Senator Dhakhtar Duufle waan ku salaamay waana ku mahadsan tahay sidaa noogu sharaxday cudurka .
@City-sr4iv
2 ай бұрын
Asc macalin adan
@ShaaficiMaxamed-q3w
2 ай бұрын
kkkkkķkkk maanta kadib nin kaasi waa 50magtiisu
@Xil.AbukarJaciir
2 ай бұрын
waa la shirqolay
@zeinabsaidsalah2678
2 ай бұрын
Wasiirka cayaaraha inlaguu dhiibo baa kaga sharafbadneyd goormeedjanaraal usoo tababratey Natus shahaadooyinkaaga s v hasha
@noorabdi6061
2 ай бұрын
Macalin adaan waxaa tiri wasiirka haweenka nin ma noqon karo waa shaqo dumar leh Ok nin umuliso ma noqon karaa
@abdulkadirsheikhmohamed5
2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkkkkkkkkKKKKKKKKKKKKKKKK WASIIRKA ABAYAASHA ADDUUNKA WELI LAGAMAMAQLIN THE FIRST COUNTRY TO DECLARE THE MINISTRY OF THE FATHERS IS SOMALIA TODA.WHOSE FATHER IS THIS FOOL😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 COMIC
91 kii carabtu soo kuwii diidey qaxootigi soomaalida ee doonyaha ku qaxayey . Sacuudiga iyo Yementuba way diiden inay doon kusoo xidhato dekedahooga . Soomaalidu wa addoomaha carabta , Anigu carabta ma aamino .
@CabdiJaamac-f6t
2 ай бұрын
Waxad halkas kagaranaysa in dadka ay u washeen Jago wax ay diidayana ay Jilin hada waxa la zoo kordhinaya wasiirka umulinka loda iyo wasiirka marfishyada qaadka
@CabdullahiDheere-ik5ew
2 ай бұрын
Meeshaas diinu kama sheqeeysee waxaa yaal yeey cidina noolanin
dadko idil sidaada uma fikiran , Bashiir Goobe isaga xor u ah go'aankiisa .
@sedson02
2 ай бұрын
iska ooy .
@zeinabsaidsalah2678
2 ай бұрын
Yaannaafa wax uqabta qowda maqashii waxna ha uqaban baad meesha ku heysaan
@warsamegasgas-wv9gt
2 ай бұрын
Sida sharciga qabo nin gobe ah militari ama boolis loma qadankaro ,side Ayu ku noqdey ciidan wa sharcidaro .
@abdulkadirsheikhmohamed5
2 ай бұрын
MACALIN ADAN WASAARADAAS MAAHA WASAARADA AABE YAASHA😂😂😂 YUU UYAHAY AABBO BASHIR GOOBE.MAASAGAA SOOMALI OODHAN DALEYkkkķkkkkkkkķkkķkkk AF INGLISHKA THEY CALL THE MINISTRY OF ETHICS AND GENDER WAA QOOYSKA.KENYA HAYIMAADO ANAFA AYAA BAREENA GOOOBAHAN.
@khadraibrahim7968
2 ай бұрын
Waxaan qabaa rayigayga inla diley waliba Iiran ka dabeyso waayo waxaa lagu diley shiish
@kaaraa-mardha1977
2 ай бұрын
War jegada rag iyo dumar ma kala laha, maxaa dhacay wasiirka dumarka xafiiskiisa ma ahan qol ay dumarku dharka iskaga bedelaan. Shaqada wasiirku qabanaaya ayaa muhiim ah
@ismailfarah3596
2 ай бұрын
WAX LA YIRAAHDO WAZIIRKA AABAYAASHA. KOLEY BASHIIR GOOBE ISAGAA U WAA SHEY INUU HELO WAZIIRNIMO. WAXBA YUUSAN KA GUBANIN EE WAA Wasiirka HAWEENKA. WELIGEED MA DHICIN TAARIIQDA SOOMAALIYEED IN NIN LOO MAGACABO WAZIIRKA HAWEENKA😂😂😂😂😂😂
Пікірлер: 41