Dear Brother Mustafa Ali thank you for your latest updates news and information which is very much Heart Touching Most of Muslim leaders and Kings think for their power and material gain in this world they never care about Muslim faith nor their religion Inshaallah one day Allah will bring victory to Islam and pleastine people the world is a testing ground
@Kowsomalimedia
3 ай бұрын
Jzklah khayr akhi Thanks alot
@habibamohamoud2734
3 ай бұрын
Las ilasha ila llaah
@khadralulmohamed5254
3 ай бұрын
Wcs wrwb 1 bilyan buusha Alle haka dhigo balaayo Alle hawga dhigo Falastiin Alle harasaqo yaa rabi Aamiin
@z-1il
3 ай бұрын
Subhanallah 😢
@Dunio-p7d
3 ай бұрын
Ilaahoow ukaalmeey reer gasa subxaanalaah
@safiyadirsche3782
3 ай бұрын
Allaah akber😢😢😢😢🇵🇸🤲reer falastiin dhibaato badan la geestay Allaah caawi☝️😢🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸💔
@Itsyoboishuaib
3 ай бұрын
WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA
@Safi-e7s
3 ай бұрын
Subxaanallaah
@fathiya5106
3 ай бұрын
❤❤free Palestine ❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🤲
@Khadijo60
3 ай бұрын
Scwb abaal iyo colaad allaha ku salado maroco Amin soo dhahay
@moxubomamamia373
3 ай бұрын
Yaa allaah 😢😢😢
@IsmaaciilIrshaad-je4mb
3 ай бұрын
yarab oogarga🤲🤲😭😭
@kowsaralihassan7674
3 ай бұрын
Ale ha u gargaaro walalaha reer qasa😢😢
@fathiwarsame7628
3 ай бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين
Adiga hadda maxaa kuu diyaar ah maalin dhow Ethiopia ayaa na lagu daraayaa oo welibo si xoog, aa laguu hoos geynaa Ilahay ayaa ka magan galney
@AhmedAk-o5t
3 ай бұрын
😢😢😢😢😢 free Palestina ❤️ 🇵🇸❤️
@tawakalmadia1840
3 ай бұрын
لا يعقلون
@malyuunaxmed7459
3 ай бұрын
Subxaanallaah kuwa sanadaha badan xidhan saynoqonayaan sagaalbiloodbuu saan kunoqdee
@ifraxmaxamud9617
3 ай бұрын
Subxaanalaah ilaahoow falastiin dhibka ka dulqaad yuhuud ilaahoow cadibaad adag dul dhig dhulka allaha la rogo
@moxubomamamia373
3 ай бұрын
Qof kaluu noqday yaa allaah
@IkraamCaday-ms2pn
3 ай бұрын
Allah reer falastiin dhibka kadul qaad yaaa allah dareer xanuun badan weeye 😢😢😢
@sacidmohamud9131
3 ай бұрын
ASC walaal mala socotaa in yahuud aad u badan ay degan yihiin Marooko
@RuwaydaHassan-ss5wk
3 ай бұрын
Laaxawla walaa quwata illaa bilaah. I llaahow adaysan waxba kaa qarsoonayne illaahow wallaalaheen reer falastiin illaahow jid khayr qaba u fur illaahow muslimiintana qalbiyadooda isku fur oo is fahansii.
@fatimafatxiomar3416
3 ай бұрын
insha Allah reer marooko cuqubo u imaan doonto waqtigey noqoto waan arki doonaa marooko oo la leeyahay haloo gurmado waayo aduunka waa kubad wareegto ninkii cuqubo galo wey ka soo bixi marooko hala soo arko
@fardowsaabdi640
3 ай бұрын
Waa waaxaa lala yabo runti iney Morocco 🇲🇦 ay ku cawinaya laacag reer Israel iyago walalhoda waa ceeb San Muslim nimo mahan
@Muunisa-q6v
3 ай бұрын
Ma Qasay sinay mise rer kofiyad yare lacagta alle haka soo furfuro walalahaas dhiban
@moxubomamamia373
3 ай бұрын
Shacabkaan la dulmiyey goormay cuqubadooda yuhuudu kasoo bixi doontaa😢😢😢
@qm689
3 ай бұрын
Asc ya sheikh Mustafa may Allah rewards your knowledge time and information Aameen 🤲🤲🤲. May Allah held the King of Jorden back if he’s no good for the Ummah Aameen maybe he kept a secret in his heart, which is a (kufar). Astakhfirullah 😢how could not helping Palestinian and he’s helping those who refused their creator’s command and make it (fasahat in the earth 🌍). 😢✌️
@ragemohamed3843
3 ай бұрын
Marookiyaanka asalkooda waa yuhuud waa wadanka ugu badan ee u asal sheegta yuhuuda ayna ku noolyihiin
@Sahallohos1940
