Thanks a bunch this video helped me a lot keeping bro
@user-vh9qw9mh4x
5 ай бұрын
❤
@nadiyoaxmed5536
Жыл бұрын
Walal icawi
@Mrwaryaa0
Жыл бұрын
Aad iyo aad aya u mahadsantahy wllkeyow lkn PayPal side lacg ugu dirsana ano Somalia joga mida kle inu sifigu noqdo aya raba sidi document okle isago sawir ah see uga dhiga document
@xaajigiixadeedmaray9358
Жыл бұрын
Yasinow zxp shaqooyinka ingiriiska way badan yihiin maad noso xushid kuwo kle sida driver bus oo kle banku arky lkn manaqaan qaabka lo xeraysto zxp waa codsi kuwo kle noso bandhig
@munoalimohamed8979
Жыл бұрын
Muna ali
@nafisaozman5053
Жыл бұрын
Qofkiiii anan soo shaqeynine kwrn sxp suduu kubuuxinaaa
@munoalimohamed8979
Жыл бұрын
Icaawi aboowe
@ruunishgcl
Жыл бұрын
Hoyadey maku qoran kara references
@bashirali6424
Ай бұрын
Wadmahdsntahy wye lacaga buu igu xiray
@cabdisalamxasan4266
Жыл бұрын
Ustaad post code ka muxu yahay markan somalia joogo
@sacdaxasan7763
Жыл бұрын
Sideen
@sacdaxasan7763
Жыл бұрын
Sidemn u door ta
@user-dr1mb9oo2j
Жыл бұрын
Sxb haduu soobaxo sidee lo ogaada noso sameey ugaa ❤❤🎉
@user-xg2zl7yi3s
7 ай бұрын
Wll hadan shahaado he sanin
@yassinmoussa4771
Жыл бұрын
Sxb yassin le site que tu te connecte on le vois pas 😮😮
@maxamedwarsame1773
Жыл бұрын
Sxb jawaabta side lagu helaya inaad guulaysatay email miyay kugu soo dirayan
@munoalimohamed8979
Жыл бұрын
Shaqada iga cawi
@aabahalajenka3204
Жыл бұрын
Sxp barnamish Canada AA xaresty xgen Kala so xirira wx bey ii sodiren
@nacimadakane2
Жыл бұрын
See ufiirsate wll.aniga jawabta sa ufiirsado maqaane
@nacimadakane2
Жыл бұрын
Yasiin waa xareyste ustralia lkn jawabta seen ku fiirsadaaa plz iga soo.jawaaba
@xaajigiixadeedmaray9358
Жыл бұрын
Wll anba wan xeraystay lkn maso jawaabayan waxa laraby in Gmailka jawaab kaagaso diraan shaqoyinka ingiriiska dhaama wayo iyagu waykuso jawabayan ani wan xeraystay tan ingiriiska wxyna idhaheen wanu aragnay xogtaada lkn wali laguma dhawaaqin dadka guulaystay
Пікірлер: 36