq2w
21 күн бұрын
Eee iteee waaye asaga maaasooo maali imaaaday mase
@sahroabdullahi9935
21 күн бұрын
Dumashi yey kudabajin kkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dhamaysdumar7147
22 күн бұрын
Abayo madan tukan cidiyaha iska jar faro shaydan baad yeelatay😂😂
@user-rl2tz3qn8e
13 күн бұрын
❤❤❤❤
@sadiafarhan695
21 күн бұрын
wuxu yiri awal wakujeclahy afka beey iga ahyd lkn hada wa qalbiga
@naimaaly1002
21 күн бұрын
😂 muxu kale dahay
@sadiafarhan695
21 күн бұрын
@@naimaaly1002dhab weeye cz wan aqaana urdu
@zamzamaxmad4432
20 күн бұрын
Culusoow xaaskiisa eey u egtahay muuqaalka iyo codka
@xawomohamed1621
19 күн бұрын
Waa walaalo samiira iyo sumeya
@sahroabdullahi9935
21 күн бұрын
Kkkkkkk dumashi hadhibin 😂😂😂😂❤🎉
@JaamacYuusuf-em9bm
16 күн бұрын
Hi good family indeed alive alive
@Hanaabdi-tz3gh
9 күн бұрын
M. A❤
@maanomohamedali6135
21 күн бұрын
Allaah ha isku barakeeyo insha Allah ❤🎉❤🎉
@rayaancabdilaahi-ny9km
22 күн бұрын
❤😂
@canabhassan2354
22 күн бұрын
MASHA Allaah buetful Familie 😍😍
@soodalxiis4296
18 күн бұрын
Qof fiicani dadkiisa masoo dhaafo
@sadamohamednour3826
20 күн бұрын
he is from Pakistan but am thinking what is his married and his family Pakistan
@user-me1oq7vx4w
21 күн бұрын
आप दोनों लोग खुशियों के साथ दीर्घायु हों
@Marlaarag5821
22 күн бұрын
😩😩😩😩😩😩😩😩
@sacdiyodiriye4640
22 күн бұрын
Maxaad sameynaysaa waa ceeb
@CeyniMaxamed
22 күн бұрын
Walaley adoo raali aha wa iga codsi cidiyaha iskajar
@maryanruunahmed9132
21 күн бұрын
Jida ma maqal miya
@thewariah
Күн бұрын
Ajnabi sanka nagasoo gali. Berina oohin la imow
@hiboaxmed5298
22 күн бұрын
😅😅😅😅😅
@faizojamac7961
22 күн бұрын
Walhi qosol🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ayaanbilan2251
18 күн бұрын
Fariid af soomaali ga xaguu ku bartey mise somaliya ayuu joogaa
@amalabdi2011
22 күн бұрын
Adiga see afka urduuga ubaratay
@fatmasheikhey2180
16 күн бұрын
Maskiin ha diwin waa qof daagad
@ramlahassan3638
22 күн бұрын
He said chut matbol😂😂😂 been hashegin😂😂😂😂
@user-ek6fo6pr4c
19 күн бұрын
Samiiro u egtahy abaayadaa miyaa
@ayanmohamud2638
20 күн бұрын
Abayo don’t eat next time when you’re telling us a story. This was boring
@user-me1oq7vx4w
21 күн бұрын
سمایا پلیز جھوٹ مت بولو 😂😂😂
@asmacumarcraxmaan2313
21 күн бұрын
Wx marka kaligaa cuneysey ninkaga maa siidid abyo 😅
@UmuAbdalla1
21 күн бұрын
Waxa laga yaba in ey lacagteda kuso gadatay ee asagana mu so gado
@Jaalejaale12
21 күн бұрын
@@UmuAbdalla1 jaahilad bad tahay , Noloshaada xariiro badan waad ku khasaari doontaa
@UmuAbdalla1
21 күн бұрын
@Jaalejaale12 alxm nolol igu filan waan heesta in qof waba wixisa cunana wa dhaqan ey leyihiin dadka dhulkoda hormarsaday ee ma ahan somali oo in ey xolo ey ayaga lehen cunana ku fana
@Jaalejaale12
21 күн бұрын
@@UmuAbdalla1 waxan sidaas kuu riri , maskaxada aytaa aad u bugta waxdn ku haya cudur ka ah ku qanacsanaan la,aanta kala duwansha dadka aduunka , sbtoo ah xitaa waxad ilawday cida aad aheed iyo meesha aad ka timid , maxaad iskaga dhigysaa dad kale maxaad isku bahdilaysaa oo uga tagaysaa Diintaada iyo Dhaqankaaga kuu gaarka ah?! waad ogtahay in qaysaskena in ninku yahay mas,uulka guriga gutana waajibka ilaahay saaray sax, gabdhaas shukultada cunesana ama iyadu ha soo iibsato ama isagu haw soo iibiyo markats waa dad wax wada leh guriga dhexdiisa ayaan ka wadaaye oo aay gunimo tahay hadii waxaas yarkaha laysku xisabayo sida reer galbeedka dhaqankood yahay in xitaa midi koronta abiixyo biilka midna uu biyaha bixiyo taasina waxay ka soo horjeaaa diinta islaamka iyo dhaqankeena walal, mida kale reer galbeed waa sax way ku horomaren techology balse waxaa ka burburay oo eber ka yihiin labo meelood, waa qaysaska iyo akhlaaqda wana meesha umaduhu ka dhisamaan .. reer galbeed ka qaata wixii aduunyo cilmi ah balse Diin iyo Dhaqan hakaga dayanina , sbbtoo ah waa sun waxoodaasi mida kale aqbal kala duwnasha aduunka in ilaahy ugu talo galay mise waxaa kaa dhadhacsan hadalkii buush ee ahaa dadka aduunkoo dhami anaga hana racaan , walal dib u celi maskaxada roots kaaga ha ilaawin kuna kalsoonow kuna faan ...
