walahi laba sana ilmo hingaad lii baraaye ana aan baraaye hadana wax ma aqrin karaan wana ogaa iney wax qaldanyihiin ilmaha ayagoon xarfihii aqoonin ayaa lala ordaa .qeyr allaha kusiiyo .macalin see laguu heli karaa ka macalin ahaan .mahadsanid
@xadro2
2 жыл бұрын
Numberka meesha kuqoran what’s up ka kawac +447908228954 Ama caadi uwac halkaasaa shiikha kahelaysaaye
@AxmedkaafiCabdilahi
4 ай бұрын
@@xadro2asc
@xasankhaliilmaxamed
9 ай бұрын
Sheekh kitaabka القراءة المصوره kitaabkaa balwax kasoodhe ي isagy kutaalaaye
Masha alaaah tabarakalaah qeer ale hakusiiyo jazakumulaah qeer
@cabdicazizaxmad5011
2 жыл бұрын
Halkeen kahela buukani.macalin
@xadro2
2 жыл бұрын
Waxaa kahereeya inaad sheegtid meesha aad urabtir oo aad Joogtid Telephone ka kuqoran kasoo wac what’s app ka please
@MohamedUgaas-u1z
4 ай бұрын
😮jasaaka laah waa ii faa iidaysay
@maryanmohamudyabrow8081
6 жыл бұрын
mashaalaah Ilaaheey hakuxafido sheekh waxbadan aan kaafaideeste mahadsanid waxan jeclahay ilmaheega in ufaideyo inshaalaah
@tripleas9465
5 жыл бұрын
Maryan Mohamud Yabrow ka faaigeysta
@HoodoMaxamed-c9c
Жыл бұрын
Wlhy bilhy tolhy waa runtiisa ilhay ma calin c aqliga hakuu wanaajiyo wlhy waxaad sheegtay kalmad runa oo anigaba is odaay in wax wayni iga khaldan yihiin
Masha'allaah illaahey ha kugu jiseeyo janatul firdowsul aclaa ustaad xadar waxan faa'iday wax aan ku soo kobi karin halkan insha'allaah kitabkana wan raadsanayaa
@khadramohamed8754
Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الله اكبر بارك الله فيك
M.a abti wd ku .mahadsantahay wlhi allah ha kuxafido abti mcn wlhi quranka wan jeclahay fahamkagi wan ku faerxay abti quranka aqqriskisa wan aqana lkin abti wax yar I dhipibbayo
@safiaissa5917
2 жыл бұрын
Mashaa allaah sheekh
@muhaali470
6 жыл бұрын
Masha allah macalin jazakallah waxan ahay macalin farbar mar walba waxan isdhahaa yaa kaa caawiyaa ilmahan farbarka lkn buugaas ayan isticmaalaa hada ilmaha aan haayo hingaadoda wey fcnyihiin
@Drikra
5 жыл бұрын
Asw muha ali wll intee joogtaa inteena ka hellaa buugan ma iga caawin kartaa mcllin
@samiraomar1103
2 жыл бұрын
wlhi wn ka faaiiday Ilaahaw sheekha xifdi oo cilmigana u ziyaadi
Buuga maanta meelay ka help sheegay clipkan sanatorium badan ka Hor buuga aha laakin aniga maantaba arkayo wanna ubaahanay
@AhmedMohamed-me4kq
7 жыл бұрын
Wlh haddan fiirsanayaa Ustaad ahmed Mohammed oo joogo Luxemburg oo yurub ka mid ah seen kuheli karaa kitaabkaan
@xadro2
7 жыл бұрын
garaad dhaqane Walaal telfoonka aad iisoo qortay ma dhamaystirna laakiin adiga kayga waad aragtaa ee igala soo xiriir ama email iisoo dir kuli waxay kamuuqdaan video ga dushiisa
Abdulkadir AK. Telephone ka kuqoran soowac in shaa allah ama E-mail soo dir ama what’s app
@alkowtharhassan1844
7 жыл бұрын
Jisaakalaahu khayr
@ubahguled96
5 жыл бұрын
Quranka online ma ku dhigtaan?
@xadro2
5 жыл бұрын
i Ibarahim Ali. Haa walaal
@abukarmuuse6997
4 жыл бұрын
maansh a allah shiikh soomaaliya buugu mayaala
@zamzammuhamed1086
4 жыл бұрын
Bijkgtyhogyho
@sayidcumar6576
7 жыл бұрын
Asc sidee kitaabkaan ku heli karaa. waxaan rabaa in aan udhigo walaalehey.
@xadro2
7 жыл бұрын
ws walaal kitaabkaan waa lahelaa laakiin sideen kuugu tilmaamaa waxba masoo qorine 1 xagee joogtaa ? 2 telfoonkaaga aaway? 3 meeqa xabaa rabtaa? maadse ila soo xiriirtid ilaa telfoonkayga waaka video ga kamuuqdee ? iyo waliba Emailkayguba
@sayidcumar6576
7 жыл бұрын
A FARAH Akhii wali hada ma qorsheen lkn waxaan jeclaan lahaay kitaabka meeqa lacag oo jooga iyo inaa ii sheegtid hadii aan ka heli karo United States khaas ahaan Minnesota. mahad sanid
@abdallaziyaad2095
2 жыл бұрын
Sheikhna sowma ogiid Inu sheydan jiro o udidayo ciyaalka kitaabka ilahey kana dagalamayo school kana islantaasi o qosleyso isaga aya lajiroo ciyaalka jecleysinaya
Пікірлер: 228