Soojoog wixii laga waayo soo jiifso ayaa laga helaa
@SPharaoh
2 сағат бұрын
Surre oo dir sheegta ayaa laga joogi waayey in badan oo ilaa dagaalkii Goojacade. Waa kuwii $7200 u geeyey iidoor. Odaygii ay la doodi jirtay gabadhii Garxejis ee dhihi jirtay oromo ma nihin.
@gucuregacod7119
3 сағат бұрын
Illahay umada qalbigoda burcad ha isu mariyo waxas oo Hassan masjid ku xaare ayaa kadanbeeyey markasta uu yimadana waa dagal ooge umadii somaliyeed kala fogeeyey trainkii dhiiga ayuu wataa
@11naa44
2 сағат бұрын
Bur madow wxu ka baqaya muse mrka wa inu hadlaa
@CawilCabdiyare-e6n
Сағат бұрын
Xaarweyne
@AnabSaed-us1wo
Сағат бұрын
Adigana waxaan kugu nacay markaad tiraahdo dowladda federaalka ah xagee bey joogtaa dowladda federaalka ahi ma qawleysatada qalalaasaha ka wadda waddanka oo dad qalatada ah baad dowlad noogu sheegeysaa
@Mideye157
2 сағат бұрын
Meeshas lagu dagalamayo mamul ma leh miya. Somalia meel walba qabyaladiste munafaq ah ba mamula
@CabdiXaashi-gy6fv
Сағат бұрын
Qofkani haaraha le been badanaa
@KaltunAden-k7i
Сағат бұрын
Nin nacas ah.baadtahay mawaxad tahay ninmalinkali ah gulaystay mi yaad ilowday in sidled blood cidan kagalaleynayay inad.waliga gulaysan maalunti kaliyahay d eecidankaygu iskhilafeen ayAd uqadan ladahay
@nuurfaarax-k4l
Сағат бұрын
Waar niman yo how xishooda aniga waxaan away ciise maxamud waxaan joogaa xeraale sidaad wax usheegtay wax umajiraan marks xishooda
Waa SAx dhulbahante habar jecelo ku filan daroodna habraha kale iyo waxii so raaca waar maxad tiri caadi maha kkkkkkkkkk adkaatay
@bmuraaz6024
2 сағат бұрын
Kilmadda BEEL waa kilmad si khaldan loo isticmaalo maalin walba. Macnaheedu waa dad reer-guuraa ah oo meel wada dagay. Macana QABIIL waa dad qaalibka isku hayb ah xagga Abtiriska ana Hooyo mideysa. Fadlan ha laga daay saxaafadda in kilmadda beel la geliyo booskii qabiil.
Пікірлер: 29