heestan waxay ku qaaday dalka suudaan 1986 waxaana la yaabay codkeeda iyo muuqaalkeeda qurxoonba suudaaniyiinta iyadooy heestani ka boxi jirtay meherad kasta oo suudaan ku taal. marwaan wax barasho u tagay ayaan soo galay hotel ay ka baxayso heestan saan ku idhi maad fahmaysaa say yidhaahdeen Maya lkn codkeeda iyo muuqeedaa na deeqay. saan ku idhi Hargeisa ayey dagantahay maandeeq londona way ku nooshahay lkn gurigeedu waa Hargeisa say Igu dhaheen suudaan imo ku dheh oo fankaaga ku soo bandhig. viva maandeeq waa boqorada codka magool kadib
Hhhhh Arab laandheere sheeganayaana wuu ii dhinnaa
@masuulsare140
4 жыл бұрын
Arab Legend 🎩♥️🎤🎧📻🎷🎸 Faadumo Cabdilahi kaahin Maandeeq
@yaxyehanad4558
6 жыл бұрын
wow wlee maandeeq bilaash looguma bixin qurux iyo cod wax ku gaadha ma jiraan masha allah qosolkedaba boqol dumara dhaama long life mamo maandeeq
@gobanimo100
14 жыл бұрын
waa fanaanad qiimo qurux ciyaar jilid wax kasta halkeeda dhigtay aadbay u codmacaan tahay waliba markay qaadayso raaxeeyaha raaxeeyaha waa fanaanadii ugu codka wanaagsanayd fanaan kasta oo la waraystaa waxa uu ku odhanayaa waxaan dumarka u jeclahay maandeeq ragana kuluc runtii waanay u qalmaan
@cabdiraxmaanyare4665
6 жыл бұрын
Fanaanada kaliya ee aanu ka eegan jirnay fankii hore 😂😂 Eedo Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maandeeeq alle cimriga hakuu dheereeyo si live ah baan ula kulmay anagoo isku xaafad ahyn qof xariir ah bay ahyd oo qalbi wacan alle ha daayo ayaamo badan 💕💕💕💕💕
Mansha'allah kama daaleeysid fiirsiga cajalkan sideey ugu fara yareeysatay fadumo Abdullahi mandeeq qosol qurux badan
@degmodheer
14 жыл бұрын
Eeshalaa hees,cod,hanaan,is jejebin,lebiis,Qurux iyo adaab aanay indhuhu ka jeesan karin.Qalbigu qaboojiyaa codkaagu.Fdama, thnks for sharing this timeless piece of music. great pic!!!
@osmamsufi7817
8 жыл бұрын
heestani waxay sameeyey Gudcur Rooble alle ha u naxariitee oo abwaan heeso badan oo qaraamiya leh heestani wuxuu u tiriyey nin ay ilmaadeer yihiin oo ay laba darawal wada lahaayeen oo markuu lacag yeeshay afka taagey ninkaa ma rabno in LA magac dhabo waayo dadkii uu dhalay ayaa ka xumaanaya Gudcur Rooble waxa ay dayaarad dagaal ee amxaaradu leedahay ku dishay 1964kii wajaale agtiiisa isagoo ay bam ku dhufatay land RT over kii uu watey iyadoo laba qof oo kalena ku dhinteen taarookhdaas WAA mid dhab ah
@sooyaal3129
7 жыл бұрын
Osmam Sufi mahadsanid taariikhdu weey wanaagsan tahay in la wadaago
@jaylaanig3585
5 жыл бұрын
Osmam Sufi Sxb Xagaad Ka Heshay Adigu Xogtan Aad Nala Wadaagtay, Muxu Kaluu Lahaa Abwaankan Heesahaa Heelada???????
Excellent tune! Great voice, beautiful song! its a tragedy that this music is now banned in the country that made it !!!!
@dacardacar3530
4 жыл бұрын
Heesihii ruuxda Maandeeq iyo raaxeeye iyo jawi rooban yaa isku heli kara Rabbi haku dhawro Maamo Faadima Cabdulaahi Kaahin (Maandeeq)
@abdikani08
15 жыл бұрын
Walle way quruxbadnayd codkeeedana kaalay oo arag alle haku daayo eedo mandeeq
@fuadahmed7991
10 жыл бұрын
SHE IS GREAT SOMALI SUPER STAR.I LIKE HER VERY MUCH COZ HER WORKS ARE EVER EXISTING.
@Greadness
16 жыл бұрын
Mandeeq qurux, cod, iyo labisba waad ku hormartay. Waxaa tahay fananad Somaliyeed. Dadkan qabiilka ku waashay waxba kaama gelin ee ilahay. Nolosha ha tuso, iyo tacliinta. Anagana ha naga badbaadiyo, belada ay la wareegayaan.
@abdow2002
11 жыл бұрын
Maandeeq) Waa Boqorada codka inta somali ku hadasha Love you forever
@nabadraadshe
17 жыл бұрын
Wow in Sudan 1981, the good old days. Thanks fdama for the answer.
