Masha allllllh sundus gurigeedu wuu shidanyhy wlllhi amiira sundus wllshed markay u timaado oo ay la so dagto wiilkedana ha so kaxaysato si ay ehel buuxa usii hesho ale haydin xafido dhamaantiine ❤❤❤❤
Sundus naag adag hadaa maqashey wa koow ayada wlh 😢 gurigeda kahor youtupe so galin saan u quruxsatey kadib kwrn qisadeda iyo ayada markaa firisid farqi ween udhaxeyo wa sida lo kala adagyhy masha allh nolow ❤
@user-mw2cb5jv6v
24 күн бұрын
team amiro like 👍 igoqata 😢😢
@Kingcou
24 күн бұрын
Fans sundus one like 😂
@fatimamaxamuud-cg8bb
24 күн бұрын
Amiira sundus video kuwda jirta waa favourt
@zeitunadan
24 күн бұрын
MashaAllah tabarakallah ❤❤❤
@MaryamoMohamud-wp3lj
24 күн бұрын
Sunduseey m.a wye gurigaaga wuu qurux badan yhy amaan kula soo dagaa waan ka helay m.a wye ❤❤❤❤
@aminamohamoud0013
24 күн бұрын
Sundus Wn Cawa laga bilaabo dageeero bn u ahy madamada calnkiii aan aduun u jecelhy aaay haysato ❤
@user-sr9go5ks1m
24 күн бұрын
Sundus xafldda miyy joogty
@RaxmaIsaaqRahma123
24 күн бұрын
Ala War lay clnka qatuma e gurigeda sudhan waye shrfnteydi sundus ayanle ciseyay waxa idhalay darwishta culculus ❤❤❤❤❤
@naciimmaxamed963
24 күн бұрын
Haa Awalba Waan Jeclaa Sunsus From Dhulbahate ❤🐎🐎
@ManaalUpdilaahi
24 күн бұрын
@@naciimmaxamed963😂😂😂😂
@amranhajji
24 күн бұрын
😂ma waalnty naagtu waa naag darooode harti sii ah waliba
@jimcalejirdeasmarka
24 күн бұрын
Mansha allh wlhi waa qol qurux badan sundus Ayaanle hussein ❤
@nasriahmedqalinlenq
3 күн бұрын
ilaahayow wiilkan cfmd sii yarapi 😢❤
@user-md5hh3lq7s
20 күн бұрын
Team sundus one like
@user-md5hh3lq7s
20 күн бұрын
😂😂😂😂🎉
@user-fo6qx7iy8k
24 күн бұрын
Jah calanka daraawishta mahdsanid inader from gabadh dhulbahanta 😂❤❤❤
@user-jy8ie5zn1p
24 күн бұрын
Ayyy ina adeer ❤❤
@user-fo6qx7iy8k
24 күн бұрын
@@user-jy8ie5zn1p Dhiiga Ala dhiiga inolow qalbi❤️🫶
Wuuuuuw amiraaa comment iso qor one love ❤️ amiiro qurux
@user-oj4ti3lf3i
24 күн бұрын
Masha alah dad isjecel ayatihiin hory usocda gabdho 🎉❤
@user-wh5vy5vw7e
24 күн бұрын
Amiradena coming soon 1m🎉❤❤
@MilleteryGirl11
24 күн бұрын
Sundus room amazing 💗🥰
@user-zk6tm6vq1n
24 күн бұрын
Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo walal MCN Wax yar Aa nooga dhiman plz plz plz plz 100❤❤❤❤❤
@QueenAmiira-fw6cn
24 күн бұрын
Amiira waxba maharin only 10k 1m coming soon Insha Allah 🥰❤
@akmiishargsan5521
24 күн бұрын
Team AMIIRA isn't easy wlhy 🔥🔥we did it again and again woooof 🎉❤Waxba inooma hadhsana let's go guy's ❤❤ 1M COMING SOON INSHAALLA you will DESERVE more than 1m so keep going our queen girl ♥️AMIIRADEENA💜🖤🔥🔥 🎉
Пікірлер: 1,3 М.