@EBYAN5
19 күн бұрын
Inuusan Mac macanka jeclayn baa Laga yabaa wiilsha intooda badane ma jeclo Mac macanka
@jawahirshugrimahamud4343
22 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@waligadacadahow4888
22 күн бұрын
Kuley ayabo u dhimaten
@maryanruunahmed9132
21 күн бұрын
Bosaso kulayl badan ba ka jira
@user-lz3dd2rd8j
20 күн бұрын
Hhhhh😂😂😂😂😂
@aminasalad3786
22 күн бұрын
Abayo luqada inte kubaratay aniga hindiya 2sano joge luqada wanbaranwaye
Yuusan Keliyaha kaala bixin, adoo qof la aqoonin guursadey
@abdikadiralimohamed8187
21 күн бұрын
Meher xataa makusiinin
@Beingme541
21 күн бұрын
Haa laazim
@NuuraOmar-yp6bj
16 күн бұрын
Hadduu siiyeey Ninkani wa muslin Is deji markaa 😂😂
@Jaalejaale12
16 күн бұрын
@@Beingme541 war naaghaan waa raqiis swaaxiib ingaa wax ka dhigeeney marki hore , ajaanibta waan u mahad celiyaa anigu saa waxay na tuseen xaqiiqada dhabta ah ee nagahan Soomaliyeed.. wlahi wax badan baan ka fahmay qaab fikirkooda saaxiib
@umumarsum6847
9 күн бұрын
Gabadhan samira siman isku ega xaski isku days madax bashkax
@HamdaAwaale-hf8dj
4 күн бұрын
Ila codka
@cartancartan8452
20 күн бұрын
Wloo zumaaya waaxd boqolkiba boqol ka ficantahy Kuwa ku yaacalay gaalo iyo cadaan iyo waxyanan garayn Lkn Muslim mar hdii uu yahy meel loo dhafo mlaha
@abdisalammatan4317
20 күн бұрын
Gabooye waa loo diidaa xataa dadbaa dartood loo gubaa
😂😂somalidan ajnabi inta gursadan ayey hadhow qaylo la imanayan 😂😂😂😂anigu somali ban ahay gabar somali ayey ileedahay ajanib afkooda uraya la igama ogo wale😢😢
@Jaalejaale12
19 күн бұрын
naagaha iskuma jiraan walal, kuwa daalan baa aada jaanibta wax baay ku qarinayaan
@NuuraOmar-yp6bj
16 күн бұрын
Adiguba ajanabi baad tahay 😂😂taas ogow
@NuuraOmar-yp6bj
16 күн бұрын
@@Jaalejaale12 Doorsho dookha cajiib ah 😂😂 Orod caawi kuwa carruurta lagu dayacay Ee tiktok ka barooranaya 😂😂 Looma baahna carruur qabiilka sheekaysa 35 Qabiil iyo qudhun 😂😂 Ilaa 2024
@Jaalejaale12
16 күн бұрын
@@NuuraOmar-yp6bj kuwaasi iyagaa intaay aduun soo rogeen hadana dhac kale usii socda , waan fahmi kraa shaxdaas , tan kale waxaa iska gaa qaldan qabiil iyo qablaayad, ee maskaxada kori ayeeyo
@abdikadiralimohamed8187
21 күн бұрын
Yaa ajnabi u jilicsan xaliimo uuuff
@Seeykulatahy
19 күн бұрын
Macmacaanka iska yareee sister diabetes baa laga qaadaa.
@MariaFarah-bc9ps
21 күн бұрын
Ninkan waa miskiin waa kuwa guryaha garowe dhisa wana Pakistani alle ha isku kin barakeyo lkn bilash Lee ku gursaday😂 Pakistani meher iyo lcg laga bixiyo mayaqanan
@hamdiahmed2307
21 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@hamdiahmed2307
21 күн бұрын
Bakistan iyo hindi all Ajnabi I don’t like guur la’an lee jogi kara if I miss faarah somaliyed 😂😂
Alla Naagta faan badanaa ma Somali bad ka qorxoontahy sankan iyo afkan weyn ee jarerta u eg 😂 Naa Somali uma ekide jareer yahy faanka jooji booyad yahy dhabrka iyo kelyaha weyn 😂
@Qasumamar
16 күн бұрын
Naa maxad ku cuntay hoogto Hhhhh 😂inanta ka dhaac inoma eego waynaga qurux badan tahaye😅
@fawziaalisalad64
17 күн бұрын
Jhoot mat batao bara teen din jaanthihoo kya hogaya sumaya...
@Bile.sharif
22 күн бұрын
Ina adeer xage ku noshahiin ma somalia mise ninka wadankiisa.
@aminaaweys1524
22 күн бұрын
Bosaaso
@Farxadiyoguul
22 күн бұрын
Somalia
@MaryanmohammudabeyMohammud
22 күн бұрын
P I'm ok pl Bo look me ok hhhhh
@user-cw2rg3qh3i
21 күн бұрын
Hindi weye baan umalaynayaa naa yuu ku xadin tuugadii hindida ee kashmiir joogtay baan weligay ilaween
@AyaanSiciid-qy3xg
21 күн бұрын
Kani waa pakistan waan guursaday sidee u xadaa
@user-cw2rg3qh3i
21 күн бұрын
@@AyaanSiciid-qy3xg Pakistaniina waxba kama aqaan lkn wuxuu ila noqday hindi hindida wax ka tuugaysan weligay ma arag caga ha bay wax ku qdaan iska daa gacmee
Пікірлер: 142