@osmamsufi7817
7 жыл бұрын
dad badan baa halkan ku soo qorey heelada lama yaqaan cida tirisey laakiin heestan anaa weydiiyey maandeeq waaney Ii sheegtey inuu Gudcur Rooble tiriyey Alla ha u naxariistee isagoo leh beydad badan oo heesaha qaraamiga ah ku jiraa sida beydka Dhidiyey inuu moodharkii ila dhaxay miyaan dheelinuusku kuu iman
@somrazy3
12 жыл бұрын
what a legend
@xoriyosomali
6 жыл бұрын
..'proud! One of the most beautiful women in the world are Somali women wherever they from!!! (Somalia/ Somaliland/Djibouti... etc
@abdihayehansshi8804
5 жыл бұрын
Thnki you boqorada codka timiri jabtay
@XAQSOORMEDIA
6 жыл бұрын
alle hakaa cafiyo danbiga fanka eddo qaali maandeeq
@nasrasaciid7467
4 жыл бұрын
Faaduma cabdilaahi kaahin Maandeeq ❤ Allow cimriga kuu raaji 😍
@mohamedfarahmire4287
8 жыл бұрын
FORZA...MaandeeQ...Lafihihii Hore...Gacanaa loo Taagaty...Nooloow Yaakhay..
@IssehEmpire
7 жыл бұрын
Oh what a song. I reminisce the good old days.
@astuye
17 жыл бұрын
Classic!, Elegant! , Unique!, Outstanding! Please post more of Mandeeq. Thanks for sharing this wonderful song.
@abhieamka5843
9 жыл бұрын
she is gorgeous
@Daemigrant
15 жыл бұрын
Higlooy adba damal hadhlaad noqotee hadmaan anna ahe baahashadaa deyn. Hankeygoow hir kaa fog baad aragtaa adigoon ku hungoobin maad heli. Hoodada Rabi baa hagaajin karoo hidiyee nina tiisa kuma helo. wuxuu qoray ruuxna kaama qaada oo qawadi maayo qaybta Eebahay.
@mohamedjaambiir5190
6 жыл бұрын
mahadsanid wll markii hore wan fahmiwaayeybe qoralkan ayan midhaha ku fahmee
@sultanhufane1051
3 жыл бұрын
""Hoodada rabi ba hagaajin karo Hidiye Nin na hedisa kuma helo" Thanks Akhi
@wiilkaReerCigalle
6 жыл бұрын
Faadumo cabdulaahi kaahin maandeeq ayada iyo magaceedaba waa is leeyihiin waa fanaanada kaliya aan ka taageero all naago somaliwayn
@Daemigrant
15 жыл бұрын
Great song, great legend. May Allah bless Mandeeq and the great people of Somaliland. May Allah helps all Somalis.
@khalaf2007
16 жыл бұрын
i love love love love love this ladyyy..i was amaz one night and she was on somalilife...she blow my mind......
This song/ress always brings so many memories to me from my mama and if only i could sing it word by word am well jel you jeb and som that can do so
@Toosanow
Жыл бұрын
Well then what's the name of this song
@abizam
16 жыл бұрын
i,m samaroon en reer abtigey is issaq so we are all one samaroon en issaq so all you hater eat your heart out ,viva somaliland4ever
@ahmedd2
16 жыл бұрын
hadalka ha ka leex leexanin dhaqashta waxaan leeyahay heesaha wey ku fiician yihiin waana ku mahadsantihiin, laakin somali baan barney afka iyo suugaanta iyo hiddaha cidna kuma weydiinin oo somali waxaa soo dhaxgasheen hadaa dhaqash tihiin intuu allah u naxariiste madaxweyne m.siyaad barre isagaana idiin ku soo dhaxdarey somalida awal go'doon baad ahaydeen akhri taariikhda hadabo hadalka oo kooban waa ku faraxsannahay in aa na maaweelisaan oo na madadaalisaan DHAQASH hana naga go'ina. ....
yaaa salm war meesh qoftani amzing ayaa ahyd caajib
@somaliasomalibaleh7822
5 жыл бұрын
Fadumo cabdullahi kaahin Maandeeq hooyadii fanka cimrigaaga alla ha dheereeyo maama .waxeey heeysataa billadda ugu sharafta badan somalia 4 qof oo kaliya ayaa heeysta billadaas tubeec aya ka mid ah yaasiin xaaji ismaaciil aya ka mid ah maandeeq aya ka mid ah iyo mid kale anan garaneyn billadaas waxeey u dhigantaa ineey cafin karaan qof toogasho lagu xukumay kadibna aay ka gubaneeyso😂😂😂😂😂😂yaa salaam😂😂😂😂😂😂😂xabiibti maandeeq (the diva of somali)
@ismaaciilaxmed6955
8 жыл бұрын
Erayada inta badan waa heello la ma yaqaan cida samaysay lkn qaar ama qaybo ka mid ah waxaa sameeyay laguna yaqaan abwaan ismaaciil sheekh axmed cagaf alle ha u naxariisto'e
@aawad1260
7 жыл бұрын
Maandeeq-- a loved and a living Somali legend!
