inta bisha Ramadaan loo Dambi dhaafo Allha kugu daro hadii aad subscribe ii saarto aamin wll qaali Ramadaan Mubarak
@bulhanhassan2497
2 жыл бұрын
Waar buugaagta Soomaliga dadka waydiiya. Xisaabahana ka saara meesha ma schoolbaa. Waad mahadsatihiin
@abdishakurmohamedibrahim6823
2 жыл бұрын
Xariifka kowadaa damiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@gollahadhallinyadadegmadab6778
2 жыл бұрын
axmed maxamed xasan wle aniguu igula magac yahay
@haaruunyare9651
2 жыл бұрын
Radaankariim
@KimJennieedits2
2 жыл бұрын
200🍓🌹 Abdullahi
@mohammedabdifatah9517
2 жыл бұрын
Walahi waa Wax laga xumada in suaalihi diiniga oogu fududa inuu garan waya uuna filim ku fana I am so sorry
@barwaqoshorts2338
2 жыл бұрын
Haa wlhi waa naxdin anoo yar Ayan aqanay in quranka Kala barkisu yahay kaf
@drzujaacfantastic2283
2 жыл бұрын
Geela markuu dararan yahay 2 nin heestaas ma maqlin miyaa
@turkeymokey5961
2 жыл бұрын
X+2x=x+120. X=? 43% waxey isku raaceen x in ay 45 tahay Barnaamijkana waa barnaamij aqooneed ee mala isku cayaarooyaaa mise aqoonta liidata ee dalkeena ayaa toosh lagu ifinayaa
@dhowrzankaztaro4735
2 жыл бұрын
Waa Su'aashan layaabay Wax laga fekero maba ahayn taasi
@daganisackmahamedmahamed1580
2 жыл бұрын
Abdullah adaan
@ahmedabdi9368
2 жыл бұрын
Rajab duragon
@kowsardagan2445
2 жыл бұрын
Astaan Horta idnka Waxa iska saxa before jawaabto Waa 1973 Waxaana Ladhahaa Dagaalkii Ramadan October ama you kippur Israeli iyo Egypt
@osmanahmed8488
2 жыл бұрын
Wan naxay walhy aad ayey uhoosaysaa standardka aqoonta ee dhalinyarada yar yar.
kan wax ma yaqaano bee waddo uu dhisay yaaa gaari ku wadi rabbo
@kowsardagan2445
2 жыл бұрын
Bishii Nabiga SCW la dheelmiyay su,asha ah Waxaad ku qiimeyseen $60 dollars ok Su,asha ah film ki Kabi khushi kabhie gam ee Shahrukhan ne Waxaad Ku Qiimeyseen $ 80 dollars Marka Barnaamijkaan Ma Hindu Baa so Diyaariyay 🤭Cajiib Hada Dhalin Yarada Ma waxa baad Barteen Mise !!
@abdinoorisackmiris2785
2 жыл бұрын
Surada kala barto quranka miyu Garan wayey yhu Bro Dugsi maso marin miya jamcd lay miya ka bilawdayna
@ismaaciilizcoooz8258
2 жыл бұрын
Shahrukh Khan kabhi kushi
@somalisujuu2592
2 жыл бұрын
Did anyone else noticed that the guy who is hosting the show doesn't change his tie 😂🤣🤣 Just a thought and a joke too. Good work my brother 🤝👊
@MohamedDahir
2 жыл бұрын
Bruh how were you looking everyday his tie 🤣
@somalisujuu2592
2 жыл бұрын
@@MohamedDahir it's just a coincidence 🤣😂bruh
@SuperCabaas
2 жыл бұрын
I will definitely change next time bro😜 you hv got an egle eye .
@Abdallah71639
2 жыл бұрын
Acha mchezo 😳
@cuud4726
2 жыл бұрын
@@SuperCabaas cabaas layaqani miyaa
@Somaligirl25
2 жыл бұрын
120÷2 X=60 miya la sheegaway jmacdle damin uf 😡😡
@ahmedabdi9368
2 жыл бұрын
Geelaa markuu dararanyahay laba nin duugtaa
@sumaabdalla6939
2 жыл бұрын
Ufff film hindi ah buu wuxu ku faanayaa inuu tirin karo jilayashiisa oo dhan lkn 2di sual ee diiniga ahed ee waliba mid ka mid ah wada yiqaanan ciyalkii dugsiga oo dhan buu garan waye oo la khalkhale!!! Useless ba tahe A.aziiz.
@mahamedabubakar7113
2 жыл бұрын
D
@amalabdirisakhussein8680
2 жыл бұрын
Dadka la wacanayo barnaamijka hasii daawadaan oo hala socdaan si aaan wakhtiga uga dhicin
acw barmaamijkaan waa fiican yahay balse dhalinta waxaa ka muuqata kalsooni daro xitaa iyagoo yaqaan.
@hermajestymaxmed9901
2 жыл бұрын
Ustaad axmed fanax 😂
@cabdalamuuze8977
2 жыл бұрын
Jaahil aan diintisa aqoonin addunne wx laga suga aaba jirin alle khaatumada haku toosiyo
@Muniira_sh_maxamed
2 жыл бұрын
Q9fka hdu aqnin ama uhilmaamo inaa ku digatid ma ahan dhamnten ilhy qatumada hanotosiyo
@cabdalamuuze8977
2 жыл бұрын
@@Muniira_sh_maxamed waa zax waa dhici krta balse wxyabo wxa jiro aas aas ino ah qasatan heerka dugsiga marka mreyno oo kle waxyaabo bdan oo quranka ka mid ah is weydina nala weydiya si aan ukala barano. Adine mhad znid mzul
@aliadow4183
2 жыл бұрын
Darar micnaheda wa caano badan ciyal magalo maxay kagaran karan qof ayuba uwacday hhhhhh
@nadarali2801
2 жыл бұрын
Sorry wlhi inanka su aalihi diniga aha ayu baqdin ka qabay filimkana wuxu yiri hada so gaadhay boskeygi wali Wu baran karaa diniga waxan rajynaa Inu madigisa iyo dinigaba isku wato allaha so hanuniyo
@Daily_Lifes7
2 жыл бұрын
"Kooxda Farmaajo Waxba kama Duwana Kooxaha is Qarxiya" Wasiir Amniga ayaa sidaas sheegay:- kzitem.info/news/bejne/0KCssaGen1-DnYY
@djamahassan8366
2 жыл бұрын
Orodoo quraanka so baro ku dheh intanad enginer noqon 🤣🤣🤣
Пікірлер: 142