3 ай бұрын
Ilaahay boqorka marooco ha cadaabo habilyan oo jeer
@abdiwaliali3757
3 ай бұрын
Ilahay cafimad tama hasiyo cadawgana hajabiyo
@kalatuuraaye.7106
3 ай бұрын
Aniga waxan qabaa sida ey yahuuda u gasho muslimiinta ayagane haloo galo yahuuda asxaan malahan cadaab tii ugu darneyd hala tusi 😮
@kowsaralihassan7674
3 ай бұрын
Morocco nacalad ale haku rido iyo uqubo deg deg😢😢😢😢😢😢
@malyuunaxmed7459
3 ай бұрын
Allaah haugargaaro falasdiid
@Hodaneey
3 ай бұрын
😢😢😢😢😭😭😭ax umadan waa laninagu imtixaanayaa imaankooda bal eeg ya rab sii nasrigaaga. Waa munaafiqiin madax badan muslimiinta lkn rabi ba jooga oo xisaabin xaqiiq lagaga tagu maayo .yaan la aadin qudhunka baas halaga jooyiyo in loo dalxiis tago
@husseinaden7560
3 ай бұрын
Ilaahay waxba kama qarsoona,dhibaatada ay israel ku hayso shacabka walaalaheen falastiiniyiinta, lkn ilaahay ka wayn gaalo ,ilaahow musiibo daran oo deg deg ah ku rid israel iyo gaalada iyo kuwa raacsan insha allah
@nuurismail3003
3 ай бұрын
Madaxda maanta haysata calamul islaami waa kuwii ugu xuma ee caalamka soomara maraco 1 billion inay siiso israiil waa inay kusoo gataan hub lagu laayo shacabka reer falastiin madaxda bilaa damiirka Ilaahey mulkigooda hasiibo amin yaa Allah
@Shamsocayni1667
3 ай бұрын
Shacabka Marocco gaaja heysa markaas 1 Bilyan yahuuda siinayaan shacabkiisa muu ku caawiya Lacagtaas Shacabka falastiin lagu xasuuqa Allaha boqar ah kan waa munaafaq Allaha aduunka ku cadaaba oo xanuun daawa laheen ku rida oo jirkiisa dareema Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
Morocco ha siiso Lacag Israel laakiin maxay ku badalanaysa malaha Falastiin xoriyadeda sibuuxda ayay kaga badalanaysa waaba la ogaani inshaAllah
@abdifidow3870
3 ай бұрын
Ma ogtahay in Yuhuud badan oo Moroccan & Ciraaw ay xukumo ka hayaan Israel.Askariga IDF carabiga ku hadla waa Moroccan. Morocco waa Yudistan
@Neima1000
3 ай бұрын
Maroco wa carab naxaris malee carab wa uskag bilaa shafecad 😢
@ibrahimgas6536
3 ай бұрын
Lacag siismo ah ma ahan Lakin wa lacag qasab iyo hanjabaad looga qaatay ka dibna laga dhigtay lacag siismo ah.
@qm689
3 ай бұрын
Wow doesn’t even matter he should refuse and choose his dignity Subhana Allah 😢💔
@ibrahimgas6536
3 ай бұрын
@@qm689 this platform is not English and go back school and learn somali language Don’t answer we don’t have time for bla bla bla
@qm689
3 ай бұрын
@@ibrahimgas6536 😂😂hedhe Ibrahim waan aqaanaa Somali waanan bartayee adigu baro afafka kale si aad aduunka ula socoto yaa gacalkeey hana isku deyin in aad iisoo celisid cay iyo wixii lamid ah peace ☮️ be with you brother ✌️🇸🇴
@ibrahimgas6536
3 ай бұрын
@@qm689 dumar garoob lama hadlo ee oromada iyo axmaarada ku ekoow Afsomaliga so baro
@qm689
3 ай бұрын
@@ibrahimgas6536 Astakhfirullah heedhe wiilyohow maxaad ujeceshahay xumaanta?Allaha kuwaafajiyo inta wanaagsan sababtoo ah maskaxdaada oo dhan waxa kaguuxaya xumaan haddii aad umaleysid in aan ahay cid kale Anigu Somali dhalad ah ayaan ahay oo real muslimad so/for information!!! I’m not at a divorce, woman ✌️
@muuminmohamed9788
3 ай бұрын
Yahuud farabadan ayaa degen wasiirone wey Ku leeyihiin dalka Marocco
@Aliinaliiban1780
3 ай бұрын
Ninkale oo ay xidheena Wan arkay oo khaakh u egaatay bisinka 😢nimanka dadka malaha kiimiko ku tijaabiyaanba subxanallaah 😢😮
@qalbiabdullahi8335
3 ай бұрын
Carabta 100kiiba /15/percent ayaa islam ah yaan lagu kahdoomin. Qof walba oo carabi ku hadlo muslim maahin walow luuqada carabiga inaa barano ee fiicantahay
@omerhassan3041
3 ай бұрын
Kama yara 180000 qof oo geeriyooday,dhaawucuna 100000.
