Sxb waligaa maantaan ku taageeray waayo waxyaabihii ii muuqday oo aan rabay in laga soo hadlo ayaad ka soo hadashay qiiq aatahay maqabsantid in sha allah
@fitimamohamadnor
Ай бұрын
Aad ìyo aad m.a horay usoco qurux ku dhiigle
@KowsarDahir-ts6to
Ай бұрын
Gurmee kugu dabeyseyy saliga nabiga scw❤❤❤
@user-oj1im2ml6z
Ай бұрын
Hada
@fowziyomaxamed9109
Ай бұрын
Allah is one 😢❤☝️
@xaylemaxamuud5981
Ай бұрын
Scw
@xaylemaxamuud5981
Ай бұрын
Allahu Akbar
@fatimaaden3807
Ай бұрын
Aduyana ceeb aqirana cadaab insha Allah
@fatimaaden3807
Ай бұрын
5:20
@AncamMohamed
Ай бұрын
❤❤❤❤😂
@anisaabdulkadir6068
Ай бұрын
Ilaahay agtiisa Cadalad laga hela 😢 luulna Rabbi naxariisti jano haka waraabiyo 😢
@user-yj2ik5wd1c
Ай бұрын
Ameen
@user-mq2oj6el8q
Ай бұрын
Aamiin
@Yaatii14.8.16
Ай бұрын
Allahuma Amin Maxkamad RABI khaadi ka yahay mala'ikta nh ey marqati ka yihin ayey cadalada ka heleysa luul iyo inti dunida cadalad ka kaheli weysay 😢
@CabdullhimaxamuudCabdi
Ай бұрын
Nabigena maxamed scw scw scw
@user-wc4ye2sq7p
Ай бұрын
Scw
@adandiiriye4333
Ай бұрын
Ma awalaaaa cadaalad Somalia 🇸🇴 ka jirtay markii la dhahaaayo saan cadaalad darro waaaye
@xamdisudaancali2765
Ай бұрын
Abowe somali runta way dhiibtaa wlhi meshan cadalad maka soo socoto😢
@____Cumar____
Ай бұрын
Ilahaay agtiisa ayey cadaaladi talaa Waar hooy aakhiraa dambaysa wllhi.
@Nura.Nalka114
Ай бұрын
😢😢😢😢 Alaahu Akbar ilaahow daalimiintaan isku garabsadeen isugana hiilihaayaan dulmiga ay faleen ilaahow naga qabo ILAAHOW NAGA QABO ILAAHOW NAGA QABO YAA ALAA XAQA LUUL AABAHAAS DULMAN CARUURTAS AGOONTA IYO RAJADA AW SOO IF BAXAA😢😢😢
@oumalkairemahamoud8685
Ай бұрын
Wlhi runta waye allah weyn 😢😢😢 from Djibouti 🇩🇯
@amineroyal7118
Ай бұрын
Huno in la iskadilo qof la hubin inuu qof dilay waa dambi, iyada Allaha u naxariisto laakin j'ai pas compris pourquoi ti écris from Djibouti 🇩🇯, c'est quoi le projet? Pourquoi tu es obligée de préciser
@apdirashiidkamali7756
Ай бұрын
Qurux kudhiigle zxp maytidi ama ahlu qabuurki ayaaba ladulmi nayaa oo qabuurihi laga soo saaraya xagee cadaaladu taal alle agtiisa ayay cadaalad taal soomaliya waa dal meel walba kaliita😮😮😮❤
@nurta-gh2xb
Ай бұрын
TAWAKAL CALALAAH WA KAFAA BILAAHI CADIIM
@user-fv6il1lb2z
Ай бұрын
Meyd kabtiisa ka roon waxa ka daran qof islaam ah oo dalmi naftiisa lagu gooyay si kas ah ilahey wuxu ka jclyahay quf muslim ah oo si kas ah loo dilay iney dunida dhan halagsanto dhiga quf muslim ah masahlana
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@kheriyamohamud4517
Ай бұрын
Waan layabay nine xabsi ku jira oo timaha si qurux badaan ujaran walahi adakan wanaga cilmi badan yihiin raabi talo ku filaan☝️☝️☝️☝️☝️
