#MyRights #MULC
#MyRights #ExpandingAccessToJustice #MULC
Barnaamij ka Tusmada Sharciga Qeybtiisan waxa uu diirada saarayaa in jawaab loo helo suaalaha soo socda:
1. Waa Maxay Macnaha Damaanad qaadista xaqa lahanshaha dhulka?
2. Waa maxay ahmiyada ay u leedahay bulshada in la damaanadqaado xuquuqda milkiyada dhulka?
3. Waa maxay xiriir ka dhexeeya lahaanshaha dhulka iyo rabshadaha , qalalaasaha, colaadaha ka dhex dhici kara bulshada dhexdeeda?
4. Shareecada islaamka iyo lahaanshaha dhulka.
5. Dastuurka ku meelgaarka ah ee Soomaaliya iyo xeerarka caalamiga sidee bey ugu hadleen damaanadqaadka lahaanshaha dhulka?
Негізгі бет Tusmada Sharciga | Damaanad Qaadista Xaqa Lahanshaha Dhulka| AVV: Mohamed Abdi Kediye
Пікірлер: 1