@aminahussein-hassan522
3 ай бұрын
Carab faaido malaha😢😢
@zeinabsheikh-rr7dk
3 ай бұрын
Asc ma ogidmiyaa in marooko badankood ayihiin yahuud sheep indhaha kalafura
@mukhtaarciise2585
3 ай бұрын
Marooko waxay Israa'iil ka doontay Spain baa Marooko laba jaziiradood ka haysata Spain iyo Israa'iil na colbay noqdeen Marookana dhulkaa soo cesho ayay isleedahay adoo Israa'iil adeegsanaya
@abdulqadirali5419
3 ай бұрын
Sh maroko gabdhi lsgasoogursada y raga soomaliyeed sidee laga yelayaa gsbdho ayey somalida ks qsbasn
@Jackcadnaan-r2h
3 ай бұрын
Sida hada maxaabiista lagu xiqaabo godka jilacoyo iyo mandheera Somalian
@moxubomamamia373
3 ай бұрын
Yuhuudu ciqaaab badanaa😢
@ragemohamed3843
3 ай бұрын
Cunaqabateyn ha la saaro dulliga waa yuhuud qarsoon oo muslinka ku dhex milmay
@mukhtaarciise2585
3 ай бұрын
Haaye Xamaas maxaabiista ay haysato may kuwooda uga aarguddo
@Khaalid4220
3 ай бұрын
Wllo islamka lama farin Inay maxaabiista dhibaateeyaan,lamana hayo cahdigii nebi maxamed scw meel uu ku dhibaateyay inagana waxa tusaale ino ah dhaqankii Nebi mohamed scw
@mukhtaarciise2585
3 ай бұрын
Ok
@safiyadirsche3782
3 ай бұрын
Waxaa carab ma ah Barbari waa cawaan xaasid waaye 🌚
@Aliinaliiban1780
3 ай бұрын
Talow dadka maxay ku sameeyaan waa yaabe 😢 yuhuudan qadhmuun 😮😢 qof ay so daayeen oo cafimad qabo malaha
@tawakalmadia1840
3 ай бұрын
لقوم يعقلون
@husseinaden7560
3 ай бұрын
Cajiib moroco waan yaabayee ma israel baa isoo jaajuus satelliet kuu samaynayso,israel iyadaaba jaajuusiinta aduunka ugu xun ahee
Alla shaikh mustafa 😂 qor moroco wan bilyan israel 😂😂😂😂 meela nasaaartey
@Sahallohos1940
3 ай бұрын
Aloow reer falastiin u gargaar
@ragemohamed3843
3 ай бұрын
Aad baan uga shakisahay muslinimadooda ha leyska ilaaliyo marookiyaanka iyo carabtoo dhan waa sidaas waa aqirasamankii
@zahraabisye7937
3 ай бұрын
Calool xanuun badanaa mee cadaaladi
@hasanhersi7914
3 ай бұрын
Sheikh mustafa carabta ayaa quudiya yahuuda halayabin carab zionist ayaa jira lasoco ku faraxsan xasuuqa reer Falastiin marka carabta xukuumadooda iyo shacabkooda hadey damiir leyihin 100.000 oo reer Falastiin lama xasuqen. Allah ha u gargaaro reer Falastiin jihaadka ayku jiraan.
@sadam1318
3 ай бұрын
waxay ku talagashay yahuud in qof kasta oo xoog leh iney xooga ka curyaamiyaan si uu dagaalamin
@mukhtaarciise2585
3 ай бұрын
Qadaafi ayaa boqor Xasankii Marooko galoofis u xidhay si uu u salaamo 😂
@ardonoorwardhere8913
3 ай бұрын
Damiir la aan u idin dishay dheb
@Hadalwaamurtimahmah
3 ай бұрын
No
@sadiyoigal7534
3 ай бұрын
Muslim maaha waa munafaqiin awalba sharmuuto nimo ee ku shaqeyeen
Carab waa doqomo 😂seterlaydka ayadaa xamaas ku soo qaban laheed hadow wax tar leeyahy 🤣
@hawakarshe7904
3 ай бұрын
Boycott Morocco 🇲🇦 save ur money don’t go plz
@SalaadoAhmed-b1g
2 ай бұрын
MARoko waadala FAqirah
@dhashisheekhisaxaq9514
3 ай бұрын
Carbtu wa malcuunin walalahod oo sida lo gumadayo hadana dhiigu kacayn waliba yahudu carba oo dhan isku si baay uu argta markay qof falstiniya dilayso carbyow nacalada bay ku yidhadon ila sucudiya iyo masar badhkeed urdun iyo ciraq inay qatan bay raban yahydu mida kale ka cadhada weeyn leh ee maroca haaysta wa qoomo luud iya la yidhi naag yahudiyadana wu qaba laga yaba inay isna yahudiyadi dhashay oo sida yahudi ku yahay wayo yahudu waxay aminsanyin inay ilma naagta yahudiyadu dhashay yahudi noqonayo oo diintu sida ku gudubto caqli xumadooda
@abdifidow3870
3 ай бұрын
Boycott Morocco
@qm689
3 ай бұрын
Asc ya sheikh Mustafa may Allah rewards your knowledge time and information Aameen 🤲🤲🤲. May Allah held the King of Jorden back if he’s no good for the Ummah Aameen maybe he kept a secret in his heart, which is a (kufar). Astakhfirullah 😢how could not helping Palestinian and he’s helping those who refused their creator’s command and make it (fasahat in the earth 🌍). 😢✌️
Пікірлер: 111