Wlh apayo mcnto waxad u maleysaa in aad iga hdleyso 84kg ahay diet 3 years wadaa hal kilo igama dhicin wayo waxan ahay I love macan waxa laga yabaa in aan 2 weeks in aan cuni baris iyo Bosto lkn kii macan ahaa yaa iga celinayo 😭😭😭 allow riyadeyda i rumey 2023 ma rabo in aan san a haado waxan rabaa caato cafimad ah🤲🤲
@Fahmacadil
2 ай бұрын
Haye manoshahy 2024 lamaroya😅
@hawadhiiabdullahi4105
Жыл бұрын
Masha Allah quruxey waad ku mahadsantahay talaada wanaagsan iyo waqtigaaga qaaliga ah aa na siisay
@Mahdiya23
Жыл бұрын
Adaamudan hooyo mcn ❤❤
@UmuSuheyma
23 күн бұрын
Masha Allah xabiibti wad dadaashey isoboqo walashe
@nasteexomaxamed3977
Жыл бұрын
Abyo 86kg ahy adi cml ayn ahy ima sahlana Ina is cateyo waxa rajena taladada ine iscidi donto I.a
@Mahdiya23
Жыл бұрын
Insh Allah ❤❤
@mariankasim-go8le
Ай бұрын
Wlhi waa wax u fcn wehesideyda ani ma jecli inaa cunto iska daayo lkn shukulaato ma jecli mana caatoobo, fikirkaagaa tijaabinaa abayo
@ruweydaabduqadir
Жыл бұрын
Illhey meshaa jaceshhy haku garsiyo
@Mahdiya23
Жыл бұрын
Amiin abaayo qaali ❤❤
@AminaAhmed-ut8br
4 ай бұрын
Mansha allah sharafeey. Best video ever
@zakiomar5471
Жыл бұрын
Mashalah guul wcn🎉
@Mahdiya23
Жыл бұрын
Mahadsanid😍😍
@ayaanmaxamed1088
Жыл бұрын
Alx ani sonka sadaxda malin wax lacuneen oo waxlee lacabayo waan ku guleystay 5k ayaa iga dhacday
Пікірлер: 39