Heeskaan inta tiktok kasoo aragtay inta kasoo raadisay like ta dhac ku sii
@shrtamng2294
2 жыл бұрын
Hhh wlh anaa ka mid ah😂😂
@Somaliweyn2024
2 жыл бұрын
Aniga😂😂😂😂
@nouraahmed8848
2 жыл бұрын
Xaadir 😁
@fardowsocali3711
Жыл бұрын
Ana kaso racay 🧡
@apdallamoha5859
Жыл бұрын
Meeqa radinayey heestan
@dr_abdala8041
Ай бұрын
Cabdi diini waa fanan kaliyoo habkuu ula socdo teembada aad cajiib u tahey iyo codkiisa oo Holac ah ilaahow ku xafid Anigu Fankiisa aad ban ugu xiisey.❤
@zalmanuura1138
2 жыл бұрын
Gbdhha TikTok heestan iga gaday
@yarantixajikaxajika3647
2 жыл бұрын
Say wlhi😂baaa heestan ina jeclesisay anagii ku fana somaliga inaan naqano wa igu adagtahy heestan🤣🤣🤣🤣
@zalmanuura1138
2 жыл бұрын
@@yarantixajikaxajika3647 hhhhh ma argtay say wlhi na dhaana
@mahrezyare233
Жыл бұрын
@@yarantixajikaxajika3647 kkkkkkk erayada kugu adag soo qor waa lagu barayaaye say wlhida heeska inta yar ee ay iska duuben micnaheda maysan fahansanayn
@kawtharabdulahi3871
Жыл бұрын
😂😂me too walahi lkn account koodii iisheg walaalo
@iskufilan8503
Жыл бұрын
@@kawtharabdulahi3871 faylashes
@asmahassanabdirahman529
Жыл бұрын
Hestan intan tiktok kuso maqley ban kahely sida dartedban uso radshey ❤ hadii AAD ila midthy like haila dafin 😮
@karamoige5268
3 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Legend abdi diini. Still listining 18/04/2024.🎻🔥
@sharmashow4560
2 жыл бұрын
Anoo heesaha qaraamiga ad u dhagaysta ee xiligii hore hadana heestan dhexe ee mcn waxa kasoo maqlY Tiktok wa soo raadiyey 🥰nice song
@sharmashow4560
Жыл бұрын
Ugbad 🤩
@libanlora4090
Жыл бұрын
Me too 😇😇 TikTok waa ilhy noma ways😂😂
@sharmashow4560
Жыл бұрын
@@libanlora4090 😂haa
@muunaabdiqaadir6755
Жыл бұрын
Runtii kula mid ban ahay heesaha qaramiga ayn aad u dhagaystaa lkn heestan cadi mahan wll 😍😢
Cabdi diini nin weyn adeerkey wa nin reer hiiran ah❤
@Daljir143
4 ай бұрын
Adeerkey mcn ina Xasan Xuseen Sabriye❤
@yarantixajikaxajika3647
2 жыл бұрын
Say wlhi tiktokrs ah ka soo arkay heesta🤣🤣🤣aduun Heesaha say wlhi na barayana
@zeynbmohamud2404
2 жыл бұрын
Ani xitaa meshas ku soo arky 😂😂
@arjunmoha2780
2 жыл бұрын
Hana fashilin yakhey
@Simmran
2 жыл бұрын
🙌🙌aniga ba🤣🤣
@nasrawarsame3874
2 жыл бұрын
Kkkk iskumid nahay iyaga kaso arkay
@kafiyaugass5637
2 жыл бұрын
Anigaba 🤣🤣
@abdirahmanheersare7785
3 жыл бұрын
Ala maxan soo raadiyay oon cid walba udiray talow ya sidayda ah
@habibaahmedshuria5342
2 жыл бұрын
from TikTok ❤️
@fadumaismail1294
2 жыл бұрын
Same
@najiibhassan
27 күн бұрын
Abdi diini legend weye lkn dad badan ma yaqanan ❤😂
@hamzemahamed-sp8mq
Жыл бұрын
Heestan wax ka qoreyi sspkey mohmet ahmet Ali mohamet Ali sharmaake shirre shirwac mohamet lows. long life brother alle cimriga iyo caafimaadka ha ku siyaadiyo 🤴
Xoolo bal waxaad ku hadleeso ma aragta ne bal weedii haduu kulu fikir yahay 🤮🤮
@mahadgesale3368
Жыл бұрын
hhh adiga maa xadlw ka dhiigyi fanankan waaba rere jaboutyi i e xawdle jaboutyi ma jooga😂
@cadaaweyare9045
9 ай бұрын
meshab marka ma state baloga hadlaya dadku jahilsana somalida qaar mise magaca qabilkina baa kor uqadesa😂❤
@xoxo-yg6gb
9 ай бұрын
@@cadaaweyare9045 xawaadle uma baahna in kor loo qaado. Waa halyeeyo geesinimo, qurux iyo aftahanimo isku darsaday. Adiga xagee ku soo xanuuntay? Cawaanyahow jaahilka ah
@awilabdilaahialihaahi7728
Жыл бұрын
Hees tano kale ah waayadan maan maqal wlhi abwaanki sameeyey Iyo fanaankuba wa saxdi wlhi Keep going dhamaantiin 😮
@Nabaddoon.
