Madaxweyne Bixi been haka sheegin adeer niin dalkisa iyo dadkisa jeceel lakin wa cadawga niin walba oo jamuriyada Somaliland an ogolayn. We dont need multiples flags in Somaliland like Somaliya
Ala barka jacaylka mala sahara halgan bay ku socota 😂😂😂😂
@mohamedosman3596
3 ай бұрын
Odaygaasi awelba profesor ma ahayne Belo soor ma dhan ayuu ahaa.
@maryamdirie6842
3 ай бұрын
Reer Awdal wa daniyin reer Somaliland….. Dhulbahante aya wax yeelay?
@bashehusien3810
3 ай бұрын
Isaaq iyo samaroon dad wada dhashay, madaxweynaha been baad ka sheegaysaa, xaalkaagu waa habaar aan Allah aqbaiayn .
@deeqaali8293
3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂
@KeyseMuuse-hb8vf
3 ай бұрын
Ninkaw biixi kadaa waxaad ku sheegayso majeclee viyuuskaga
@aminaboon1290
3 ай бұрын
Waar guu guulow madaxweynaha been haka sheegiin wabakama taqaanid ee
@MaaslaxMaxamed31
3 ай бұрын
War nin walan brof kalagusheegaysa maametalo reer awdal Somaliland iiyagaleh Reer lascanodna way ugadhawyihin
@KeyseMuuse-hb8vf
3 ай бұрын
Munaafaq naira arafuuf ah baad tahay Allah ku qabay
@Xasancabdilaahi-u9m
3 ай бұрын
Waa Runtii walaahi bilaahi haday far dhaqaajiyaan waxaan u kasoo deacon fadhatadii
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
3 ай бұрын
Waar somaliland isaq ba iska leh sida konfur hawiye u leedhy itopiyana oromo u leedhy jibutina ciise u leedhy majority Leeds minority 😂😂😂
@zahrahussein7547
3 ай бұрын
Oo ninka diiga ku nafisa ad sheegi miyunan ahan kii rarurta yaryar aa dhulbahanta diigisa ku nafisan aa hubki kala hadan. Somaliyay reerkan waa doqmo maa walna . Iyago shalay ay ahad in ay kabaha qacmaha ku qatay bay wali fanayan. Walee in ad wajiga dadka iska qarisan ayay ahad lakin wan sheegay aqli doqon ba idiku jira.
Samaroon isma gaadhiine reer nuur iyo bahabarAadan iyo dhegoweyne soo dhaafa markaa wyaan wada sheekeysan doonaa
@roodacawad13
3 ай бұрын
Waar waa xisbiga hilaac ee.maaha in ay cidkle ka danbayso
@Xasancabdilaahi-u9m
3 ай бұрын
Anagu jibriir Abokor hadaanu.nahay.samaroon.haduu.nabada uu haysto.ilaashan.waayo inay dhaqdhaqaaq sameeyaan iyagaa cirka roob ku og
@qaniahmed9241
3 ай бұрын
Guuguulow intaa ILAAHAY ka Cabsatid ha ribayn oo been ha ka sheegin M/W Muusa e waxan ku odhan lahaa hadalkaa beenta ah hadii Cidi kugu tidhi iyo hadi Aad u kastay labaduba waa Denbi e Raali ka bixi wll.
Пікірлер: 23