18/1/2023 waa maalin arbacaa sacada 3:17 galbnimo safar ayaa ahay dalxiis berber kusii soconaa jawi farxadeed ku jiraa gaadhiga shidhkaa ufadhiyaaa waxa ilasocda qof igu qaaliya mudo 5sano anana is arag manta dalxiis uwada baxnay heesdana noobaxaysa jawi dalxiis oo qurux badan iyo farxad ayaa ku jiraaa asaxbta qoraalkayga argata waxan leeyay nooso duceeya safar nabadeed in uu noqdo 🫂❤🤴
@geelmaaletv
Жыл бұрын
Dalxiis wacan walaalo
@mohaali2378
24 күн бұрын
Rabi ha idin xifdiyo wll 🎉🎉🎉hadad wad jogtan 2024🎉8🎉23
@hassanesse3347
2 жыл бұрын
To the person who reading this, even though I don't know you,I wish you all the best of what live has to offer you, stay blessed and stay healthy for everyone🙏❤
@KOKO_BULLEE
2 жыл бұрын
Am listening now arriving from Nairobi Kenya to Sudan juba
Heestaan marki ugu horeysay Axmed Faarax Cali Idaajaa aan kamaqlay asagoo ka sheekeynaa. "Diinkuba ma dhuunyadu Duunyada abaartee Afka wuu u diidaa Hadduu gugi ku daaqee Anna dooqu yaab lehe Siduu iigu kaa daray Dowooy adiga mooyee Dumar kale ma eegee."
Asc wll dhamaantiin runtii faanki waa lagu ciyaaray ninkaan mirha iyo luuqdaba waa ku gafay marka nimanyhow old is gold
@abshircarab18
2 жыл бұрын
Ninkaan waa fannaan hore sxb heesta meesheedi ayoo dhigay miro ahaan lkn kuluc iyo asiga isku cod ma ahan ma fahantay
@mofosman4426
3 жыл бұрын
daacad iigu maqashaa. maaha . wa qalad erey gaasi. waxaa weeyi "dadka iigu maqashaa".ereyga abyaan ka si fiican ha loo saxo. ixtiraamka ayey ku jirta in marka hees qof kale ha qaadeysid in heestu sidii ay aheyd u qaadid o a saxdid.wad salaaman tihiin.med from caasimada Djibouti
Hahahah dee waxkasta yaan laysku qabsan hadaba imikana ma suugaantiibad ku ciyaaraysan war heesta sifican u qaad sidu u qaaday abwankii laha illahay hawnaxariiste Axmed maxamed kuluc.
Пікірлер: 53