👉Madama oo uu waqtigu qaali u yahay, waa inaan u samaynnaa qorshayn iyo maamulid,
___Dadka waxay guul ku kala gadhaan sida ay waqtigooda uga fa’iidaystaan. Waxaan haysana dhamaanteen waqti isku mida, waxaa laysku dhafay siduu qof walba u qorsheeyo waqtigiisa.
👉Waxaad samaysataa liis aad ku qorto qorshe maalmeedkaaga, isbuucaaga, bileedkaaga, sanadeedkaaga. Si aanu kaaga lumin hal second isku ilaali qorshaynta wakhtiga Gaar ahaan midka isbuuca ee aan muuqaalkan Kaga Hadli doono .
Kanaalka / @marwanmedia
Instagram instagram.com/p/C5RFALlsQ...
Telegram t.me/+8ygYwLanGEE5OTFk
Fadlan Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso Linkiga Kanaalka oo ah / @marwanmedia
#Kanaalka / @marwanmedia
Негізгі бет Sirta Guusha | Qorshaynta Isbuuca | Weekly planning
Пікірлер: 41