Abayo timo san protiena ugu samesabayey wlhi qalalan ban ka qaadey awel ban ka timo qurxonaa,wlhi aqoon darrada waa dhib thanks intat no faidesay jazakalahu kheyr wll❤
@halimaabdi8955
Жыл бұрын
Maasha Allaah Shukran xbt
@MA-rb9ye
Жыл бұрын
This is so helpful, Jhazakhallah khayr
@kaahacadeey1943
Жыл бұрын
Ukunta gaduudka ee dhexda iyo saliid olive oil ayaan isku qasay waana ku libaaney... Waxaana sameystey saliid aan aniga gacanteyda ku sameystey oo ah olive oil iyo fresh ginger iyo clover Masha allah.. Soo tijaabiya insha allah.
@munamohamed4085
Жыл бұрын
See u isticmashy abyo
@glamorousshayla
Жыл бұрын
Waxaa laga yaabaa tintaada proteinka ine ku yartahay Sida darteeda ee wax kuugu taroysa ukunta. Ileen dadka dhan ma wada simana.
@bushrayusuf4066
Жыл бұрын
🍀 clover Abaayo kan miya mis waxaa kale bal no so sheeg
MashaAllah tabrkallah Cilmiga iyo caqliga Alle hakuu barakeeyo
@ayaanabdullahi5742
Жыл бұрын
Jazakallahu alf kheyr abayo miss you dear 🥰🥰🥰 dry hair ayan leeyahay please moisture inan u bahanahay ayn dareema hadana way igu adkata how to moisture my hair dhibta ugu weyn iga heysta tinteyda 😅🥺
@rahmaali5038
Жыл бұрын
Masha allh abaayo ❤
@simrankhadar5579
Жыл бұрын
Thanks sister❤
@khadijahassan7130
Жыл бұрын
Please make video for dry hair sis. Thanks
@hasnanoordeman5828
Жыл бұрын
Mashallah ❤️ 😍 ❤️ mashallah mahasanid abayo warun ayantay social media waxas lawad marsada walahi
@zoyaquruux1466
Жыл бұрын
Salaam sister i hope you all well lets pray for our brothers and sister's in turkay
@shukriaomar5697
Жыл бұрын
Ya allah protect all our muslim brothers and sisters
@fartun9503
Жыл бұрын
Masha Allah
@udgoonwehliye5811
Жыл бұрын
Masha allah thank you kowsar aniga timaha iyagoo aad ii daadanaayo ayaa waxaan mariyay boratiin la ii xayeey siiyay jajabka wuu kaa baabinaa ayaa la idhahay wanba ka sii daray hada kahorna anoo aad u xanuunsan ayaa dhaqtar utagay cudur dhan waa leyga waayay bis waxaa leyga sheegay burutiinkaa ku badan jirkaaga oo dhaafay heerki loogu tala galay.
@afrah5198
Жыл бұрын
Thank you sister one question the camprime for the hair is important for long hair? from Djibouti
@zahraabdi5339
Жыл бұрын
Noo soo badi abaayo mahadsanid
@mjama7664
Жыл бұрын
Illahow ajar ka sii walhi wax wayn bn ka faidey awlada iyo rerkagaba allaha Ku xafido
@luulabdi8556
Жыл бұрын
Waa mahadsantahay abaayo
@asia4310
Жыл бұрын
Chanal kaga 2019 ku xirnan jiray anigo secondary dhigto Hadana alxm hoyo ahay waxbadan kaaso Bartay ila hada waankugu xiranahay🥰❤
