Rageedi mashaa allaah somalida ama muslimiinta waxa aan leeyahay nadaafadda hala ilaaliyo
@asadabdullahi8191
Жыл бұрын
Masha Allah maalin Wan kuu xiisnay wlhi. videoga safarka ah noo soo diyaari. Insha Allah africa nabad ku tag nabad ugu soo laabo. Keep going teacher and stay safe
@abdulkadirsooyaan4382
Жыл бұрын
Allaha kuu barakeeyo shaqadaada brother
@alihuseein9422
Жыл бұрын
Ugaas waad mahadsantahay aniga wali maxcico ayaan beerka ujifaa janis aan kusoo galo xitaa waan la ahay Marna ice-kii baa ixaniwaayo marna security-ga ayaaba heegan ah I.a mar un waan idinsoo gaari
@somaalitruckershow3306
Жыл бұрын
Insha Allah Allah kuu fududeeyo bro
@yaasinkeyse8787
Жыл бұрын
zhp visa latina xge kalaso baxdey
@alihuseein9422
Жыл бұрын
@@yaasinkeyse8787 Mid swedan ah ayaan wataa sxb
@habilgaraad2441
Жыл бұрын
Ma gashay sxb
@Chapo180dt
Жыл бұрын
Legend we need more video before you go naribo
@ashrafaarofficial6820
Жыл бұрын
Sxb waqti badan ayaa Naga maqneed inoo soo badi video yada mahadsanid
@salmacadey7548
Жыл бұрын
Mashallah wan ka qadnay boowe
@MaxamuudMaxamed-kt4kv
7 ай бұрын
Sxb darawal ayaan ahay wana sosocda hado ale idmo wixi talo ah ayaa karaba marka imado insha allah
@abdifatahshaleyste9977
Жыл бұрын
WALAALKEEY ARINKA MUSQULAHA WAA RUN MARAR BADAN AYAA CAGAG KA ARUURIYAY TRUSH KA KU RIDAY DHIBAADTADA WAXAWAAYE MUSLUMIIN KALIGOOD MAISTICMAALAAN WAXAA JIRO DAD AASIYA AYA NALA ISTICMAALO. WASAX HADALKAAGA NADAAFADA WAA MUHIIM. MAHASADIIN
@xasancabdicasiis1026
Жыл бұрын
Pro waa lagu waayay nio xagaad kadhacday
@ismacilofficial7359
Жыл бұрын
Allah ha ku barakeyo sxb God bless you 🙏
@defensegeneral9893
Жыл бұрын
Dad reer baadiyaal aa waxaa sameeyo, waana Somali, gym iyo meel aha Shaqadana wey ku sameeyaan. Caagada ama koobab bey meesha ooga tagayaan, meesha dhan wey qoynayaan, qaarna xaanshi ey ka buuxinayaan
@Mo-abdalla
Жыл бұрын
Mshalah allah kuso nabad celsho sxb
@Blackmoha7
Жыл бұрын
wllka waxad inoo sheegta nuuca uu yahay truck kaaga magaciisa wayo truck yo badan ba jiraan cml
@maxedwali3567
Жыл бұрын
Sxb waa ku weynay Muuqaladaadina waan u xiisnay
@mohamedaliyousof8871
Жыл бұрын
waa lagu waayey legend maalamhn
@abdallaharyan5739
Жыл бұрын
Asc Pro meel aan kala so xiriiro aya la ahay sxp thanks
@khaalidkhadar7068
Жыл бұрын
nin lawaayay
@kabaxaay7231
Жыл бұрын
Mashaallah, saxib kenya nairobi ayaan jogaa shaqadhan waan kuhamiya lakini saxib visa halkan yaa igaa cawiya oo aniga ayaa shaqey sanaya an dhib ugu celiya qarash kisa wallahi war walalkey mas icawisid
@sb6_truck.driver312
Жыл бұрын
Wcs zxp hadankahayaa vidiokalakacsan
@alexenderfoot3997
Жыл бұрын
m.a lkn wll noo soo badi 🥰🥰🥰 baryahan dhinaca aad martay waa lagu waayey lknse imika m.a 🥰🥰🥰
@xasancabdicasiis1026
Жыл бұрын
Insha allh pro 👏
@gureeydiini8520
Жыл бұрын
Sxb dry van ka iyo flatbed ka yaa lacag badan pro
@defensegeneral9893
Жыл бұрын
Engine aad dhaqday ameey ku keentay dhibka
@osamaabdirizak6691
Жыл бұрын
Safar salaama Alle haku nabad yelo wllke
@ayanomarfarah1996
Жыл бұрын
Masha Allah
@mambuuqzoria29
Жыл бұрын
Hambalyo horumaris eh sxb.
