Amiira plse next adiga iyo koko oo Isla jiro asad io ceyda oo Isla jiro saan hada oo kle caml aa rabna Ina soo samysid next game plse abyo macntadayda keep going sister
@user-so5fp5hj4w
7 ай бұрын
Amiira waalahi qosolkaa iga dhameesey koko soo kaxee❤❤
@FooziyoAbduqaadir-bi8ho
7 ай бұрын
Inta koko😍❤️ tagerto ismujiya
@samiirafaysal9964
7 ай бұрын
Ceyda legend wlhi ciyaarti xamsada buu u yeelaya
@Nimcush2023-ei3ib
7 ай бұрын
Team qab qab❤🎉
@fartamoh6fartamoh660
7 ай бұрын
Please next time cadnan noo keen amiira ❤😂😂
@samiiroosmaan4610
7 ай бұрын
Amiirooy chooser ka marwaliba qofka ugu horeeyo ayuu doortaa inaa arki Doon tid aarajeenaa
@Fartun20225
7 ай бұрын
Maclimo wn iskajeclahy wlhy❤😊
@xalimocumar6149
7 ай бұрын
Mar kaas taa adiga iyo cayda mar kaad waax isalduubaysaan waan kahela waa dawaada
@AmaalApdy-mr9po
7 ай бұрын
Ku sali ya rasuul ka sallaahu calayhi wasalam❤❤
@queenofquens8930
7 ай бұрын
Asad iyo kooko keen next😂😂😂😂
@kingmohaaa
7 ай бұрын
Macalimo funny waye wllhi😅😅😅
@adoontiallesiman262
7 ай бұрын
Amiira iyo Ayaaniita war ma inoo yaalo Aarsigii ugu waynaa baan rabnaa 😂 waraa gabdhaha se yeesheen calooshiina waad ka duqayseen wajigiina waad u daboosheen duqayn cir iyo dhul ah iga dheh kkkk waa noo taalaa horta ceyda waa in tinta laga xiiraa wiilka kalena kartoon madaxa u galiya calooshan ka duqeeya waliba dushana barkin ka galiya yacni soodhaha caloosha ha qaso barkintana dusha ha ka buquujiso noh 😂😂😂😂😂😂
@MomtasOmar
7 ай бұрын
Amiiray ani been ma sheegi kariye barnaamijkan Asad ayaa shida wlhi 😅😅😅
@naleeyAbdi
7 ай бұрын
Same asad la'an ma nuurayo
@queenofquens8930
7 ай бұрын
Said wlhi asad marko ku jiro qosol garir ba igu so dago
@mssCanada995
7 ай бұрын
Amiiro part2 so smee😫😂
@user-bc2mz8fx4o
7 ай бұрын
Amiira mr kle soo celi plz
@axmedcumarcali673
7 ай бұрын
taemkan zaid ayn ujeclahay ❤amira qurux
@drmaryan8832
7 ай бұрын
Amiira caawa vidioga wa xiriwaysi hhhh viva dumarland
Пікірлер: 345