Waxaa looga takhalusaa stress iyo wixi la mid ah الا بذكر الله تطمئن القلوب. Marka ilaah ayaa noo sheegay sidaan uga takhalusilaheen shey yar ama weyn shareecadeena kama tagin laakin cidii isticmaaleyso ayey anfaceysaa oo aaminsan waxaa kaloo jira adkaaro dhowr ah oo uu na baray nebigeena scws
@dekaali2808
3 ай бұрын
Masha Allah abaayo jazaakumallah khayr.
@SatiyoMuhyadin
3 ай бұрын
Abaayo jazakumullah qeir waxaad ka hadashay mowduuc aad somalida ugu baahantahy ee soobadi waa muhiime❤❤❤❤
@BilanQorane
3 ай бұрын
Stress xanuun ma ahan waa daily life challenges
@user-um6zq9gx5j
27 күн бұрын
Dr xawo Cali maasha allaha allaha ku xaafido 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nasranasra5091
2 ай бұрын
Khayr allle ha ka dhiigo intaba Wan isku arkay khayr allle ha ku siiyo walashay
@farhiaalinoor5728
2 ай бұрын
Masha allaah abaayo waa mowduuc loo baahan yahay in looga faaideeyo umada soomaaliyeed soo badi sidii looga hor tagi lahaay loo daaweyn lahaa isku buuqa Ilaahey ha caafiyo umada uu hayo Aamiin yaa allaah ❤
@hooyoosman8308
Ай бұрын
Mansha alaah wa war saxa ha laga foojignaado arintaa
@FatumaAhmed-r4f
2 ай бұрын
Masha Allah maanta umban kuarkay wlh warunta wahas oo. Dhan
@guleed6690
2 ай бұрын
Masha Allah adeer Allah ha ku barakeeyo.
@istahilfarah9077
2 ай бұрын
Maansha Allah walaashay quruxbadany mahadsanid
@RaxmoCabdikarim-v1l
21 сағат бұрын
Waanba iska oyaa marmar anigoon waxba iga haleysnen mida kle sida wax qabow iney madaxa qeybta hore iiga socdan ayan daremayaa allow icaafi🤲🤲🤲
@cabdulahixasannuur5680
2 ай бұрын
Asc wall qaali mahad sani Thank you 🙏
@adoonkiialle3871
2 ай бұрын
Masha Allaah no so badi dad badan aya uu bahan wlhi somali xanuunkan waa ku badan yahay Alle ha caafiyo inta xanuunsan amiiin 🤲
@happyprofessional2100
2 ай бұрын
Thanks so much wllo qali allaah ku xafiido amiin ya rabi 🌹❤️🌺🇸🇱❤️
@fahmomohamed5998
Ай бұрын
Mashallaha tabarkalllaha. Allow nacaawi
@SafaMaxamoud
7 күн бұрын
halwo wall mashallh walahi aad ayu ubadan ya hay mowducan loyaqa no steeska ee walal soo badi
@MusaMunyiva
3 ай бұрын
haday vitamins ka kugu yar yahay sida Vitamin D3 .megniziam .and zinc haday kugu yaryihiin ama hoos dhacsan yihiin stress ayaa kugu dhacaya taas ayaad hilmasntay adeer
Asc xawle please share medication with me thanks a lot
@ayanmohamed5327
2 ай бұрын
Jisaka Allah qhayran sister ❤❤
@MohammedAdan-dv7sv
2 ай бұрын
Gabadhan waa qof qaali ah anigu Maanta ayaa iigu horeysa masha Allah ka faaiideysta.... Wlo halwo Adiga markii aan yaraa Geel baan raaci jirey waa lay dili jirey nabaro ayaa laygu dhuftey Gaar ahaan madaxa iyo dhabarka Markaas waan naafoobay lug baan ka curyaamey dadka waxay Iila dhaqmaan si takoor ah xitaa Walaal iyo xaas Cid kastaa waa lagu caayaa curyaan Markaas stress badan baa jira Dareemayasha qaar baan shaqeyn Erayada qaar hadii aan maqlo mudo ayay qalbiga kuwareegayaa Kelina waan noolahay qurbaha Doctors waxaa xal aad ii sheegi kartaan??
@istahilhassan3280
2 ай бұрын
Walaal digriga badi Illaahay ha ku caafiyo isna illaali waayo hada waxaad ka cabanayso way fududyihiin Illaahay ku mahadi fakarkana iska illaali insha Allah, Hada anigaan stress dartii stroke qaybta maskaxda iga taabtay ma naafoobin Laakin waan xanuun sanayaa modo koomo baan ku jirey qaliin baan galay, marka wallaal is daji insha Allah.
@mursihaibe9302
Ай бұрын
Zxb qof kasta dhib waso mara ama ha yarto ama ha waynato marka alle bes isku xidh cuqdad iyo wax xun niyada ha galin
@AbdihakiinAbdulahi-cw2ku
2 ай бұрын
Khayr ilaahay Hakusiiyo
@sahroali1967
2 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله شكراً❤❤❤
@SujuudCabdi
13 күн бұрын
Mnzha AllHa Sister
@FardowsoCabdulaahi-o3f
Ай бұрын
Man sha alah xalwo nalasowadaaga abaayo ❤❤❤❤❤
@sahraj3885
Ай бұрын
Xalwo video ga English ka nala soo wadaad please Dhalinyara ayaan tusi lahaa aan Af Somaliga garaneyn Thanks Eedo wacaneey
@AbdikaniMoha-e5g
2 ай бұрын
Waxaan ay sheegtay waa run 🎉 waa wax jiraa
@hugrimaxamed3603
2 ай бұрын
Anaa qaba walhi Waxa ka qaday waxbarashada io hawsha xafada
Пікірлер: 114