Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏
Maryan hadaa tahey hooyo nuujineysa adigoo dr la tashan waxba ha cabin mana fiicno hooyo naas nuujineysa iney waxyaalaha qaar cabto
@nawalnalka2594
9 ай бұрын
57ahy waana is caateynaa wali😂😂
@Suu-challenge
9 ай бұрын
Anigaba 58 ahay 😂
@Suu-challenge
9 ай бұрын
Catana raba 😂
@KalsoonMahamed
9 ай бұрын
51 ahay wali caato rabaa 😢
@user-xi1uz2ok4m
9 ай бұрын
walalayalow caata yaal ayaa tahiin ee kaftanka naga daaya
@rahoom-123
9 ай бұрын
Me 54 catona ahay lkn lafo leyhy😂😭 cto sii rpa
@fartuunsiciidmaxamed181
9 ай бұрын
Bariis iyo basto ma cadaw ah maalinkasta wan isku daldalaa kumana caayilo
@Faatima223
Ай бұрын
Dad baa ku cayila dadna kuma cayilaan
@Xaawo_sharaf262
9 ай бұрын
Ilahow adontada ahay icaawi yaa raabi🤲🏾🥺video walba laga hadlayo sida laisku cateyo igama fakado wan dawadaa sas ey tahay goan malihi 😂misankeyga wa si socdaa wan jeclhy ina is cateeyo lkn qarashka iciilay😢😂
@suadhirei1028
9 ай бұрын
Abyo qarash uma bahnid niyada heyska dilin sokorta iska daa iyo cashada malin kasta hal sac soco hbnkina jmcsi samey wlh wad yabeysa sida isku badasho
@Xaawo_sharaf262
9 ай бұрын
@@suadhirei1028 thanks abyo🙏😇
@user-dc9ji3qr2f
9 ай бұрын
@@Xaawo_sharaf262 wallhi kulamid baan ahay 😢😢
@user-dc9ji3qr2f
9 ай бұрын
@@Xaawo_sharaf262qarash waa ubaahantahay waayo cunto gooni aa larabaa marka lis caa teenaayo
Пікірлер: 118