mahadsanid wll aad bad noo dhirigelisah allah ku barakeeyo
@nasriinahmed6458
Жыл бұрын
Ma la bilaabay
@beelaacooking4250
Жыл бұрын
Masha allah abaayo 😍🥰🥰🥰🥰
@maamecade5864
Жыл бұрын
M a wllo ilahay hakaa ajar siiyo Anaga hanoo fududeeyo Wlhi gabadh qaaliya
@WAXTAR-MEDIA
Жыл бұрын
M.a alha ku sharfo abyo
@ladyofcoquette
Жыл бұрын
Masha Allah nada Abayo please mano sogali karta subaxdii sida aykugu bilabato malinta ad ku dhamayso ilaa habeenki why Aniga wa darema in an iska dhumiyo waqtiga
@nasriin2229
Жыл бұрын
nada wl sameecda aad codka ku duubto bal dib ugu noqo
@NadaYusuf334
Жыл бұрын
Haye walaal. Mahadsanid.
@umumustafe2389
Жыл бұрын
Group links mee macalin
@nasraahmed1706
Жыл бұрын
Wll codkaagu wuu gaabanyahay
@saiddalmar
Жыл бұрын
Asc marka hore aad baan ku salamaya walalo, mar labaad walal waad ku mahadsantay talooyinkaga ku saabsan xifdinta quraanka iyo habka loo raacayo. Inta kadib walal waxa ka codsan laha sideeban ku baran kara luuqada carabiga iyo hababka ugu wanagsan ee loo baran karo maxad adigu talo isiin lahayd mahadsanid
@NadaYusuf334
Жыл бұрын
Walaal haddii aanad aqoon , marka hore waxa aad baranysaa higaada, ama xuruufta 28 ah ee carabiga iyo sida ay isu raacraacan. Intaa haddii aad taqaan walal akhris samee in badanna akhri. Mae labaadka dhagayso walaal. Dhagaysi ka dib isku day in aad barato qoraalka wax kasta oo aad maqasho oo carbi ah in aad qorto. Haddii aad heli karo cid ku hadashana la saaxib ugu yaraan hadalkooda dhagayso.
@faadumohenna6004
Жыл бұрын
Waa fikir waangsan
@NadaYusuf334
Жыл бұрын
chat.whatsapp.com/I12nQVI8vpvBVQod5zrRTQ Waaka linkigii group ka xifdiga qur'aanka.
@farhiyacaddow
Жыл бұрын
Masha allh nada allha ku barkeyo
@khadramohamed7830
Жыл бұрын
Wll dhawr jeerna waan kuusoo qoray imanad so jawaabin group qiraa ah ban u baahnaay o si daily ah lo akhrinayo ma helaya
@NadaYusuf334
Жыл бұрын
t.me/+Qu175rQUvTRkOTJk Walaal kaa soo gal kadibna msg noo soo dir.
@khadramohamed7830
Жыл бұрын
@@NadaYusuf334 shukran xbti
@hanaabdinazir6678
Жыл бұрын
Wll groupka waa diidaya inaa soo galo ee maxaa xun tolow
Пікірлер: 37