Sidee baa naagta loo wasaa?,,,,
Baro sida ugu wanaagsan, ugu macaan, uguna raaxada badan ee dumarka loo waso, ku celceli oo, isticmaal.,,,
Ugu horrayntii, si qotodheer oo, kalgacal ku jiro u eeg indhaheeda kuna dadaal inaadan xishoon. Kusoo dhawoow ilaa laabtaadu ay taabato naasaheeda oo, aad ka dareentid diirrimaadka jirkeeda.,,,
Afka afka u saar oo, ku qabo dhunkasho qotodheer oo, qoyan, kuna dheh, "aad ayaad u qurux badan tahay". Mar labaad ugu celi dhunkashadii oo, ku dheh, "Xabiibti waan ku jeclahay". Xaraaradda kacsiga ee ay ka qaadday taataabashadii iyo baashadii ayaa keenaysa in dareenkeedu uu aad isu beddelo oo, ay isla markiiba jawi kale gasho.,,,
Ku soco roomaantiknimada iyo jacaylka. Si tartiib tartiib ah oo, dabacsan u laac una salaax naasaha adigoo dhunkanaya kuna dheh, "Waxa aan ka baqayaa in ugu dambayntii aan u dhinto jacaylkaaga".,,,
Waxay bilaabi doontaa neefsasho degdeg ah ama neeftuur, taas oo, la micno ah in ay wasmo diyaar u tahay laakiin, ha degdegin aayar aayar horey ugu soco.
Ula ciyaar si roomaantiknimo ah labaatan ilaa iyo soddon daqiiqadood. Intaa kadib, si deggen oo miyir leh dharka oo, dhan mid mid uga siib oo, ka dhunko qoorta ilaa caloosha. U dhuuq naasaha iyo ibta naasaha sidii aad u nuugi jirtey naasaha hooyadaayoo kale.,,,
Si yaroo macaan gacantaada dusha uga mari siilkeeda adigoo si toos ah u abbaaraya kintirkeeda oo, faraynaya. Halkaas marka ay hawshu marayso, hamuunyo kacsi awgeed, waxa ay kaa dalban doontaa gus laakiin, mar kale ayaan kuugu celinayaaye, "Ninyahow ha degdegin".,,,
La soo bax guska, ku salaax jirkeeda xubnaha ay ka midyihiin naasaha, qoorta, dhegaha, afka, caloosha, ilaa bawdyaha.
Geli hal santiimitir oo, guskaaga ah siilkeeda, inyar kadibna kala soo bax si uu dheecaan uga yimaadaan. Dheecaankani waxa uu simayaa jidka uu gusku sii marayo waxa uuna ka ilaalinayaa xagashada. Kala fidi labadeeda lugood, kor u kala qabo, oo, ku qabo oo, la dhac una was si allaaliyo sidii aad doontid, adigoo u dhunkanaya, u dhuuqaya, u leefaya una salaaxaya si waali ah ilaa ay ka biyobaxdo.
Biyobaxa koowaad kadib, beddel noocii hore ee galmada. Wasmada labaad ka bacdi, u sheeg sida uu u macaan yahay siilkeedu, una oggolow in ay madaxeeda saarato laabtaada. Ugu dambayntii, isku raaca musqusha oo si fiican u soo wada qubaysta.
Galmadu waa waxa ugu wanaagsan ugu macaan uguna raaxada badan ee ay lammaanuhu wadaagaan.
Tababarkan waxa uu khuseeyaa ragga xaasaska leh oo keliya. Fadlan waa iga talee haku daalin haddii aad doob tahay. Marka hore guurso si aad casharadan ula qabsatid. Haddii aad kacsatay adigay kuu taal aniga waxba igama quseeyaan.
Негізгі бет Sidee naagta loo wasaa adigoon dalaq dam noqon?
No video
Пікірлер: 12