@nawelnalka
Жыл бұрын
Same wlhi
@yasminhuseen5805
Жыл бұрын
Mahadsanid wllo, so ibsan islaha miyanis Waa qalayl timahaygu gunta wayey ka so go,ayaan
@khadijsibrahim8111
Жыл бұрын
Kheer alla ku siyo 👍💖
@fatimajamca2561
Жыл бұрын
Mahadsanid xppt kasoo hadal dhegayaraha timaha
@xafsosalwa40
Жыл бұрын
Thnks habo wax bdn ka faide wana qaata tips kaga dry hair aha protein ka badiye hada lkn wa jojina i.a
Adiga is ahaaw channel ka ladhaho baa laso dhigaa vedio tinta lagu daweeyo
@amussa6488
Жыл бұрын
Can you do a hijab tutorial, I like the style you wearing now? Thank you sis 💞
@shukriabu3526
Жыл бұрын
Abaayo macaan London ino ken insha.alaha
@nadiyasaid123
Жыл бұрын
Woof aniga protein ba mamariyo wllo xine dhagoyare basal xabas9 waxas aya mariya isbuuci mar bes salid yar oo salid dhagoyare kasameyey protien waxan mariya bishi lana jer kulayl waligay kamadhigin mooji marmar wa qalayl wandarema ama way jabjabta marmar marka lakin dadka protein ka radiyo ma ihiy ilahayow timaha noqurxi
@hodanali2354
Жыл бұрын
Asc abaayo kawser tell isoo qora pls
@ayaancnasir5971
Жыл бұрын
Waaana qaleel weeeyna soo go aysaaaa
@najaxsheikhabdirashid5331
Жыл бұрын
Masha alalh shukran abaayo Lkn kwrn flaxseedka tinta so moisture masinaayo Ani flaxseed iyo xulbad ayaan isticmala
@hodanibrahin1569
Жыл бұрын
Asc maxaad ka faaiday se wax isbadala ma Aragtay mahadsan
@fahima6186
Жыл бұрын
Asc habo essential oil ta ma normal one baa mise waa special for hair?
@NimcoLibaan-rs8rf
Жыл бұрын
Aniga waa samen rapay alx wa Mahad San thy payo❤
@niciimocaato7114
Жыл бұрын
masha,haa
@Ummacooking2023
Жыл бұрын
Allha xbbti waa sida igu dhacdy tintii wey iga dhamaatay xabbtiii weyba iga tintii wey iga dhamaatay wllhi I caawi abaayo maxaad ku soo celisay
@dekoa9601
Жыл бұрын
Asc abaayo how about flaxseed Maxaa Abadan tartaa abaayo
@MH-bc8wm
Жыл бұрын
Asc abayo,i looked for it and couldn't find it.any other options
@najmaabdinuur7305
Жыл бұрын
Mahdsanid abyo ma ana yabin wa arkay walhi 😢
@xaliimoxaliimo1782
Жыл бұрын
Aboyo qisooyinkaaga ayaan jclhy qisooyin noo soo daaa plz
@aminayusuf2764
Жыл бұрын
wallahi anaa kaaga markhaati waa runtaa
@halimaabdi8955
Жыл бұрын
Habo aniga borotina ma mariyo Tintaydana waa qalayl ee maxan sameyaa?
@fatmaosman7999
Жыл бұрын
Aslamu alykum abayo aniga ma istimalo alabtan add shegtay lakiin timahayga add bay u galalayahan marka maxa uficanhay?