@bluerain3282
Ай бұрын
Hawiye
@cousinbro1580
Ай бұрын
Haduu ninkan silac ka muuqan lahaana wax kalaa la sheegi lahaa walee in aan soomaali meel looga baxsadaa jirin aduunkan hor maray ee aan joogno dadka xamsiyada weey ku qurux badnaadaan nin cadaan British ah oo aan daris nahay baa mar dhaweed la xiray and ma ogeen last year baan arkay waan aqoonsan waaye oo walhi ah sida uu u soo qurux badnaaday hada uu hal sano banaanka joogo waa yaabaa sida uu u fool xumaaday teeda kale ma ilaawdeen in qofka maxbuuska ah aan lagu xadgudbi karin oo shareecadeena ogoleen war soomaaliyey caqliga ka Korea oo wax barta aan jahliga ka baxnee anu waan ku amaanayaa in xamsiyada wadankeena aay nadaafad iyo cuna wanaagsan helaan maxaabiista waawa hadii lawada helayee
@Zusan15
Ай бұрын
@@cousinbro1580ma somaliyad qof xaqiisa taqana somaliya laandher iyo lan gab bees baa la yaqana niinkana hadu dadka la yaso noqon laha siida umu nuuren niin maxakamad saran dil gaystay haduna waxa isku halaynayn muxu ku qoslaya niin nagtiisa wayay hadu niin baqaya yahay waay ka muqan lahayd marka niinkas iyo ciidi qaladkiisa ku racdayba hoostooda alaha ka siiyo iydna ilahay haa uu naxristo
@mandeeqahmed9225
Ай бұрын
Smart man true ❤
@rabiileMowuliid
Ай бұрын
Alle hawu gargaaro inta la dulmiyayi inta dulmisayina abaal marintooda alle ha siiyo
@qalanjaquruxu5966
Ай бұрын
Walahi wa arin xanunbadan wale xisabbadanbeysa
@Hasnktal
Ай бұрын
Dadka cadaalad laga raadin sawta qubuuraha ay qodonayaan ayaan daranaa ruux dhiig Islam qaba Subxaanalah
Bismillah 😢 They want to forgive him bcz of tribe subhannaallah😢cadalad danki Allah ayey talaaa wlh😢😢😊
@TARAA43
Ай бұрын
Cadaalad ilaahey ayaa gacantisaa ku jirtaa xaqana si kasta ma qarsoomo
@QadraAli-gp1sd
Ай бұрын
Masha Allah wlhi geesi aayd tahay runtana Allah ayaakugu jecel dadka tageero buxa ku ahay huno from Djibouti ❤🎉🎉
@user-tn1ki6xp4q
Ай бұрын
Cadaalad waa tii rabbi 🥺☝🏼☝🏼
@abdullahimohamud2897
Ай бұрын
Sxb waxaa tahay qof marwaliba utaagan cadaalada iyo xuquqda gawadhaas taasoo dad badan ey awoodi waayeen in ey kahadlaan runtii waxaa ifisay dulduleelo le iska indha tiray kasoo cadenayo gacan kudhiglaha in uu falkaasi gestay you're the hero of somali youtubers keep going bro wish you long life ...
@abdullahiabday
Ай бұрын
kusaliya xabiibkeena scw
@user-ct9bk6vf3p
Ай бұрын
Somalia waa meel cadala daro daal iyo dawlad daro (injustice) 😢😢😢😢😢
@Maaneey44li
Ай бұрын
Nin aan runta ka gamban baa tahay qurux ku dhiigle ❤
@user-mg8er6id5q
Ай бұрын
Qosolka qaarkiis naxdintaa keenta ee stage kuu taagan yahay Siid Ali, haku nabsinin. Seey wax udhaceen Allaa naga og.