@shinimaal243
Жыл бұрын
Sxbow waa lagu waayey xaggee qabatay
@Kweensunami
Жыл бұрын
Ayamahan xage nagA aaday broh
@abdimoge5666
Жыл бұрын
Waxaan ku waxdiiyay Gudoomiye, Baabuurkaaga yar waa Manuel Speed, inta badan Maraykan waxay jecel yihiin Automatik Gaadhi ah, kolkaa ma ka qaalisan yihiin kuwa Manuel Speed ahi Automatik?
@somaalitruckershow3306
Жыл бұрын
Automatic waaye bro
@abdimoge5666
Жыл бұрын
@@somaalitruckershow3306 Thanks Bruder, Baabuurta Manuel Speed ma qaali baa Maraykan?
@Khaliiid212
Жыл бұрын
Long time no see ya
@abdihakiimyare7257
Жыл бұрын
Dadaal sxp waxaas haubixin
@Simanyysf
Жыл бұрын
Sodhawaw adigana waan ku waynaya
@maammeee
Жыл бұрын
Asc truker show Gaarigaaga Yarka intaa wadatay camerada wax ku duubaysid xagee kugu xiran tahy / Kuugu rakiban tahay. Sidaa ujeedo 2daada gacmood isteerinkay kuu saaran yihiin , Mahadsanid
@somaalitruckershow3306
Жыл бұрын
Madaxa aye iigu xirantahay
@thedopechannel253
Жыл бұрын
Well done Yoo
@feisalmohamed7267
Жыл бұрын
Gud luck sxb
@abdirahmanhusseinsidi3701
Жыл бұрын
Pro marka Nairobi imato i catch you
@cabdiraxmaanNajax
Жыл бұрын
Mash Allah wllo ❤
@ahmedomar7596
Жыл бұрын
😮😮😮😮😮p😮😮😮😮😮😮
@ahmedomar7596
Жыл бұрын
😮
@suldaannajaxkaastar
Жыл бұрын
Ale ha ku xitiyo zxb
@nayefsuleiman7119
Жыл бұрын
Mashaalah
@Mohamed-qt7ql
Жыл бұрын
Baabuurka airpag ayaa ku shidan safety ma ahan .
@somaalitruckershow3306
Жыл бұрын
Air bag waa laga badaly lkn waa laga saari waayay
@ssebaggalaasaphjunior8059
Жыл бұрын
Also English for more about truckers
@daacaddaacad2608
Жыл бұрын
Asc sxb waxaan rabaa in aan ku weeydiiyo anigoo heesto leezinka caadiga ah hadii aan khaato leezinka CDL ka kankale maleega dhigaa mise labadabo waan isku heeysanaa, midakaalle labadooda iskudhibco miyaa mise mid walibo si gaar ah aa dhibcihiisa loo latacasmulaa marki uu khaladhac sxb? Mahad sanid.
@somaalitruckershow3306
Жыл бұрын
Leesinka cdl ka asaga kaween kan kale marka asaga wax walbo ku kaxee kartaa waa leesinka ugu sareeyo
@daacaddaacad2608
Жыл бұрын
@@somaalitruckershow3306 wallal aad ayaad u Mahad santahay hoowsha wanaagsan iyo sida fiican oo wanaaga ku jiro aad usoo dhaweeyneeyso dawadayaashaada, sxb sare waxaan kuu rajeeynaa guul iyo hormar sare, waxaan ka mid ahay dadka aad ka u xiiseeyo videoyadaada mar mahad sanid markalle sxb.
@Calicabdiraxmaan-ni7oc
Жыл бұрын
Waxaan arkaa dad sooqoraya inbadan ayaad naga maqneed video nosoobadi adba maad tagtid soshaqesatid
Пікірлер: 57