@hodanibrahin1569
Жыл бұрын
Asc Anigu waxaan ku waydiiyay shay walba hadaan sidiisi u isticimaalo kawarn Avocado sideeda miyaan loo isticimaali karayn Oon saliid laga samaysan karayn thanks
@xaawokiin3852
Жыл бұрын
He abayo creamada sawir noga soqad san u fahano
@quranalkareem2035
Жыл бұрын
Asc wlo, please music kada
@warsandubbed8456
Жыл бұрын
Mhdsnd wll dadasho aan jajab lahayn tinta oo sideeda ah ayaa so baxaysa oo soo siib maysa waxaad aad sheegtayna waan mariyaa wana diciiiif tintayda ama qafiiif marka maxaa dawo u ah
@Ishwaaq123
Жыл бұрын
Qofkaste Hadii Dhaqtar iska dhigo waa dhibaato Protein timaha way u wacan tahay malin kastena lama mariyo ones a week waa Caadi
@raiizaismail335
Жыл бұрын
Ugu horen waa kusalamay waxaa rapaa in aad iga caawiso tinta dadaneyso tintey aad bey udadaney walipa saaid ayey usikaneysaa plz isoo jawaab thanks
Assalamu Alaikum Kowsar! First of all thank you for all your great content, walahi I have benefited a lot from your channel. Can you make a video about which products exactly I can use to moisturise my hair? Jazaka Allah Khayran 💖
@leylohassan1329
Жыл бұрын
Wlh abaayo beentaa maaha. Ani tinta ukun mayanose iyo quse aaa marsan jiray isbuucii halmar timihii qaleel aa ka qaaday mana fahamsaneen qaleel ka halkuu iiga yimid adaa hda kaa maqlay thanks abaayo
Qaleeylka nagu badan Cilaan ayaa mariyaa abaayo ka soo hadal cilaanka iyo Alma powdee
@humeyramohames
Жыл бұрын
Ukunta aad ayey ii cawisaa aniga waana marsada dhirir+dhalal+long hair ayan ka helay Alhamdullilah
@bahjakhalif2654
Жыл бұрын
Kula midaa ahy aniga alx intee hada ii mareyeso waa la yaba dhib kuma arag alx
@Sagal.Official
Жыл бұрын
Wlhi waa runtaaa anee igudhacday kadigtonaada
@user-ey5xl4ko1j
11 ай бұрын
Alla mayonase iyo yogurt aa isticmalaye qaleel waaba yaabana
@Ayan-vi7gb
Жыл бұрын
Mahasanid xappti lkn ani ahan timahayga markasta wey iga dadata wana qaleyl
@fardusjama7379
Жыл бұрын
Asc wllo shampoo fican noso gali
@malak4651
Жыл бұрын
timaheyga xoog ayey le yhn lkn wey iga jahaban abayo wax u ron isheg
@hamdaabdi1294
Жыл бұрын
Wllo Aniga tintayda qalayl saa’id weeye wayna iga go’een wlhi😢😢😢😢
@munanalka151
Жыл бұрын
Baamiye marso way qoyayaan
@Ummacooking2023
Жыл бұрын
Ani qaleel said ah waaye weyna go aysaaa abaayo
@yamoothman6908
Жыл бұрын
daadashada tinta maxaa u wacan sis
@farhiamohamoud1634
Жыл бұрын
Tintyda dhaf malahn mana baxdo abayo.
@xuseenramlo1700
Жыл бұрын
Abyo timaha an baxeynin maxaa lgu sameeya blziii iso jawb
@mjama7664
Жыл бұрын
Wlhi dacad weye gabadhan aney igu dhacdey makinkan jojiyey bey tinta I baxdey
@filsandhagecade9269
Жыл бұрын
walahy waa runta aniga tinayda iyo ta gabdhaydaba way iga halaysa 😢😢
@samiraadennur4769
Жыл бұрын
Asc huno mes cheveux ils sont très sec il pousse jamais.? Je veux que vous me parliez aussi le corps qui est très sec chaque fois même si que on me de la crèmes ils ont toujours pas sec merci
@umusahra2521
Жыл бұрын
Qalaylka maxaa lagaga baxayaa wll
@suhurdiamond7319
Жыл бұрын
Wllhi normal hair lahaa youtube ka arkay yogurt mayonaise iyo saliid isku daray waan mariyee anoo timo jilicsan lahaa waxay noqdeen tintaydii kuwo saaid u qalalan oo markasta shanlo iyo saliid u baahan waan yaabanahy
@muniiromuniiro4845
Жыл бұрын
Asxapey iso duceya wayara xanunsanahe
@mjama7664
Жыл бұрын
Illhy haku cafiyo
@fatimamohamud1571
Жыл бұрын
Qaleel waye abayo
@kiinabdi680
Жыл бұрын
Masha Allah 🙏💯🙏💯🙏💯
@shaymaalrisakmohamed2555
Жыл бұрын
For dry hair
@udgoonwehliye5811
Жыл бұрын
Marka abaayoy jirka haduu burutiinka ku badan yahay skin kiisa masida tin tuu u qalalaa jirkeyga waa qaleel saaid ah
Пікірлер: 298