Mnsha allah guul somaliland guul insha allah 💚 🤍 ❤
@Fatima24-y8u
3 ай бұрын
Maashaalaah guulayso ubaxle jir oo joog.
@AliA.Rasheed
3 ай бұрын
Thankyou Ubaxle media waxan odhan lahaa abaalmarintii fanaaniinta si la mida haloo abaal mariyo Abwaankii sameeyay heesta iyo cid kastoo ka qayb qaadatayba mujaahid
Ubaxlow saaxiib Maraykan iyo dawlad kale midna saldhig kama samaysto dal aanu aqoonsanayn . Horta aqoonsi ayaa ah rejada Somaliland . Aqoonsiguna kama bilaabmo meel Africa ka baxsan .
@TogdheerBurco-x3p
3 ай бұрын
Ma rajo xumin Rajadu way fiican tahay Mash Allah
@khaliifabdi8139
3 ай бұрын
Welcome
@hashim4226
3 ай бұрын
Hadal iyo dhamaatii waxa ila hahoon inay xukuumada Somaliland aysan ku degdegin inay saldhig siiso Mareykanka isla markaasna wado-hadal AQOONSI la yeelato Xukuumada Mareykanka oo laga yaabo inay isbadasho doorashooyinka Noofambar 2024. DAWLADI WAXAY SALDHIG MILITARI SIIN KARTAA DAWLAD AQOONSAN AMA AQOONSANAYSA. ARRINTU WAA "GIVE AND TAKE".
@ramsiosman8325
3 ай бұрын
Saldhiga usa ee djibouti ku yaal waxaa ka shaqeeya 3200 oo reer djibouti ah .idinka somaliland sidaas oo kale aya shaqo looga heli
@khadraabdillahigouled5843
3 ай бұрын
Ala saldhigna marabno waayo xuutigaa ina soo weraraya 😮
Maraykanku waa cadawislaamka adna waad ku faanaysaa unable xayawaan
@ifrahcumar4352
3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Degmociise123
3 ай бұрын
We don’t need maraykan 🚫 Belaayaa la socota ha inoo keenina Imaaraatka iyo marakanku waa mataano aan kala hadhin Laakiin maraykanku waa shadaadiin 🥺😨 Ruush ayaa dhaama kuwaas
@IbrahimAhmed-kf3lv
3 ай бұрын
Waa run. Maraykanku wax la aamini karo ma aha.
@AbdiYou-ds1pi
3 ай бұрын
With conditions it has to recognise somaliland or else we give a base to Russia Americans are hypocrites they should recognise somaliland and make an agreement for the base with somaliland not somalia
@ismaaciilmuuse6263
3 ай бұрын
Maraykanka aamin malaha oo waa laba wajiile oo wuxu doonayaa inuu laba shimbirood dhagax ku wada dilo, dhinac somaliya ayuu iska dhisaa dhinacna Somaliland ayuu kala socdaa.
Saldhiga horti wa inu ina aqonsado other wise we ssid : NO
@oogdhugee_3072
3 ай бұрын
USA has proposed to build 4military bases for Somalia-Italia. Everyone that enters agreements with Somalia-Italia appears to work against their interests. This is a trend of insulting Somalia-Italia.
@makebravo7133
3 ай бұрын
MASOO DHAWAYNAYNO WAAYO MARAYKAN WUXU RABA IN CHAPTER 7 XAMAR JOOGA U WARAAQ KASO QAATO TAASI MID AN YEELAYNO MAAHA
@ahmedfarah5928
3 ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.
@abdirahmanaidid1289
3 ай бұрын
War wanagsan weyee wanan soo dhaweeynaya ?laakiin uma bahniin saldhiig laga weeraro yeeman oo dagal iina gerliyaa sucudii gadaar emaraat intuba waydiiden in dagaalkaas ay qayb kanoqdaan siida daraaded uma taghayno inayno dhexda ka galno dagaal yaman lagu qaado
@aamohamed5102
3 ай бұрын
Maraykan waa beenaale, heshiiskii Milatery ee hore ma fulin. Waana Muqdisho ayuu badheedh u taageeraa Biden Waa siyaasad Xume. Waalidii Trump ayaa dhaantay
@roodakarreiyehkaire4714
3 ай бұрын
Beenaale mar Beenaale cusub la soo fadhiiso
@HalyeyQaran-b2i
3 ай бұрын
Ubaxlow islaantan way ku jeceshahay ee miyaad ku daadisay ciilqab xun baa ka muuqdee 😂😂😂😂
@siciidali4034
3 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅
@ubaxlemedia
3 ай бұрын
@@HalyeyQaran-b2i 😂😂 maba garanayo
@roodakarreiyehkaire4714
3 ай бұрын
Beenaa u dhimo ilayn been lomma shinto
@HalyeyQaran-b2i
3 ай бұрын
Halkee habaryahay ku damqatay 😂😂😂😂 miyuu kuu bixi waayey ubaxle naa ha cawryin ilaahay ku duleeye
@abraQolkisa
3 ай бұрын
Beenaale dadbuka ayaad u warntaa
@ubaxlemedia
3 ай бұрын
Dad buka oo aad ka mid tahay ayaan Somaliland ka difaacaa
Пікірлер: 76