Prankigan oo laga jaray inta aad qososheena soo dhiga youtube-ka Hala yaabee 🤣 🤣 🤣
@beautychannel6359
3 жыл бұрын
Ismaaciiil subscribe isar wl
@mustafejakuu7766
3 жыл бұрын
😂😂😂dad niiga waalan waligey ma arag😂😂
@beautychannel6359
3 жыл бұрын
Mustafe subscribe isar bro
@dhamacomaar407
3 жыл бұрын
Yaa ila arkay inuu ka Wayni is cadeeyo wajiga u baqayo hhh
@DaciyatuRaxman
3 жыл бұрын
Eeg siduu iimaanka isaga qaado😂😂wlh eraygas waa iga qosliyay🤣🤣🤣Prank dhan waso afjarten wlh😀utube ina ledahay ma ogen hada arkay paayo sbscribe waku saray❤
@suleekhasaleeban3763
3 жыл бұрын
From lii caato keep going wllo
@Niciimaa
3 жыл бұрын
Alla laa ilaaha illalaah😂oo ma beentaasaanu ka dheregnay😂
@Quen_Filsan_Said
3 жыл бұрын
Wlhi waa Qoslay.😆 Xaqiiqda jirtaa ka hadasheen😆 Horey u socda.
@binuyaminmohamed3916
3 жыл бұрын
Walee qosol buu inagu dilay yarkaa oo kulaha kuceli jugta wuuba rabaa waxjugeeye hhhhhhhh Amazing Next video yarka prankiga lagu sameenayo oo idinka aargoosanaya so sameeya One LOVE GUYZ
@maan9058
3 жыл бұрын
hud hud caska miyuu udhaarsana caadi udilyaa🤣🤣🤣keep goin my sister
@abdixakiin9120
3 жыл бұрын
war gabadha qurux badanaa masha allah 🥰
@samatarfilms2411
3 жыл бұрын
Walalhey aniga fanka wan kabaxay ilaheyba IGA madobeyey channelkeyga wakan ee 1k 👉Subscribed igarsiyaa intakalana allow so Hanuni Amin dhaa
@nazirdhawii8367
3 жыл бұрын
Prank kii iigu qozol badnaa Hud Hud garac beerkuu icadeeyay dhamantiin dar illahay Yan inii jclhy
@guledadan6923
3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 Aar waa iga qosliseen. Waata labaade muna Faysal Filmkii Mee qeybtii 3aad kaamaa hayo dee inaga soo Hagaaga indr Tageero Khaasaan idiin Ahee
Walihi ilaahay ha laga daayo beenta lagu dhaaranayo
@jamacsalim8950
3 жыл бұрын
Hud muna suhaybwaa salaamayaa waan ini jecelahay💔💔💔 dhamaantiin
@amaalqueen5981
3 жыл бұрын
Dad niga waalan maan arag😁😁😁😁
@deeqoaxmed6770
3 жыл бұрын
Msha allha wllo aniga cawa ban kuguso bire wana kula socn donaa isha allha
@haboonsoobe441
3 жыл бұрын
Munay qof walba wuxu hore usosameyu kuso celiyaye malaka yaba hadaba in ad prank ad ku samaynaysay suhayp caska ee youtubekaydad japsatay in ad isla ogaydeen😂😂😂
@faraxcali9761
3 жыл бұрын
Ma awal buu run ahaa prink😂
@deeqdarajo7420
3 жыл бұрын
Kkkkk prank Somali leedahay waxaan ka aamin baxay naag jini iskurideyso ninkii ay dhaheysay wan kusamayna markey cabaar kudhagantahy ayadoo is waaleyso uu wuxuu hoos uleyahay istuur istuur ayadana xoog ayeba iskutuurtay yaabka igadhamaday
@bulshaawi2024
3 жыл бұрын
Walahi qosol iguma hadhin
@susum9099
3 жыл бұрын
Asc muna maxaa ku dhacay Musalsalkii Sirta qoyska?
Пікірлер: 198