@cousinbro1580
Ай бұрын
Waa sax illaahey uun baa dhax joogay Illaahey xaqa hasoo iftiimiyo koleey nafbaa si foolxun u baxday because of dabka uu shiday
@june6206
Ай бұрын
Qofka dab dhisa cidii wax ku noqdey qofka ba masuul ka ah Illhay ba og kalium kiis kani wa cadab inuu gubey
@ahlanahmed8860
Ай бұрын
Siid Ali mooryaan mujrim ah cadaalad hadeey jirto dilbuu istaahilaa
@user-mg8er6id5q
Ай бұрын
@@ahlanahmed8860 Allaa waxdila nooleeyana, so relax.
@SaraAhmed-qh1me
Ай бұрын
It’s so sad wallah this guy forgot there’s Allah cadalaad daro 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔 I feel so pain for her dad
Congratulations Mr Joel, God bless you, good work, receive my gift 🎁👋
@robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj
Ай бұрын
Waxaa dhiman garsooraha waa sugeynaa quruxow kiiskaan soomaali keliya indhaha kuma hayso aduun weynaha oo dhan ayaa isha ku haya kiiskan ama aduunkuu baal xun ka galaa ama baal fiican il aan seexana kor ayey saaran tahay malaaiktana waa marqaati aan laaluush qaadan فمن يتوكل على الله فهو حسبه ويرزقك حيث لا يحتسب حساب يوم الحساب لا ينفع مالا ولا بنون الا من اتى الله قلبي السليم ونستنى ايش حتكون نهايتها😢😢
@hamdisahansaho
Ай бұрын
Aan kusaliya kusaliya nabigeena scw ❤❤🎉🎉🎉
@asadcade7762
Ай бұрын
Malo qof laguma xukmiyo sida ay diinta qabto, hadii la waayey marqaati ku cadeyn kara in uu gubey gabadha hadaba marqatiga kaliya waa Asaga ( SayidAli ) Wuxuu sheegaana wax lagu xukminaa wabilahi tawfiiq. N.B caadifad qabiil iguma jirto gabadha dhimatayna aad baan uga naxay allaha unaxariisto amin ya allah
@@asadcade7762 lakiin ogo dab u asaga shiday ayeey ku gubatey sax ituu guriga kasoo saara ayuu gubi kare haduusan balaayo damacsaneen😢 allaaha unaxariisto abaayo asagane allaha usaqiro ciqaabtiisa koley wuu in Mari 2da daarood
@cabdirahmancali2545
Ай бұрын
Keep going brother❤❤
@kadiijaali5106
Ай бұрын
Mashaallah huuno ilaah haku xafdiyo amiin
@engalibashirofficial8133
Ай бұрын
Hore u soco walaal
@halimoyusuf7171
Ай бұрын
You true brother 😢😢
@mustiabukadir1082
Ай бұрын
Walahi Somalida nabada waxa udida wa cadalad daro Ya Rabi ada weyn.😢😢
@naimaahmed423
Ай бұрын
Masha Allah waa runtaa 😢💯
@KuskaKuska-yw8dc
Ай бұрын
Subhanaallah
@rahmarooble1926
Ай бұрын
You have a point wlhi sasa soo qori rabay wllee
@aisha6469
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤Allah is one☝️❤❤
@ashwakbilansiid8747
Ай бұрын
ILAHAY ASGAA DULMIGA ISKU DIIDAY ... WALIGOODB habashàlaan . Ki dhagta laso qabto ayun bu INSHALLAH AHAAN.DOONAA .. WAXANNA WA ROGMASHO ALLAHA SAHLO.WALAL XASBIYALLAHU WA NICMAL WAKIIL
Ilaahay ayaa cadaaladeeda u gudi doono walaasheyna 😭😭😭
@user-sy9jx2mk1c
Ай бұрын
يارب 😢😢
@barbatov288
Ай бұрын
Allah is One
@user-rj4zv3xn1k
Ай бұрын
Luleey ilaahey ha unaxariisto cadaalad maysan helin😢😢
@ibroojalalaa305
Ай бұрын
Msh llh legend team qurux ku dhgl❤❤❤
@Shin-wu4mi
Ай бұрын
Allaah lagama dhuumanaayo subxaanallaah 😭😭‼️
@nyg1162
Ай бұрын
Subhana Allah 😢
@mxuboaxmed5268
Ай бұрын
😢😢😢somalia cadaallad ka dheer luul xaqeeda allaha usoo dhiciyo
@somalicookingculture4014
Ай бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa how naxariisto Luul. Ehelka na cadaalad ha siiyo.
