Ilaahay ha inoo xafidee Shuyuukhda ay ka midka yihiin Sh. Suldaan Gasle,Sh. Mustafe X. Ismaaciil iyo Sh. Abu Dalxa waxay inooga jawaabayaan Su'aalo diini ah kuwaas oo lagu waydiiyay Mu'tamarkii 8'aad ee Sanadlaha ahaa ee ka dhici jiray Wadanka Jarmalka kaas oo sanadkan Marti u ahaa Magaalada Frankfurt ee Gobolka Hessen. Hadaba Ka faaiidaysi wacan
Facebook Page ka Jaaliyada Soomaalida Jarmalka
/ jsj2008
Mu'tamaradii hore ee jarmalka oo dhana xagan ka daawo:
/ dacwajsj
Негізгі бет Su'aalo iyo Jawaabo -- Sh.Suldaan Gasle,Sh. Mustafe X. Ismaaciil iyo Sh. Abu Dalxa
Пікірлер: 21