Plz muuqaalkan sher gareeya waalid badan si ay ugu camal qaataan asxaabtayda
@SurtaInamaxamad
10 ай бұрын
Nagu haley habo ayaney alle hano kadhayo qofta kaliya ee an weheshano oo an ku nafis na tehe
@raxmacabdulahi2183
10 ай бұрын
abayo ayaney waxan rawa ina ila taliso waxa jirtay gawar aan saxibo ahan jirnay yaran tena lagin hada ma nihin mudo 10 sano aya qurbo ku nolay mana is xaririn jirin lakin mar aya somali tagay guri dariska aya salan iyo sheko u tagay mesha igu imatay guriga reerka dagan ayey qarawo yihin waa wada shekesanay aniga iyo iyada markas mala qawin garob aya ehed aniga waan so labtay kadib waxa dhacay ina la gursado gadashey malin malmaha ka mid eh aya Facebook qof igu so darsaday kadib wada kaftan dher ka dib iwediyay ina leyahay xarir waxan ku dhahay ma lihi igu dhahay kawaran hada wada shekesano kawaran waan ka diday marar badan igu so cece liyay waan ka aqbalay mado wowna ishegay ino nag qawo gur ayow iso ban dhigtay wana ka aqbalay lakin waxan gadal ka ogaday nogto qawo ina saxibo ahan jirnay mana ka noqon karo gurka waxa lega dontay reerkega maxan sameya wana jeclahay miya qalda nahay abayo
@ladanjogdher3105
10 ай бұрын
Abaayo macaan badan aniga waan ku garab taagnahay ❤❤❤❤ horay u soco
@SurtaInamaxamad
10 ай бұрын
@@raxmacabdulahi2183 walashey adi ma qaldanid wayo ninka asa luga hisa kugu so dontay ayada na wax ba haushegin ee gurso qalad kuma lihid habar yar ayan na wan sugey na jawab teda
@raxmiishchenal
10 ай бұрын
Team fulay ee barqadii dawada😢 waa idin salaamy gacantii soo taaaga😂
@SamiaAhmed-b334
10 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫵🏻❤️
@ayaangobdoon3254
10 ай бұрын
Scw
@Najminaa
10 ай бұрын
Scw scw scw
@roodacrixmanmaxamuud6924
10 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam
@NasexoCadey-uu8er
10 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤
@Zahrakiin-so5pp
10 ай бұрын
Scw❤❤❤
@kamalali79
10 ай бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@ManaalAbdiMahamuud66
10 ай бұрын
Ayaaan gobdoooney saaan kuu jeclahay mar walpo salaaad dukato ama aaad igu soo dhacdo waaan kusoo duceyaaa cadow allha ka qabto farxad aaan dhamaad laheyn igu nolow mcney Wllhi dhiiri galintaada io talooyin kaaaga ayaaaan mar walpo ku dhaqmaaa nolosheyda saaan kuu bartay wx bdna kabadashay qof walpo wanagaaaga Io dhiri galintaada uga shekeyaa hooyo xita way ku dawataa qof walpo iga soo hor baxo family io asxaaapo adigaa wanagaaaga Io qalbi nadiif nimadaada ugu shekeyaa waxaas waaa wax aad adiga naga kasbatay waaani salaaamay adiga io family kaaaga ❤❤❤❤❤
@JjjJj-zs4nh
10 ай бұрын
Mahadsanid haba mcnei aad aan kugu mahad celinaya madama aad codsigeyga iga aqbashay Tankle gurigena walaga dhageysta aadna wa lagaga jecel yahay Allah ku xifdiyo wana ku jeclhy hore usoco meel sarena gaar oo qeyr qabta ❤❤❤
@ugaasocismaan733
10 ай бұрын
Wcs my dear dear dear abaayo ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan
@aminoabdi2137
10 ай бұрын
Your so right sister ❤❤❤❤❤❤
@doolcaadey5723
10 ай бұрын
Masha Allah Ayaaney Allah haku hifidyo adiga iyo familigaga dhamaantiina Aamiin ❤️❤️👍
@fatimamaxamed5753
10 ай бұрын
wcs xabti❤
@caishokhaliif9509
10 ай бұрын
Ayaan qurux masha Allah waa kuslmy Qaali ❤❤❤❤❤❤
@dahaboomaryusuf
10 ай бұрын
Maasha Allaah ❤❤
@Dulqaad_Bdn
10 ай бұрын
Wcs Hbbty Sawda Intee Ku dambeysay Lugaheeda Caadi Ma Ugu Socotaa Nooga War Doon🫶🏽❤️
Qofkii ugu horeyey❤❤ ayaaney Ilaahy dardiisa ayaan kuu jeclhy❤❤
@Najminaa
10 ай бұрын
Wala ga horeye sxpey 🤓 inta wa iga kaftan
@xafsoahmed9
10 ай бұрын
@@Najminaa😂😂😂😂
@mohamedolow9794
10 ай бұрын
Mashaa Allah walasheyn Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah.waa runta ayaaney waahid nolosha ka dacay baa gawar loo guurini Allaah ha noo xifdhiyo caruurda Insha Allah
@khadrahaji3161
10 ай бұрын
Subxaanallah 😢mahadsanid abaayo sharafay. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤
Ayaaneey sheekadii gobadhii xiiran markaan qybtii 1 aad daawady ayaan maseyr is celin waayy ka dib inty ka dhamaanysy kuma soo fiirin saaka arky iny dhamaaty oo qiso cusub bilaabnty 😂
@Hamdamukhtaar-rf9gk
10 ай бұрын
Asc ayaan qaali ❤❤
@Hadiir--
10 ай бұрын
AYAAN QURUXEEY SAAS KAA RAPA QISOyiNKA Dhowr ka qeyp ah QEYPTA 1AAD Hordhac xayaysiin camal ah usamee si ay xamasad uyeelato Aniga qisoyinka aad usamyso wan ka jeclahay qisoyinka adan usameyn sasa ku dhihi lahaa ani abyo waa Ku salamay ❤🎉
@housseinmachallaharte2441
10 ай бұрын
Ayann gabdonn 😊
@CanabshiikhXasan
10 ай бұрын
Thanks 😊
@Zahra-fq3fe
10 ай бұрын
Wku salaamay wllshy mcn
@user-zo8vs8xh4g
10 ай бұрын
Asc msha allah sheko wanaag sheko qurux gulasso
@najmaahmed4139
10 ай бұрын
Wcs xbbti ayaan hore usoco
@Xaawo6405
10 ай бұрын
Allahu akbar 😭😭😭
@sucdihussein7533
10 ай бұрын
Alla sumxanalaah 🤭😳
@Najminaa
10 ай бұрын
❤saan kuilaalinay leee mahadsanid qaliyeey👸😘
@Xamdimaxamad-bh1qm
10 ай бұрын
Ayaney hadan so dhacay wan maqnay mahadsanid hadad sheko cusub no biloday mahad sanid abyo cimraan yarena indhaha alh u caafiyo abyo salad walba on dugado wan u duceya abyo mcn ilahey dartisa idin jeclahy adi iyi ciyalka an habaryarta u ahy ayaney alh nokaa xafido xbbt qaali ❤❤❤❤❤❤❤
@user-wn6vf2od4c
10 ай бұрын
Wcs hbo qliiyeyyy❤
@caashocayuuni
10 ай бұрын
Wcs ayny ilovyu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adoonalahinaaadan3202
10 ай бұрын
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين اللهم امين يارب العالمين
@xuriyoali7628
10 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Пікірлер: 92