Maamulka Astaan Tv waxan si xishmad leh ugu codnayaa In barnaamika waydiimo Bal hal mar xita ay kenaan Hargeisa macamisha Astaan nahay noo cadaalasamaya hargeisa next year ka so dayaa ismuujiya inta hargeisa la jecel sanad danbe Insha Allah
Af waa koo may laka aame yacnii af waakan maxaa laku cunaa❤✅
@hamdimoha7399
2 жыл бұрын
😂😂 su'asha kowad funny aheed wlhi cabaaz wuu u salaxay wiilkana si smart ah ayuu uga jawaabay👏👏
@dazchannelofficial5840
2 жыл бұрын
The smart once don't make it through/not even the 1st level, congratulations for those who made it to the 1st level at least Thank you for the Educational Quizzes
@ladanahmed3717
2 жыл бұрын
Lacagta India wa Rubi
@fadumomacalin981
2 жыл бұрын
Mashallh waa barnaamij wanaagsan
@abdiaziiznor5369
2 жыл бұрын
Ali daahir so funny wlh 😂 suaalaha hindiga iga dhaaf kulhaaa 😀
@MrZacharia92
2 жыл бұрын
Canuga maah maahda maayga ka jawabaayo smart inkasto yahay woow iga qosol siye kulahaa kan koleeh wax la cano lee kamaqan kulahaa so ufikiraaye hhhhhhhh damnnnn elaay iyo cunto maxaa kala heesto
@Sima-pd1ih
2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@hamdisagal8177
2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@mohamedosmanyoussouf6002
2 жыл бұрын
Astantv anigoo jooga France ayaan si fiican ula socdaa, horey u socda.
@abdihakimyusuf2222
2 жыл бұрын
Me too sxb France ayan ku la jooga Ramadan Mubarak ❤️🌙
Ciyaal hindi hada nahay filimkas caan waye uu iska qalday hora ka shege laheyn su aalaha cawa wee fududayan masha alah astaan ma u fiirsadan dadka qatarta eh mee ku adkeyan mise dadkas iyaga nasiib xun talow waa kaas dadka waxa fudud sii qaldayo suaalahoda dhan u fudud yihine 🥺
@cabdirisaqamin8570
2 жыл бұрын
Raja hindustani waxa la jelY 1996 not 1995 astan iska saxa su'aalaha 😂
@kadijalove4769
2 жыл бұрын
Raja Hindustani 1996 waaye 😳😳😜
@hamdimohamed6250
2 жыл бұрын
bay bay
@jawharaxasan5120
4 ай бұрын
433 aalagu galaa macal goolhayaha kudar 11
@abdihakimyusuf2222
2 жыл бұрын
Asc abaas Ramadan Mubarak raja Hindustani 1996 waye mahan 1995
@shahwah4371
2 жыл бұрын
Hawiye af may yaqaano abgaal ayaa ka jiro
@jawharaxasan5120
4 ай бұрын
A amiir khaan inkastoonan fiirsan ilmahaan kamaqlay
@fartun9503
2 жыл бұрын
wcs wlc Brother
@AbdulkadirMohamad
2 жыл бұрын
Raja Hindustani Release date: November 15, 1996 | 95 maha
lol Who wants to be a Millionaire, Somali version but more like who wants to be a Thousandiare then a millionaire
@SharmaPoi823
2 жыл бұрын
Dadkan comment-iga ku tuugsanayo maxa ka qaldan shuuba dhashe🤨
@fartun9503
2 жыл бұрын
👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍
@mohamedosmanyoussouf6002
2 жыл бұрын
40jir
@mohamedosmanyoussouf6002
2 жыл бұрын
mey leke aamee
@fartun9503
2 жыл бұрын
Muduug
@dhafearaale3933
2 жыл бұрын
Kaas hasii sheegsheegine u dhahay wlh 😅
@ayanmohamud3401
2 жыл бұрын
waaba sheegtaye maxaad u waxaysaa
@mohamedosmanyoussouf6002
2 жыл бұрын
Bari
@mohamedosmanyoussouf6002
2 жыл бұрын
Pakistan
@qassimmohamed6544
2 жыл бұрын
Su aalaha shucaac ayaa kufuran astaan
@ladanahmed3717
2 жыл бұрын
Niyow su’aalo caadiya dadka weydiiya filim hindi ka daaya meesha diini ku badala
@jawharaxasan5120
4 ай бұрын
Maxaad ukhaldee
@somalilegend8676
2 жыл бұрын
Iid kabadane
@fartun9503
2 жыл бұрын
csw
@fatiimaabdi7229
2 жыл бұрын
Af wakoo may laka ameey uu garan waayay
@abdisalanmohamedyarrow8248
2 жыл бұрын
Waa takoor in wiil soomali ah lahjad soomali ah loo fasiro iyadoo dadkii Maryland ahaana maxaatiriga loo fasirin
@hayaat2209
2 жыл бұрын
qofka hduusan aqoonin ma dhibaataa wll mcn😢wll macalinkeyga dacaad ayey ka tahay runtiii anaga goboladeena sidaas logama hdlo😂😂
@hassanbulshawi5784
2 жыл бұрын
Sxb sidee uga soo qayb qaadankaraa
@Botan-rq6xo
2 жыл бұрын
Bye bye
@mohamedosmanyoussouf6002
2 жыл бұрын
6
@hassanmohamedgure6073
2 жыл бұрын
Suasha labad sual mhn
@marwodumar
2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💚💛
@samiirkhan9589
2 жыл бұрын
Ok byoh wan kuu saaray
@iftinbarahow3410
2 жыл бұрын
Amirkhan A
@kushkushta77kushkush55
2 жыл бұрын
asc
@saafifaaid7339
2 жыл бұрын
Sanadka danbe isii diwaangali iqor
@ayanmohamud3401
2 жыл бұрын
AF waa kanaa meyla ki aamee kkkkkkk wlh wuu keenay
@kushkushta77kushkush55
2 жыл бұрын
433
@ladanahmed3717
2 жыл бұрын
Magalada Basra waxay ku tala dalka ciraaq
@saafifaaid7339
2 жыл бұрын
Idiwaangaliya
@ayanmohamud3401
2 жыл бұрын
ciraaq ayay ku taalaa basra
@fardowsamohamed7716
2 жыл бұрын
Astan waxn ku dhira galina inay ku so daren lahjada mayga walina waxn si xojina inay marba kuso daran si lahjada somalida dhan uga faideystan
@ahmedcabdirisaaq2402
2 жыл бұрын
War dadkan comentigoodu meeshaba uusan qusayn maxay ahaayeeen war barnaamijka falanqeeya waxaan ku dhalilaysaan iyo waxaad ku bogaadinaysaanba ka hadla iyo waxaad ka faaiideen iyo waxaad kula talinlahaydeen in lagu kordhiyo
Пікірлер: 123