Sheikh Mustafe Allah hakubarakeyo waliga ismadan duleynin intad tariq kahadleyse. Sidaa Allah hakugu wado.
@al_tauhidchannel4526
6 күн бұрын
Aamiin
@maryanaden9374
6 күн бұрын
Sheekh nasiib baad lahayd hadii illaahay yurub kaa soo celiyay adigoo nabad qaba caafimaad ahaan iyo diin ahaanba koley dad badanu waa ku halaagsameen in kastoo an aniga illaay dhib igu tusin ilhaano iyo in nala yaso oonalaka yaqyaqsoodose waxay noo noqotay iska caadi anigu markaan imid dad iga soo horeeyay baan iri meeqa sano ayaad joogtaan qof baa igu yiri waxaan joogaa 5 sano waxaan ku qayliyay 5 sano laaxawlawalaaquwata ilaa bilaah ma cadaabkaan baad 5 sano joogtay laakiin anigu waxba ma ogayn iyo inta an joogi doono allaah ayaa ogaa inkastoo la rabo go,aan adag inaad gaarto hadana waxaan joogaa 27 sano intaas oo sano halkab baan ku taagnaa midii kalena gacantaan ku sitaa walina isma dhiibin waxaan allaah kabarayayaa inuu wadankeena nabad nooga dhigo walaahi waan ku farxaa markaan maqlo qof yurub iyo America ka noqday risiquna kuma xirna meel kaliya in la aado
@maxamedsheikh9038
6 күн бұрын
Allaha ha uu naxariisto Sheekh jofey. Wuu dhintaye
@hage375
6 күн бұрын
Nin soo jabay oo waaya arag ah sh canood cimriga rabi ha kuu marakeeyo
@al_tauhidchannel4526
6 күн бұрын
Aamiin bro
@SiyidCali-uo5dq
5 күн бұрын
Asc shiiqo walahi qisadada waa so tijiya dadka waa dhagesiga aniga hada kahor rer america i so dalbadeen aniga waa diide lakin e caailda famley weden@@al_tauhidchannel4526
@MohamedAlimire-u9v
6 күн бұрын
Allaha u naxariisto Tabshe wuxuu ahaa wabeeneeye waana dhintay
@KismayoAbubakar
6 күн бұрын
Sheekh salaad allaha unaxatiisto waa adeerkeey
@user-py5gn7ln4k
6 күн бұрын
والسلام على من اتبع الهدى
@gaabanecalinuur7443
6 күн бұрын
Masha allah farta kasaar haqa allah haku barakeeye
بمجرد الوقوع في الشرك تكفر ؟ اليس هناك عذر بالجهل وبالتأويل
@al_tauhidchannel4526
3 күн бұрын
@@farxaanmuusemaxamuud3333 لا ليس الأمر كما أشرت نحن لانكفر من وقع في الشرك بمجرد وقوعه بل نبحث له الموانع والشروط،،ولكن نكفر من يعتقد ويؤمن ان مع اءلهة اخري كاالصوفية والشيعة ومن والاهم بعلم.
Waa jaahilnimo sheihkow soomaalidu dad nuuc waali ah
@maryamadirie8722
6 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi waa suufi inkaar qaba balaayo ku wax u sheegtay laakiin armaa shaydaankii Abaahureera Aayatul karsiga baray u sheegay siduu I siilumo
@MohamedCawil-zk2bz
6 күн бұрын
Iam 2
@MohamedCawil-zk2bz
6 күн бұрын
Xag fikir ayey kula duwanahay anigu shabab ma taagersani waa necebahay Kuwan qubuuraha ma ahi lkn adigu sheikh xaqan dhalinyada ayaan kuu tuhmayey bal waran wax ma jiraa arinkaa ?
@user-xx9pq4iy2v
6 күн бұрын
Xeraw Dacaska marka uu ku socdo dacasku Cod Ama Sowd Ayay bixin Jireen ( Naldhaf Naldhaf naldhaf kkkkkkk)
Adigoo raaliya sheekh wakhtigii aad ka soo noqotay yurub waloo cimrigaagu aanu wayneey waxaa ku seegtay in kastoo qaderta aana diidanayan hadan hadii aad ka soo qadan lahayd sharciga maanta ayaad dacwada ugu faa,iidayn lahay umadii somaliyeed ee ku kala filiqsan wadamadan reer galbeedka
@al_tauhidchannel4526
6 күн бұрын
Mahadsanid,qadartu kaaxoog badan bro
@yussufsahilsahil6690
6 күн бұрын
Taxanahan maalin Le kadig ya akhii
@abdilahimalin884
6 күн бұрын
Am 3 🎉
@abdimahamud8586
6 күн бұрын
Waxaad iiga jawaabtaa sheekh qudbadaada intabadan suufiyada ayaad ku dhagan tahay alshabab kuma arkin adoo kahadlaya maxaad ka aamin san tahay
Shirki iyo gaal nimo kuma sugna maxaa Ka wada xuman aan la sameen ooy na sameen miyaad faranysa dhac qarax baabiin wadanka ayaga iga soo eryay@@Jiramacoy
Пікірлер: 63