Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; Soomaaliya oo cayrisay safiirka Itoobiya, islamarkaana xirtay qunsuliyado, Somaliland oo ka jawaabtay tallaabada Dowladda Federaalka, Sanbaloolshe oo loo magacaabay agaasimaha NISA, Ciidamada Itoobiya oo lagu eedeeyey dambiyo dagaal iyo qodobo kale.
01:22: Soomaaliya oo qaaday tallaabo ka dhan ah Itoobiya
09:08: Somaliland oo ka jawaabtay tallaabada DF
13:17: Ciidamada Itoobiya oo lagu eedeeyey dambiyo dagaal
17:19: Sanbaloolshe oo loo magacaabay agaasimaha NISA
20:49: Xiisadda Iran iyo Israel oo meel xasaasi ah gaartay
22:10: Britain oo Israel ka dalbatay baaritaan deg deg ah
25:49: Xaaladda miinooyinka ee Soomaaliya
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.
Негізгі бет Ойын-сауық Soomaaliya oo cayrisay safiirka Itoobiya, jawaabta Somaliland, xiisadda Iran & Israel | Qubanaha VOA
Пікірлер: 472