Manshallh abyo mcnto jazakllh khyr makinasa wn ubahna inte ka hela aniga kismayo aya jogaa jwbta waa imuhim thanks
@shukrimasala
6 жыл бұрын
luul Abdinor isowaca +254715825636
@faadumoahmed2788
5 жыл бұрын
Umu Israa fhf
@shukriyusuf2441
3 жыл бұрын
Masha allah samidey illahay ilxun kumatuso aaad ayan kutageraa una dawada cuno kariskaaga masha allah allaha kuxifdiyo abaayo
@rukhiahassan
6 жыл бұрын
mahadsanid walashey waxaan kacodsan lahaa nanac luubaani ama nanac burbur aan u dhali rabaa Hal mar noosoo gali saaxibey hada awoodo insha allah jawaab aan kasugaa
@shukrimasala
6 жыл бұрын
rukhia hassan haye qali
@sadiamohamudabdullahi8849
6 жыл бұрын
Alla abaayo wa run isku niyad man aheeh shuriyey nosogali nacnac luubani wan uxisay
@sabaadchannel9432
5 жыл бұрын
rukhia hassan mansha allah
@fadumohasaan8517
6 жыл бұрын
mashallah shukiri masala
@amalabdirahman6478
6 жыл бұрын
Manshallh wallo misanka xasanaadka ALE hakuugu saaidiy Sida hagar laanta ah ee aad waxnoogu soo gudbinayso mcn
Asc walal shukri waan ku salamay shukran waan ka helay sida sharafta badan aad nagu fahansisay.walal sual ayan raba ina ka weydiyo birta walal ma aad ayeey u yar yar yihin ama waa ween waye?
Masha allah abaayo alle haku barakeyo habibti.. Buskud timir lagu xashaayo noga so tuur abaayo alle haku xifdiyee
@shukrimasala
6 жыл бұрын
fadumaawil14 fadumaawil14 Amiiiiin qali
@cashoxasan731
5 жыл бұрын
Mamsha alllllh waan kahey abaayo
@foziaabdul1787
4 жыл бұрын
@@shukrimasala Asc abyo malintan birta ah inten ka so ibsada wll Kenyan kula joga ee malaga hela nbi
@muntaasmuuntaas1580
6 жыл бұрын
Masha Allah 👌👌👍❤❤💋
@yasmiinmaan6216
4 жыл бұрын
Meeqa daqiiqo bu ku jiryaa meshinka abyo
@ummucimranphatush447
3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah abayo aniga mashinta way itala wana isku campanay tadha iyo teyda wayna hoosle gadud kadigi koorne cadan waye maxan kusameya mise waa cusebka
@abdifatah8329
5 жыл бұрын
Wow
@hodan7631
6 жыл бұрын
Maansha allaah makiinada qofwalba wadankuu joogu kahelaa tusale uk argos ku arkey iyadoo yar ayadoo weyn waa laga helaa name waa donat maker walaalaha raba in ay gataan birtaas lagu dubayo jzkl
Shugri cadeey maanta bejkada maraa baaraye anoo ka raasaayo shawarma waanba wayay waxaan lahaa adi maa qaldan mise shugri wali masoo galin shawarma saa kugu aqanay wax walbo waa noo soo galisaa جزاك الله انا اكثر من معجبين لك ولصفحتك
@leylasharaf6518
3 жыл бұрын
Watching 2021🥰
@aminadacad3648
5 жыл бұрын
Masha alaah cadey jazaklahu kheyran jazaa
@muhaahmed7922
6 жыл бұрын
Masha allah khayr allaha kaasiyo waxa dadka ufaa idaynayso sifada aaleedahay ee i qancisay ayaa ah dadka youtubeka cuntada dadka kabara waxay kushegayaan samynayaaan kuma tusayaan ama sifcn kuuguma sharaxayaan lkn adi waa kaduwantahy hal hal faseex waxii waanatuse wlahaya maasha allah weligay qof you tube cunto kakarisa ma subscribe garayn adigase hada waan sameyay waayo qof lafahmi karaa tahay una hagar baxsan waxay dadka barayso waxbadan wan kaa faa idayaa isha allah sidaa kuwad dadkana wax ufahansiii thnks
Пікірлер: 698