macalin walba oo talabixiyo waxuu kaso qadaa in mamulka schoolka wanagsanyahay o macalinka ardeyda lala qabanayo lakinse xaqiqda waxay tahay in mamulo badan ay ku dhahayan adiga un si u maaree fasalka , hadii wa laiso shideyay aad fasalka ogaso baxdana waxaba lagu arkayaa inad howsha kaso bixi karin o waxa lagu leyahay ama fasalka xaliso ama iskatag, waxan isku sheegno iyo xaqiqda kala dheer
@abdirihmanhusenmahamed6479
Жыл бұрын
الفوضى تولد فوضى
@maxamedbashiir1328
3 жыл бұрын
جزاك الله خيراً جزاء
@abdirahman24h
Жыл бұрын
tababarkan aad buu ii caawiyy mhdsanid ustaadi
@cumariidow8660
2 жыл бұрын
Ustaadku waa mahadsanyahy si wanaagsan ayuu noogu sharaxey Waa dersi qiimo badan Habka waxbarista ( methodology of teaching ) macalinku hadaw fursad helikaro ha nooga faa iideyo Mahadsanid
Macalimkaygii walhi waa macalimkii ugu xiisa badnaa ee wax ii dhiga
@mohamedmohamoud4886
4 жыл бұрын
Macalin Rashid cabdilaahi talooyinka noloshada waxa ku soo aqoontada ka faaiidaaso Macallin
@jaamacxurbe5728
5 жыл бұрын
wlll ma macalimin waalan ayaaa kahadlaysaaaaa
@sanqadhyareofficial3087
4 жыл бұрын
Ustaadkayga illahay cilmiga iyo camrigaba alle hakuu barakeeyo
@alkheerofficial1282
2 жыл бұрын
Soomalia qani
@Jabrail_78
7 ай бұрын
Dadka indho-adeeg ka batay ayey ku leeyihiin maareey teeda kale maareynta tii la yaqaanay maaha waa inaa askari noqotaa fasalka indhaha ku heysaa😂😂😂 wlhi waa yaab aniga askari ma noqon karo lkn macalin waa noqon karaa waxaa u sabab ah arday xun oo mooryaan ah ayaa dugsiyada buuxa lama eryi karo
@jaamacxurbe5728
5 жыл бұрын
الى اي قبيلة تنتسب إليها ؟؟؟؟؟؟
@RiYoole
3 жыл бұрын
Qodobadan halkee ka soo dheegatay....ama kasoo ururisay...
Пікірлер: 25