@fartounaden6766
Ай бұрын
Qabil ayaa meshas na dhigtay adunkana waka dambena wax badan
@madaam7164
Ай бұрын
Dabcan nin dhaha waa kibirsan allaha abuurah aduunka haku cadawo amiin.
@user-vi1fi9kv3s
Ай бұрын
Yaasaara cadaalada quruxkudhiigle keep going bro
@NimcoCqani
Ай бұрын
Alle agtiiisaY. Cadaaalad. Talaaaa
@mahadguray4241
Ай бұрын
Meeshaaa iyadaa waxaa ka shaqaynaysa cadalad daro iyo laandherinimo
@fathiadjama
Ай бұрын
😢 yeb Maxakamada KZitemrada haloo dhiboo.
@cousinbro1580
Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@eazrayiylmohammed9743
Ай бұрын
اللهم ارنا الحق حقآ🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Hamdi-Xarago
Ай бұрын
😢😢I know wlhi that is so sad illahay caqliga tiro afkagana kuma gooyo! They will be aday Uu Faras u noqondon inshallah
@fartunabdullahi9804
Ай бұрын
Yaaa Allaha 😢😢😢😢😢
@najwrhodan8613
Ай бұрын
Adieeh waad iga qoslisineysaa ee wlhi somali cadalaad ma taloo miskiinta luul xaqeedaa wa laa iska indhotirayaa niinkaan daambigu wa ku caad yahy 😢😭allow xaaqa dilaciih
@shaxshaxlowgaxafada5813
Ай бұрын
subxanallh wallhi Cadaalad Alla Aktiisa ayay Talaaa waxd ogataan dheh isaga iyo kuwa difacaayaba Alle idin ma moga ولا تحسبن الله غافلا عما یعمل الظالمون
@HamdaHamdagurey
Ай бұрын
Inanka daaya hadu qoslo afku leyahay illahay ba og waxaa Jira lkn dadkan xuman lagama dhexbadho inaga lamaynan joogin alle ha unaxaristo lulu isagana alle caadalada ha tuso
@umiirajama5954
Ай бұрын
Ilahay cadadalad hasiyo marxumada iyo eheladedaba
@TEAM.27.SOMALI.TV.
Ай бұрын
Arooska amiira iyo ceyda 20 5 2024
@user-eu4ll4rn2k
Ай бұрын
Wlaahi waxan ogahay alle inuu hojineyn aabahaz xaqiisana wuu sosaraya dulmiga alle majecla 😭
@yaxyebashar8020
Ай бұрын
Qurux ku dhiigle cadaalad alle ayaa haayo bani aadamkana alle dhexdiina isku cadaalad fala ayuu na dhahay lkn dadka maamulka wadanka hayo iyo cid kasta oo wax ka og ayey hortaalaa aduun iyo aakhirana kala badan soomaaliyana dowladaha ka dhisma badankood waa isku mid
@maxamedaxmed2227
Ай бұрын
Ilko iyo run bo waalacadeey pro runta si walpo looqariyo xag alle kam qarasamaayo
@ASMReatingfood12
Ай бұрын
Wa run Illaheyo cadaladeda uso cadeeyo
@naimasamatar6457
Ай бұрын
Xaqa ilahoow iftiimi adaa wax oge yaa Allah
@YacinMoumina-nt1gb
Ай бұрын
ilahay waxan ka baryaya inu uu naxaristo walashen lkn wa jirto malin rabbi la horjogsan dono ay cidna ku dodayn
Пікірлер: 584