Ma ogtahay in malaayiin caruur Soomaaliyeed ah ay hadda ku nool yihiin xaalad aan lahayn adeegyadii aasaasiga ahaa. Xaaladda ayaa aad ugu sii daran dadka ku nool xeryaha barakacayaasha (IDP).
Bal qiyaas caruurnimada oo aan lahayn daryeel caafimaad, waxbarasho, iyo waxyaabaha aasaasiga ah. Waa xaqiiqo haysata caruur badan oo ku nool Soomaaliya.
Aan ka wada shaqayno wacyigelinta si loo taageero carruurtan nugul. Ilmo kastaa wuxuu xaq u leeyahay fursad u horseeda mustaqbal ifaya.
Macluumaad badan kala soco baraheena bulshada ee kala duwan:
SIDRA Website: sidrainstitute.org/
SIDRA Twitter: / sidrainstitute
SIDRA Facebook: / sidrainstitute1
SIDRA Instagram: / sidrainstitute
SIDRA TikTok: / sidraprime
Негізгі бет Wacyigelinta Bulshada iyo Ololaha Warbaahinta ee Xuquuqda Carruurta (Video 4)
Пікірлер: 2