Wall alabta waa qurux lakiin waxba ka dhiman sida loo sameyey sabto kurasida cuntada malaha meshi qofka celinaysey ama gacmaha saran kartid weliba ilmaha yar yar bes badhida aya la saraya mesha dhabarka ku began xoog ayey uga godan yihiin raxo ma lagu daremayo miska xaga hose waxa loo sameyey meel markasta qashinka ku dato nadifin ayey rabta ani ma Ila habona lakiin gabadha haday ku qanac santahay waa ok❤
@DinMammasariirahaxageeka-tb4od
Жыл бұрын
Xagee ka so iibisay lana wadaag ama noo so duub
@hodoadam1672
9 ай бұрын
I love it fadhiga meshaad kaso gaday nala wadaag wana mahadsan tahy
@ayuubmahamoud1834
Жыл бұрын
Maansha Allah very beautiful waaye qiimahana waa affordable aad ayaad umahadsan tahay sister khayr Allaha ku siiyo
@bilan1674
Жыл бұрын
Masha Allah Aad bey u qurux badan yihiin sister
@Mohamed-qt7ql
Жыл бұрын
Wax qaali ah ma iibsan waa caqli badan tahay Masha allah
Пікірлер: 15