@inaguluyux
16 жыл бұрын
alla qurux badnaydaa maandeeq waagaa yaa salaam ilaahay sidii waayo dadka iyo dalkuba ahaan jiray ha noo soo celiyo
@bersanji
12 жыл бұрын
big ups ; if you noticed the blue flag on her chest
@MustafaAydid
6 жыл бұрын
perssanji ibrahim I did and I burst into tears. I wish I lived that era😻
sida ay u ciyaarayso taariikhda hore waa si aan ka helay eyarada ay ka midka yihiin wuxu qoray ruuxna kama qadayee qawadi maayo qaybta eebahay iyaguna waa qaar cajiiba oo oo tilmaamaya qofku inuu ku qanco ilaahay wuxu u qoray
@ahmedd2
16 жыл бұрын
waxaan ka soo jeedaaa qolada aad u raaxeyso oo ah real somalis ma ku qancaysaa MR dhaqash. mise waa kuu sii wadaa hogaanka. ciao.
The Legend Maandeeq. I see a Somali dlag badge on her chest, I think the venue is in a foreign country but not sure where.
@rowdocilmi6137
6 жыл бұрын
mashallah allow kuda mamo
@craxmanibraahim-mk9ys
Жыл бұрын
24/8/2023 😢 old is old
@MaganDesigns
4 жыл бұрын
llaahayow sharaf iyo nabadba noo soo cili
@aminaahmed6259
2 жыл бұрын
I always called u etho u pop in my dream am
@aliabdul8770
12 жыл бұрын
fanaaniintu reer hebel iyo reer hablaayo malahan maandeeqna umada soomaaliyeed ayee ka dhexeesaa ee alaheey dambigeeda ha dhaafo....
@caashaqcune442
8 жыл бұрын
funy fankii hore ee qadarinta lahaa
@abbesson15
3 жыл бұрын
Anogoo ah reet xamar❤️
@gacal202
16 жыл бұрын
Si kasta yeeley oo heestan ka dhargi waayay. Waqtigii yaraa een dawlada haysanay eeg dadka soo baxay iyo sida aan hada danbaska u noqonay. Hada kii soo baxaa waa qabqable dhiigyacaba(Ama diin hasheegto ama yuusan sheegane). Allow Soomalida tus inay dalkooda soo dhacsadaan.
@yaballo1
14 жыл бұрын
Fatima, her looks and moves remind me of the late Bizunesh Bekele, the greatest Ethiopian female singer of the 1970s. Just type in her name and see what I mean.
@caseer219
13 жыл бұрын
all ha iga kaa qaadin maandaaq
@SanaagSomaliland
7 жыл бұрын
Somaliland's original Queen Maandeeq.
@abdirashidi
12 жыл бұрын
@Duqsi i just asked my mom she said this song was in the radio all the time..and this is not reer xamar music...and people loved reer xamar music...there was no racism in somalia...all types of music was played including arabic and italian...if you consider this reer xamar music you definitely did not live in mugadishu lol viva all somali music
@hasanhanad4647
5 жыл бұрын
Wakhti fanku noolaa
@Sarah-mi9qy
7 жыл бұрын
MANDEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEQ ILAHYO CIMRIGA KUDHEEREER IYO CAFIMADKABAA LOVE
@abdimohamed2202
8 жыл бұрын
wa fananda ad u cod macan dhegeystow tariikhda haka been abuuri qofku leeyahay
@wadefreeman7340
7 жыл бұрын
HEESTAN ANAA SAMEEYEY LAXANKANA SAARAY WAXAANA KU LUUQAYSAY MAANDEEQ MARKAAN U ARKAY INAY KASOO BIXI KARTEY WAANA KUGUULAYSTEY
@fdama
17 жыл бұрын
Its in Khartoum, Sudan in 1981
@slmndow
13 жыл бұрын
Faadumo Maandeeq one of the best we hade in Somalia... and i dont mind now if Somaliland ppl are proud of her as Somalilanders and not as Somalia.. one thing we all agree though she is a Soomali beaty women ..nowaday almost all Somali womens and young girls look like Talabani womens Burqa clothing all over their body...is that good or bad i dont know but somali ppl would decide whether be somalia, somaliland or other somali ethnic who happen to leave else where..
@أمسارة-س9ح
6 жыл бұрын
Maandeeq qurux😍
@inaguluyux
16 жыл бұрын
taladaada waad ku mahadsantahaye qabiilka kaliya ka reeb soomaali oo dhan dhibay kala tirsanayaane isaaq kaliya maahan marka waxay ku haboontahay in la is cafiyo dhamaan mahadsanid walaashay !
@BaxaraSaaf
15 жыл бұрын
TRUER WORDS HAVE NEVER BEEN SPOKEN!!!! looool i'm just playin'
Пікірлер: 228