Жыл бұрын
inadeeer boqolqiiba tuban baan ka fahmay erayda heesta ee bal n'a caawi hadii aad fahantay intaba 😂
@samaale7381
5 жыл бұрын
Waa Soomaaligii hore ee rasmiga ahaay
@dalkachannel
5 жыл бұрын
Waaaw al fanaan Abdi diini codka alle haku barakeeyo
@sakariyesaakir
Жыл бұрын
"Jacaylku hal maalin masoo wada dago , ee sida ilmaha ayuu dhashaa , fadhiistaa ,garguurtaa , istaagaa , kacaa kufaa , kooxgaystaa . Waxuuna lakoraa dhaqanka iyo macaamiilka , sheekada iyo dhagaysiga , dhaq-dhaqaaqa iyo Socdaalka Nolasha !! "Dadka qaar ee waan kujeclahayda luuqa kaso leh waa beentood"
@abdurazzaqmuhmmed227
Жыл бұрын
Nin waxbadan og
@Rasmihersi
5 ай бұрын
Ben mha
@hibomohamed3532
4 ай бұрын
❤❤❤😢
@zakomar8981
Жыл бұрын
Anyone else from tiktok, cabdi diini was and still my favorite singer who’ve got cod dabacsan. This is banger if u can test the Somali music. 🔥
@cadey__boolo__556
2 жыл бұрын
From say wallahi 😂TikTokoda Best Beat 🔥❤️✌🏽
@jamalabdi8259
Жыл бұрын
👌
@dekragueh8731
Жыл бұрын
Yeah sister the best songs walahi top of top
@nafisahassan3856
Жыл бұрын
Meshas waa isku soo shuubaneey walee 😂😂🤲✅🥺Lkn heesta wa best rer tik tok iyo say Wlhi 🎉
@leylosacid3625
Жыл бұрын
Emotional way ibedeshay heestani wlhi Waayo xaaladan aan hada ku jiro ayey la dareentahay ilahay anika iyo Inta ila midkaaba qalbiga haw adkeeyo 😭 Qof aad wanaajisay inbadan 6sano xidhiidh iyo wnaaag lahayden oo maanta isku ka bedelay maxa ka xnuun badan😭😢👋🏻
@hodanabdiqadir2856
Жыл бұрын
Meel ka fcn alle kuu wadaa abaayo strong enough 💪
@sulekhamaxamed651
Жыл бұрын
waxka wanagsan wll alle hakuugu badelo.😘
@marwaanmohamed7861
Жыл бұрын
Sorry wll niyada Allaha kaaga saaro 😢
@mahadgesale3368
Жыл бұрын
ax sido kle🥲
@farxaancali8307
Жыл бұрын
Aamin bro
@mustafebulshaale2648
Жыл бұрын
Habeen baa annagoo cawaynaynaa oo dhawr dhalinyaro ah. baa la isku xujaystay in qof walba hees daaro loona kala codayn doono heesahaas. Ninkii noogu yaraa ayaa heestaan shiday cajiib bey ila noqotay annigoo Fanaankaan aqaanay cabdi diini xataa heestaan inuu qaado habeenkaasa iigu horaysay. Wax badan oo habeenkaa ka dambeeyay ayaan heestaan dhagaystay.
Xasuuus maaalin ramadaan soo dhwodhy ayaan ku marqaamey❤😂😂😢😢😢😢
@abdalla3124
Жыл бұрын
From say walhi girls in TikTok lkn heesta way adagtahy in lafahmo ereyada aad bay nooga da'wayn yihiin, lkn waxa ayaan darro nagu ah im say wlhi wexey fahmen anagu garan la'nahy😂🤣
@omarmohamud3999
Жыл бұрын
Astaqfurallah this song lives my head rent free .my goodness me can't stop singing this part adigaaaaaaa walahi .
@Z.Nuriii
Жыл бұрын
Same wll 😄 But lets have the same energy for Quran awell
@salwashariff5753
Жыл бұрын
Me toooooo😭💙💙💙
@Daljir143
Жыл бұрын
From 1976 until now Abdi Diini is hero, carruurta maxay ka garanayaa adeer mcne noolow❤️🩸
@Shacbaandauus9
Жыл бұрын
From TikTok heesta mcn badana xageen ku arki wayay 😂😂
@abdimaliksagal3757
Жыл бұрын
Maila aragtay heesta ereyada waxkale waye 😫
@haawodagan5472
Жыл бұрын
indrkeey Abdi diini hasan xusein codkiisa halaasiga ah ♥ haben axad ayso galeyso 14/8/2022 goobtu waa gobolada dhexe ee dalka somalida🙏🤲 am also from tiktok🤣✋
Пікірлер: 441